Sign in to follow this  
Somalina

Mogadishu: The Somali high level consultative meeting

Recommended Posts

Somalina   

Talaado, September 06, 2011 (HOL) - Waxaa lasoo xiray shirkii wadatashiga dhinacyada Soomaalida ee ka socday Muqdisho, iyadoo ay khudbooyin kala duwan ka jeediyeen ergooyinkii ka socday beesha caalamka ee shirka goobjoogga ka ahaa iyo madaxweynaha Soomaaliya.

 

Mas'uuliyiinta khudbadaha jeedinaya oo ka kala socda safaaradaha dalalka Yurub ay ku leeyihiin Kenya iyo ururrada Jaamacadda Carabta, Midowga Afirka iyo Midowga Yurub ayaa waxay dhammaantood sheegeen in shirkU uu ahaa mid si wanaagsan u socday saddexdii maalmood ee la fadhiyay.

 

Wakiillada Midowga Yurub, IGAD, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta oo ku hadlayay afarka Soomaaliga, Ingiriiska iyo Carbiga ayaa waxay dhammaantood hoosta ka xariiqeen inay ku faraxsan yihiin shirka ayna taageerayaan qodobbada kasoo baxay.

 

Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo isaguna goobta ka hadlay ayaa sheegay in qodobbada shirka looga hadlay ay diyaar u yihiin dowlad ahaan inay fuliyaan, isagoo ka dalbaday maamullada shirka ka qaybgalay inay iyaguna fuliyaan wixii lagu heshiiyay.

 

Sheekh Shariif, wuxuu ka dalbaday beesha caalamka inay gacan ku siiyaan DKMG ah sidii ay u fulin lahayd heshiiska lagu gaaray shirka muddada 12-ka bilood ah ee soo socota, isagoo sheegay in iyadoo aan cidna la xaman ay wanaagsan tahay in qof walba loo sheego wixii ka qaldama.

 

"Dalka sidii looga gubin lahaa marxaladda uu ku jiro waa in si wadajir loo wajaho. Waayo fashilkii hore waxaa keeni jiray shaki iyo iyadoo aan la heli jirin imkaaniyaadkii howsha lagu fulin lahaa," ayuu yiri Shariif, isagoo sheegay in dunida looga baahan yahay inay kaalinteeda ka qaadato fulinta qodobbada lagu heshiiyay.

 

Madaxweyne Shariif wuxuu sheegay in nabadda Muqdisho ay guusheeda leeyihiin dalal is-xilqaamay, isagoo intaas ku daray in dalalka caalamka ay u soo raraan Muqdisho safaaradahooda maadama ay nabaddu sidii hore ka wanaagsan tahay.

 

Ugu dambeyn, Sheekh Shariif oo ka hadlay gargaarka bani'aadamnimo ee loo fidiyay shacabka Soomaaliyeed ayaa si gaar ah ugu mahad-celiyay dalalka Jabuuti iyo Turkey oo uu sheegay in madaxdooda ay Muqdihso u yimaadeen sidii ay u arki lahaayeen shacabka Soomaaliyeed ee dhibaateysan.

 

Khudbadaha ayaa waxaa qaybinayay ergayga gaarka ah ee xoghayaha guud uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya dajire Augustine Mahiga. Inkastoo shirka uu mar hakad galay kaddib markii la isla garan waayay tirada ay noqonayaan xubnaha baarlamaanka Somalia

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Shirka wada tashiga Arrimaha Soomaaliya ayaa goor dhow oo galabta ah la soo gaba gabeeyay, iyadoo gaba gabadii shirka uu khudbad ka jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

 

Dhamaan xubnaha ergooyinka, Madaxda Dowladda iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa shir jaraa'id oo wada jir ah qabtay, iyagoo goobta ku saxiixay war murtiyeedka shirka laga soo saaray.

 

Madaxweyne Shariif ayaa ka hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Xaaladaha abaaraha, Amniga iyo sidii Beesha Caalamka ay u dar dar gelin laheyd taageerdeeda Soomaaliya.

 

Inkastoo shir gaar ah oo ay lahaayeen Madaxda Dowladda iyo Wakiilada Beesha Caalamka uu hogaaminayay Agoustine Mahiga looga hadlay caqabadii markii hore soo wajahay gunaanadka shirka ayaa hadana waxaa shirka laga sheegay in la isku afgartay war murtiyeedkii la soo saaray.

 

Ergeyga Qaramada Midoobey Arrimaha Soomaaliya Agoustine Mahiga ayaa khudbad ka jeediyay, waxaa uu uga mahad celiyay sida ay u dhabar adeegeen ergooyinka shirka ka qeyb galay mudadii saddexda maalmood.

 

Afarta qodob ee looga dooday shirka ee kala ahaa Ammaanka, Dib u Heshiisiinta, Dastuurka iyo Dowlad wanaaga ay ahaayeen kuwo gudiyada loo xilsaaray ka soo tala bixiyeen, iyagoo soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay ka soo doodeen.

 

Qodobada ay ka mid ahaayeen Ammaanka, Dib u Heshiisiinta, Dastuurka iyo Dowladda wanaaga oo ahaa kuwo afarta gudi ay si weyn uga doodeen, ayaa hadana marka loo eego isu soo dhowaanshahooda waxay isaga raaceen dhinaca Dastuurka, oo gebi ahaanba ay sheegeen in meesha laga saaro qabyo qoraalka dastuurka.

 

Sidoo kale qodobka dhinaca Ammaanka oo isna ahaa mid xasaasi ah ayaa Gudiga u hadlay Ammaanka Mustaf Dhuxulow uu soo jeediyay AMISOM la geeyo Gobolada Puntland iyo Galmudug, sida Galkacyo oo kale oo labada maamul ay degaan sidoo kale tababarada Ciidamada ayuu xusay in laga qeyb geliyo Ciidamada labada dhinac, waxaa uu kaloo sheegay in Gobolada Shabaab la geeyo AMISOM, sida Kismaayo.

 

Caqabadaha soo wajahay shirka gaba gabadiisa ayaa ahaa mid ka timid dhinaca Puntland kadib markii ay codsadeen in dib u habeynta lagu sameynayo Baarlamaanka habka lagu soo xulayo ay noqoto mid deegaan ama gobol lagu kala xulo ayaa taas waxaa diiday ergooyinka kale.

 

Ma jirto ilaa iyo hada war murtiyeed rasmi ah oo saxaafada loo qeybiyay, waxaase lagu heshiiyay dhamaan war murtiyeedka shirka laga soo saaray ee afarta gudi ay maalmahan ka munaaqashoonayeen.

 

Dowladda KMG ayaa waxaa u saxiixay Ra'iisul Wasaaraha, halka Puntland uu u saxiixay Wasiirka Waxbarashada Cabdi Saciid Faarax, sidoo kale dhanka Ahlusuna ayaa waxaa saxiixay Khaliif C/qaadir, halka Galmudug uu wasiirka qorsheynta u saxiixay, Qaramada Midoobey ayaa waxaa u saxiixay Mahiga, iyo dhinacyada kale ee Wakiilada Beesha Caalamka ayaa iyana saxiixay.

 

Wali ma cada waxyaabaha lagu qeexay war murtiyeedka ka soo baxay shirka, iyadoo ilaa saaka ay muuqdeen kala aragti duwanaan iyo is mari waa xoog leh oo ku aadaneyd arrinta dib u habeynta Baarlamaanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

CONSULTATIVE MEETING ON ENDING THE TRANSITION IN SOMALIA

 

Statement on Adoption of the Roadmap

Mogadishu, 6 September 2011

 

1. The first Consultative Meeting on Ending the Transition was held in Mogadishu from 4 to 6 September 2011.

 

2.[/b] The Meeting was addressed by H.E. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, President of the Transitional Federal Government (TFG), Hon. Sharif Hassan Sheikh Adan, Speaker of the Transitional Federal Parliament (TFP), H.E Abdiweli Mohamed Ali, Prime Minister of the TFG, Abdirahman Mohamed Mohamud, President of the Puntland State of Somalia, Mohamed Ahmed Alin, President of the Galmudug State of Somalia, and Hon. Wafula Wamunyinyi, Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission. The Meeting was facilitated by Augustine P. Mahiga, Special Representative of United Nations Secretary-General.

 

3. Delegates included members of the TFIs, Puntland State of Somalia, Galmudug State of Somalia and Ahlu Sunna Wal Jama’a. Approximately three dozen stakeholders from the international community also participated in the proceedings, including: regional organisations, namely: European Union, Inter-Governmental Authority on Development, League of Arab States and Organisation of the Islamic Conference.

 

4. A special session on the humanitarian crisis and ongoing drought was held, during which the UN Humanitarian Coordinator, Mr. Mark Bowden briefed participants.

 

5. The Meeting considered four priority tasks for ending the Transition before 20 August 2012, namely: Security, Constitution, Reconciliation and Good Governance and adopted the Roadmap outlined in Annex 1 and, agreed to the following principles for its implementation:

 

• Somali Ownership: The TFG shall lead the process of the implementation of the Roadmap, working with TFP, regional entities, and all sectors of society, including women, business community, religious leaders, elders and youth.

 

• Inclusivity and Participation: The implementation of the priority tasks in the Roadmap shall be inclusive with participation of the TFG, TFP, Puntland State of Somalia, Galmudug, ASWJ and Civil Society.

 

• Resources: The TFIs and the international community undertake to provide timely support for the implementation of the Roadmap in line with a Resource Mobilization Plan with milestones which shall be agreed within 21 days. Financial support by the international community shall be on a results basis and contingent upon the implementation of the priority tasks in the Roadmap.

 

• In view of the limited time and resources, the TFIs and international community should, to the extent possible, hold meetings inside Somalia to allow the TFIs to devote more time to the implementation of the Roadmap.

 

• Monitoring and Compliance: The implementation of the Roadmap shall be monitored on a continuous basis and appropriate measures taken to ensure compliance with the benchmarks and timelines in accordance with the Kampala Accord.

 

6. Within 14 days a Technical Committee composed of the TFIs, regional entities, ASWJ, and regional organisations including: (IGAD, EAC, AU, AMISOM, League of Arab States, EU and UN shall be formed to facilitate cooperation and collaboration among the Somali parties and with its international partners to implement the Roadmap. The Committee shall work from Mogadishu.

 

7. Finally, the Meeting expressed gratitude to AMISOM and troop contributing countries namely, Uganda and Burundi, and Somali forces for the sacrifices they continue to make to advance the cause to peace and stability in Somalia.

 

Signed on this day, 6 September 2011, in Mogadishu, Somalia

 

................................................

 

H.E Abdiweli Mohamed Ali,

Prime Minister of the TFG,

 

................................................

 

................................................

 

................................................

 

Abdi Farah Saeed,

 

Minister of Education, Puntland State of Somalia Mohamed Ali-Nur Hagi,

 

Minister of Int. Cooperation, Galmudug Khalif Abdulkadir Moalin Noor

 

Head of the Delegation, ASWJ

................................................

Augustine P. Mahiga,

SRSG

................................................ ................................................ ................................................

Hon. Wafula Wamunyinyi,

DSRCC Mohamed Said Omar,

Senior Governance & Policy Advisor IGAD Mohamed Idris,

Head of League of Arab States Mission in Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Daabaco | Print | Faafin: SomaliTalk.com: Tuesday, September 6, 2011 // u Jawaab

Waxaa Goor dhow lagu soo gabagabeeyey Xerada Xalane Shirkii wadatashiga Soomaaliyeed oo Sadex maalmood ka socdey Magaalada Muqdisho waxaana Xiritaankii kulanka ka Hadley madax fara badan oo isugu jirey Xulkuumada , Baarlamaanka iyo Qaar ka mid ah Ururadad Caalamiga ah iyo Dowladaha Daneeya Arimaha Soomaaliya

Madaxweyne Shiikh Sahriif oo ka Hadley Gabagabadii kulankaas ayaa sheegey in shacabka soomaaliyeed looga fadhiyo in ay fuliyaan qodobadii ka soo baxay kulanka maadaama ay hore u dhicisoobeen kulamo hore oo ay isgu yimaadeen Shacabka Soomaaliyed kuwaas oo uu sheegey in ay ku baxeen dhaqaale fara badan

“Fulinta Go’aamada ka soo baxay kulanaka waxaa looga fadhiyaa intii saxiixdey shirkaa waayo kuwii hore waxay u burbureen Shaki fara badan oo soo dhexgaley Xubnihii hore ugu heshiiyey marka qodobada ka soo baxay kulankaan waxaa looga bixi karaa iyadoo si wadajir ah loo wajaho ama loo fuliyo wixii lagu heshiiyey”ayuu yiri Madaxweyne Shiikh Shariif oo intaa raaciyey

Madaxawene Shiikh Shariif wuxuu ugu baaqey beesha caalamka in ay garab istaagaan sidii uu u dhaqan geli lahaa qodobadii lagu heshiiyey shirkaa isoo ku adkeeyey Beesha caalamka in ay si wanaagsan u dhameystiraan Qodobada lagu heshiiyey si soomaaliya u hesho Dowlad loo dhan yahay,

Intii uu socdey shirka ayaa waxaa ku yimid Hakad ka dib markii la isku afgana waayey Tirada Xubnaha ka mid noqonaaa Golaha Baarlamaanka iyo qaabka loo dooranayo Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa hase ysshe waxaa is marin waagaan looga gudbay markii la magacaabey Xubno isugu jirey Soomaali . Qaramada Midoobey , Midowga Afrika , Igad Jaamacadda Carabta , kuwaas oo ka soo baaraan degi doona waxyaabaha ka dhiman shirka Wadatashiga iyo sida ay ula socon doonaan hergelinta qodobadii lagu heshiiyey

 

Qodobadii lagu heshiiyey waxaa Dowladda KMG saxiixay Ra’iisul Wasaaraha, halka Puntland uu u saxiixay Wasiirka Waxbarashada Cabdi Saciid Faarax, sidoo kale dhanka Ahlusuna ayaa waxaa saxiixay Khaliif C/qaadir Macalin Nuur , halka Galmudug uu wasiirka qorsheynta u saxiixay, Qaramada Midoobey ayaa waxaa u saxiixay Mahiga, iyo dhinacyada kale ee Wakiilada Beesha Caalamka ayaa iyana saxiixay

 

Dadka soomaaliyeed ayaa Su’aal ka keeney Shirka wadatashiga soomaaliyeed ka dib markii wixii Maamulo ahaa laga Casuumey Maamulada Puntland iyo Galmudug iyo Xubno ka socdey Xukuumada iyo Baarlamaanka “Waxaa ka yaab leh in Somaali oo dhan laga soo xusho lama Maamul waayo labadaas Maamul waxay ka mid yihiin Xukumaada iyo Baarlamaanka marka waxaan garan waayey Cidda sidaa u maareysey “ayuu yiri Cismaan Afrax oo sheegey in shirkaan in uu Jahwareeriyey ergeyga gaarka ee soomaaliya Mahiga isago sheegey in aysan wax natiijo ah ah ay ka soo bixi doonin shirkaan

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk

E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.u

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

ANNEX 1: SOMALIA END OF TRANSITION ROADMAP

 

Benchmark 1: Security – (a) Improved Security in Mogadishu and the rest of Somalia

Key Tasks and Timeline Responsibility Resources Compliance

(a) An inclusive JSC through bi-monthly meetings in Mogadishu to address key security issues and challenges facing Somalia;

(b) National Security and Stabilization Plan (NSSP) approved and being implemented by 19 October 2011.

 

Over the next 12 months implement the following priority areas:

(I) Establishment of basic administrative structures and extending maintenance of law and order in areas which have recently come under TFG control and ensure that Somali regional forces being included within NSSP remit;

(II) Enhanced TFG integration and coordination role in co-opting local militia under its authority;

(III) Regional/District Security Committees for coordinating/facilitating civilian security, law and order established;

(IV) Disengaging fighters / Defectors / Surrendees program being implemented;

(V) Prevention of the presence of children in the armed forces;

(VI) Efforts being made on protection of civilians from all armed violence, adherence to international Humanitarian Law and Human Rights Law ---JSC; Ministers: Defense, Interior and National Security, Finance, Planning and Heads of National Security Agencies, Observer status -Puntland State of Somalia, Galmudug State of Somalia, ASWJ)

 

---TFP: Speaker and Parliamentary Committee on Security; JSC, regional entities including ASWJ

--Heads of National Security Agencies;

--UN, AU, IGAD and key member states involved in supporting Security Sector Development

----JSC Secretariat; Meeting Schedule; Office Space;

---Secretariat Staff;

---Budget;

---Funding;

---Workplan

--Senior Security Experts

---Trainings

*** (2 day) JSC structured meetings expanded to include regional entities and ASWJ.

**Disseminate National Security Stabilization Plan with regional entities before adoption;

***Basic administrative structures;

***Inclusion of Somali regional forces within NSSP remit;

***Integration and coordination of local militia

***District and Security Committees;

***Defector program;

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Benchmark 1: Security – (b) Effective maritime security and counter piracy policy and strategy

 

Key Tasks and Timeline Responsibility Resources Compliance

(a) Effective maritime security and counter piracy policy and legislation in conjunction with regional entities including Puntland State of Somalia and Somaliland established by 20 January 2012; to prevent piracy and protect Somalia natural resources. In particular:

(I) EEZ declared by 19 December 2011;

(II) Appoint a Counter Piracy Coordinator under a designated Minister by 19 December 2011;

(III) Establish Somali Maritime Police Force/Coastguard(s)/Coastal monitoring capability, coordinated with land police force(s);

(IV) Agreed maritime security strategy with the regions and other governments including through Kampala Process by March 2012

(V) Develop programmes for anti-piracy community engagement and linked coastal economic projects by 20 December 2011 and begin implementation by 20 March 2012

(VI) Build capacity to prosecute, try and imprison piracy and maritime law case by 18 May 2012;

(VII) Enact Anti-Piracy Legislation by 18 May 2012 --Min of Fisheries, Min of Transport and Ports, Min of Interior and National Security, Somali Mission to UN, AU, IGAD, regional entities including ASWJ

---Prime Minister special envoy for EEZ issues ---Kampala Process, Secure funding, Resources Mobilization

---Contact Group on Piracy of the Coast of Somalia implementation;

--Counter Maritime Piracy Legislation, agreement between TFG and other administrations

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Benchmark 2: Constitution - (a) the Draft Constitution finalized for adoption

 

Key Tasks and Timeline Responsibility Resources Compliance

(a) TFG policy decision on how to proceed with the constitutional process by 19 September 2011.

(b) Committee of Somali Experts (maximum 9 persons including up to 4 women) appointed by 19 September 2011 to support the preparation of Draft Constitution;

© Begin Consultations with Stakeholders on Federalism and Decentralized System of Administration and other contentious issues by 19 October 2011;

(d) Stakeholders Consultative Meetings to discuss Federalism and Decentralized System of Administration and resolution of other contentious issues by 19 November 2011;

(e) Transitional Federal Charter amended by 19 December 2011 to enable the constitutional process to proceed;

(f) Stakeholders Report on Federalism and Decentralized System of Administration and resolution of contentious issues completed by 30 December 2011;

(g) Draft Constitution published by 20 January 2012; and Stakeholders Consultative Meetings held by 20 March 2012 to validate Draft Constitution; Final Draft Constitution published by 18 May 2012; --Prime Minister, Minister for Constitution,

--Prime Minister and Minister for Constitution; Speaker, in consultation with all Stakeholders

--IFCC, and Committee of Experts,

--Technical Committee, Committee of Experts, SRSG

--Speaker, Minister for Constitution, and PCC, IFCC, Committee of Experts

--IFCC, Committee of Experts,

 

 

--As above --IFCC and Committee of Somali Expert Secretariat

--External Experts and Support Staff; Funding, International Experts, Trainings, Capacity Building

--Budget and Work plan

--Focus Group Discussions

--Draft Amendments

--Civic Education

--Public Information

---Capacity Building

--Publication and Dissemination of Report **Progress report

**Committee of Expert appointed

**Stakeholders Report and Resolutions

**Thematic and Stakeholders Consultation Meetings,

**Charter Amended

**Stakeholders Consultation Report

**Draft Constitution

**Stakeholder Meeting

**Final Draft Constitution

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Benchmark 2: Constitution - (b) the Draft Constitution adopted

 

Key Tasks and Timeline Responsibility Resources Compliance

(a) Appoint Joint Committee (TFG, TFP, Regional Administrations, Experts, CSO representatives – Maximum 15 persons including 5 women) by 19 September 2011; to undertake preparation for adoption of the Draft Constitution;

(b) Preparatory Plan and Report for provisional adoption of the Draft Constitution completed by 15 November 2011;

© High Level Consultative Meeting to discuss the process for federating Somalia through development of the State Governments, Regional and District Administrations held by 19 October 2011 the Meeting should also agree on Preparatory Plan for provisional adoption of the Draft Constitution;

(d) Begin the preparation for provisional adoption of the Draft Constitution by 20 January 2012;

(e) Preparation for provisional adoption of the Draft Constitution completed by 19 April 2012;

(f) Begin provisional adoption process for the Draft Constitution by 20 April 2012; Draft Constitution to be adopted by 1 July 2012;

(g) Constitutional Referendum held in accordance with the provisions of the New Constitution ---President, Speaker, Prime Minister in consultation with all Stakeholders

---Joint Committee

---President, Prime Minister, Speaker, Regional Administrations, Technical Committee CSO, IFCC,SRSG

---Speaker, Minister for Constitution, Joint Committee, PCC, , Technical Committee

---Joint Committee, Technical Committee, IFCC

--Modalities for adoption

--Reformed Parliament, Technical Committee, IMG, ---ToR for Joint Committee, Budget, Work plan, International Experts, Secretariat, Resource Mobilization, Training

---Dissemination

---Stakeholders Meeting Budget and Planning Process

---Joint Report, Stakeholders Agreement, Draft Amendment,

--Dates and sequencing of elections

---Preparatory Plan

--Election Plan and Oversight Mechanisms ***Joint Committee appointed

 

***Report of the Joint Committee

***Stakeholders Meeting facilitated by SRSG held

***Stakeholders agreement on reform and the modalities for adoption of draft constitution

***Reformed Parliament

***Preparation Plan

***Draft Constitution Adopted and Elections

 

Benchmark 2: Constitution : © Parliamentary Reform

 

Key Tasks and Timeline Responsibility Resources Compliance

(a) Progress Report on Reform of Parliament by Parliamentary Committee on Reform by 19 September 2011; the Committee to Recommend immediate reforms aimed at making TFP effective to implement the Roadmap;

(b) Reform of TFP to begin by 19 September 2011 and completed by 19 November 2011;

© Appoint Joint Committee (TFG, TFP, Regional Administrations, Civil Society and Experts - not more than 15 persons including 5 women) by 19 September 2011 to consult and prepare recommendations and modalities for establishing a new Federal Parliament under a new Federal Constitution. The size and criteria of the new Parliament shall be determined by the Constituent Assembly. All Federal States must be based on the Transitional Federal Charter. The Government shall encourage the formation of new Federal States based on the TFC

(d) Report of the Joint Committee on establishment of a new Federal Parliament under new Federal Constitution ready by 19 November 2011,

(e) Stakeholders Consultative Meeting held by 19 November 2011 to agree on establishment of a new Federal Parliament under new Federal Constitution;

(f) Stakeholders Agreement on establishment of new Federal Parliament under new Federal Constitution included in the Draft Constitution by 20 January 2012; --Speaker, TFP Reform Committee;

 

---Speaker and TFP Reform Committee

----TFG, TFP, Regional Administrations and Technical Committee,

 

--Joint Committee,

 

---Joint Committee, TFG, TFP, Regional Administrations and Technical Committee, AU, IGAD

---SRSG ---Appointment Letter, Terms of Reference of the Joint Committee, Parliamentary Experts, Workshop Work plan, and Budget

---Technical Committee

 

*** Recommendations for Reforms

 

*** Reforms to Implement the Roadmap

***Joint Committee Appointed

***Report of the Joint Committee

***Stakeholders Meeting

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

***Stakeholders Agreement and Report included in Draft Constitution

Benchmark 2: Constitution (d) Elections and Constitutional Referendum

 

Key Tasks and Timeline Responsibility Resources Compliance

(a) Enact legislative framework for the Interim Electoral Commission

(b) Appoint Competent Members of an Interim Independent Electoral Commission (maximum 9 persons and up to 4 women) by 19 September 2011; to undertake preparations for elections

© Prepare guidelines for elections and/or selection of Members of Parliament, State and Regional, and District/Local Administrations, the nomination of candidates, the registration of citizens as voters, the conduct of elections and referendum, the regulation and supervision of elections by 20 December 2011

(d) Enact legislation on Elections including the formation and registration of Political Parties by 30 December 2011;

(e) Prepare plans for Elections and/or Selection/Nomination for Members of Parliament, District/Local Administrations, Registration of Political Parties, Registration of Voters, Voter Education, Civic Education by 20 January 2012; preparations plan to be ready by 20 May 2012;

(f) Begin the Selection/Nomination for Members of Federal Parliament, District/Local Administrations by 20 May 2012; and complete the process by 20 June 2012;

(g) Undertake Elections (direct or indirect) for Members of Parliament, and District/Local Administrations, and President by 20 August 2012 ---Speaker, TFP, Minister for Constitution

--President, Speaker, Prime Minister in consultation with all Stakeholders

---Interim Independent Electoral Commission;

---Speaker, Prime Minister, TFP,

---Interim Independent Electoral Commission; Minister for Interior and National Security; and UN, AU, IGAD

---As above

---Interim Independent Electoral Commission, Puntland State of Somali, UN, AU, IGAD ---Appointment Letter, Members of the Commission; Committees, Workshop Work plan, and Budget

--- *** Members of Interim Independent Electoral Commission appointed

***Guidelines Prepared

***Legislation on Elections and Political Parties

 

***Elections Plans and Political Parties Formed

***Selection and Nomination for MPs

 

***Elections (direct or indirect)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Benchmark 3: Political Outreach and Reconciliation

Key Tasks and Timeline Responsibility Resources Compliance

(a) Convene High Level Committee Meeting by 19 September 2011 to implement reconciliation with regional entities including ASWJ based on previous agreements and thereafter initiate dialogues and engagement with other groups in Somalia (regional entities should be based on TFC)

(b) TFG in consultation with regional entities including ASWJ to prepare National Reconciliation Plan including resolving inter-clan disputes, inclusive outreach strategy to be approved by parliament by 1 October 2011.

© Reform, Revitalize National Reconciliation Commission by 1 October 2011

(d) Support regional entities including ASWJ to coordinate and support local level reconciliation and peace building initiatives across the country by 19 November 2011;

(e) Subject to security visit all regions under the TFG and allied regional entities by 19 November 2011; and/or establish the modalities for supporting and working/establishing local administrations;

(f) Activate the existing Peace Committees within regional entities and facilitate the establishment of new ones by 19 November er 2011 to facilitate local/grass roots reconciliation and peace building initiatives; --President, Speaker, Prime Minister, Council of Ministers, regional entities including ASWJ

 

---TFG, TFP,

--TFG, TFP, Minister for Constitution and Reconciliation, Minister for Interior and National Security, regional entities including ASWJ

--AS above-

--President, Prime Minister, Speaker

--High Level Meeting in Somalia

--Reconciliation Council, Secretariat, Office, Staff, Budget, Resource Mobilization, Work Plan

---District Peace and Security Committees, -Budget and Work plan, Coordination Mechanisms

-Regions and local administrations to visit, basic social service to population

--Resource Mobilization **High Level Committee meeting convened in Somalia--Reconciliation Council

**Report on District Peace and Security Committees established--Report number of regions and local administration visited, modalities for working with local administrations, basic services

**Modalities for working with local administrations being implemented

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Benchmark 4: Good Governance: (a)Transparency and Accountability

Key Tasks and Timeline Responsibility Resources Compliance

(a) Enhance mechanisms for greater coordination and information sharing between Somali and international development and humanitarian agencies by 19 September 2011;

(b) Enact legislation and implement measures by 19 October 2011 to fight corruption and abuse of public offices at all levels of government including (local and regional);

© Appoint Competent Members of an Interim Independent Anti-Corruption Commission (maximum 9 persons including 4 women) by 19 November 2011;

(d) Appoint a Competent Task Force by 19 December 2011 to prepare report of all TFG revenues, receipts and expenditures, airport taxes, landing fees, parking fees, over flight fees, port fees and charges including wharfage charges and fees, telecommunications and including from donors, etc; --Minister for Planning, Interior and National Security, Technical Committee

---Prime Minister, President TFP, TC

-Interim Anti-Corruption and Commission, Technical Committee, Minister for Justice

--Prime Minister, Minister for Finance, Planning, Trade

---Minister for Finance, Auditor General, Accountant General

---Prime Minister, Minister for Planning,

--Meeting with Aid Agencies to review coordination mechanism

--Team to undertake Analysis of all Receipts and Expenditures for all TFG Revenues and Income;

--Experts, Field Study – Audit Exercise, Capacity Building **Report on coordination and information sharing;

**Enhance coordination mechanisms;

***Interim ACC Members

***Measures and Impact on Corruption Report;

**Task Force Appointed

*** Task Force Report

***Fiscal Budget passed by Parliament

***Measures and Impact

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Benchmark 4: Good Governance (b)Public Finance Management

Key Tasks and Timeline Responsibility Resources Compliance

(a) Ensure that all government revenues are collected using official government documents and recorded according to the law and deposited to the Consolidated Fund at the Central Bank by 19 December 2011

(b) Comprehensive Report on all TFG Revenues and Expenditure completed by 20 January 2012;

© Review and update existing Civil Service Code/Law by 20 January 2012;

(d) Formulate and approve a National Fiscal Budget for the year 2011/2012 by 31 December 2011;

(e) Initiate the process to develop a National Development and Recovery Strategy by 20 February 2012 --Prime Minister, Minister for Finance, Planning, Trade , Interior

 

---Minister for Finance, Auditor General, Accountant General

 

---Prime Minister, Minister for Planning,

---Ministry of Finance National Civil Service Commission, Ministry of Labour,

----Minister for Finance --Meeting with Aid Agencies to review coordination mechanism

--Team to undertake Analysis of all Receipts and Expenditures for all TFG Revenues and Income;

--Experts, Field Study – Audit Exercise, Capacity Building ******Fiscal Budget passed by Parliament

***Measures and Impact Report on Appointment and Discipline of Public Servants

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this