Carafaat

SSC Conference Khaatumo2: The final part.

Recommended Posts

Liibaan   

Jacaylbaro;745617 wrote:
It didn't say that in London conference ........

You are wrong here... SSC Khaatumo #1 Conference in London was all about how can SSC People liberate their Capital Las Anod and their SSC region.

 

1. Unity and territorial integrity of Somalia...To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory...To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security...Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people...To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora...To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large.

 

SSC Khaatumo Conference #1 : Declaration of the Consultative Conference of SSC Diaspora

 

Guiding Principles

 

The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops our territory. The related issues of the extension of social services, of carrying out reconstruction projects and of the undertaking of development programs have also been discussed. The deliberations have uncovered the necessity of crafting of a common political framework and identification of appropriate administrative mechanisms for assuring peace and stability in our territory among us and our neighboring communities and in the wider Horn of Africa area.

 

The common political framework incorporates the enduring commitment to the principles of :

 

1. Unity and territorial integrity of Somalia

 

2.· Democratic self-governance and the abiding rights to resistance against aggression

 

3. Peaceful political dialogue in managing conflicts

 

4. Peaceful building, sinking the deep roots of stability and sustainable development

 

5. Good practices in self governance such as accountability and transparency

 

· Sustainable management of the ”commons” (grazing areas and water points) in accordance with the carrying capacity of the land and the curbing of desertification.

 

Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people.

 

 

 

The other Conference Recommendations and Conclusions are with regard to:

 

· To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora.

 

· To name a technical committee that will select the venue of the meeting, decide on the time and raise funds for the conference

 

· To hold the conference in one of the towns of SSC that meets the criteria set by the technical committee at the appropriate time preferably in the rainy season

 

· To fund the conference from the resources of the SSC people and to invite local and international media to cover the conference

 

· To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large.

 

· To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory.

 

· To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security

 

· To develop the SSC territories by focusing on rural sustainable livestock management, curb renewable natural resource degradation (Desertification and resource depletion), and develop water resources

 

· To develop the physical and social infrastructures such as airports, roads, schools and clinics etc.

 

· To develop the human resources of SSC through skills training, repatriation of qualified professionals, short term voluntary services and minimize the influx of the local communities

 

· To promote investments in SSC regions through potential sources of funds such as NGO's, contributions from local and diaspora communities and regional and international aid agencies

 

· To strengthen Nugal University including the research capabilities for conducting surveys and needs assessment

 

· To promote private sector development, specifically micro, small and medium enterprises

 

· To promote awareness through social networking and media outlets

 

 

 

Finally, we wish to inform the people of Sool, Sanag and Ayn that the efforts of the SSC diaspora are united and indivisible in order to attain liberty and development in our territories, and will endeavor to achieve the same for all the people inside Somalia. To this end, the SSC Diaspora Conference recommends the convening of an all-inclusive congress of SSC communities inside the country at the appropriate time and without delay.

 

 

100_5680.JPG

100_5602.JPG

IMG_0258.JPG

100_5521.JPG

100_5668.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Go’aamada Shirka Wadatashiga Beesha SSC (Af-Somali)

 

Go’aamada Shirka Wadatashiga SSC

 

Mabaadii’da (Guiding Principles)

 

Shirka Wadatashi Beesha SSC ee London 21-24/04/2011, waxaa udub dhexaad u ahaa arrimaha nabadaynta, nabadgelyada iyo kaalmada bini-aadnimo ee si xun u aafaysey shacabka ay ku habsadeen olole dagaal iyo abaaruhu ku gadaaman dhammaan dhulka ay degaan. Waxaa kaloo lagaga wada hadlay fidinta hawlaha mujtamaca, mashaariic dib-u-dhis iyo mashaariicda horumarineed.

 

Waxaa shirkaas ka soo baxay inay lagama maarmaan tahay in la farsameeyo helidda qaabka siyaasadeed iyo in la sameeyo hab lagu hubiyo nabadda, degnaanshaha dhulkeenna, jaarkeenna iyo geeska Afrika

 

Qaabka Siyaasadeed, waxaa ku jira in si adag loo qaato mabaadii’dan:

 

1. Midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliyeed

2. Dimoqradiyad iyo isku-xukun lagu fuliyo xuquuqda iska-caabinta gardarada ah

3. Wada hadal siyaasadeed oo ku salaysan nabad iyo xal-u-helidda khilaafaadka.

4. Dhisidda nabadda, in la taago xididada deganaanshaha iyo horumarinta waara

5. Ku-dhaqanka maamul wanaagga iyo xisaabtan (Accountability and transparency)

6. Maraynta meelaha la wadaago sida daaqa iyo ceelasha biyaha iyada oo loo eegayo tirada xoolaha iyo baaxadda dhulka(carrying capacity)qaadi karo iyo sidii loo yarayn lahaa xaalufka

 

Ismaamulkayagu wuxuu ka salsanyahay sida ay nooga go’antahay inaan go’aansano masiirkayaga. In aan dhiirigelino sida aan u abaarayno, loona maamuli lahaa khilaafaadka iyadoo loo marayo wadada nabadda iyo dhisida nabadaynta, si loo afjaro ciidanka dhulkayaga haysata sida tuulooyinka, magaalooyinka iyo miyigaba.

 

Mabaadii’dda kor ku xusan waxaa hagaya inay naga go’antahay iyo in aanan marnaba ogolayn in la haysto

 

Go’aamada iyo talo-soo-jeedinta ee shirka waa sidan hoos ku xusan:

 

1. In shir beesha leedahay lagu qabto dalka gudihiisa, loona qabto dhammaan shacabka SSC gudaha iyo dibedaba

2. In ma magacaabo guddi farsamo oo ka soo talo-bixiya

1. Goorta shirka la qabanyo

2. Goobta Shirka lagu qabanayo

3. Dhaqaalaha shirka ku baxay

3. In shirka lagu qabto magaalooyinka SSC mid ka mid ah, lagana heli karo dhammaan shuruudaha shirku u baahanyahay

4. In dhaqaalaha shirku ka yimaado beesha SSC ee gudaha iyo dibeddaba, laguna marti qaado dhammaan saxaafadda gudaha iyo dibedda si ay u tebiyaan wararka xaqiiqa ah ee shirka

5. In loo gudbiyo gudaha iyo bulshada caalamka in shacabka SSC ka go’antahay inay kula nooladaan nabadgelyada iyo deris wanaag kula noolaadaan jaarkooda iyo Geeska Africa

6. In shacabka SSC ka go’antahay inay xaq u leeyihiin inay ismaamulaan iskana caabiyaan haysashad dhulkooda

7. La mideeyo cudada iyo dhaqaalaha SSC si loo gaadho gaadho nabadgelyo iyo xasilooni

8. In la horumariyo dhulka SSC iyadoo xoog la saarayo bey’ada, daaqa iyo biyaha lana yareeyo xaalufka iyo nabaadguurka

9. In la horumariyo arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha sida madaarada, wadooyinka, waxbarshada iyo caafimaadka

10. In tayada dadka la hormariyo sida tababarada xirfadaha, dhiirigelinta soo noqoshada aqoonyahanka iyo in la yareeyo dadka ku soo qulqulaya magaalooyinka

11. In la dhiirigeliyo maalgashiga gobolada SSC, iyada oo la adeegsanayo Hay’adaha horumarinta Dhaqaale ka iminka dadka gudaha iyo qurbajoogta iyo Hay’adaha Deeqda Bixiya ee caalamiga ah

12. In la kobciyo Jaamacadda Nugaal sida cilmi baadhista, xog-ururinta iyo qiimaynta baahiyaha

13. In la koriyo ganacsiga gaarka horumarintiisa, gaar ahaan Ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah

14. In la koriyo feejignaanta iyo la isticmaalayo shabakadaha bulshada iyo saxaafadda (Facebook, Twitter).

 

Uga damabayn waxaan jeclahay inaan idiin sheegno shacabka SSC in qurbajoogtu midaysantahay oo aan la kala qaybin karin si ay u gaadhaan xoriyad, horumarin dhulkooda iyadoo ku dadaalaya inay taas wada gaadhsiiyaan dhammaan SSC iyo shacabka Soomaaliyeed. Qurbajoogta SSC waxay soo jedinaysaa qabashada shir loo dhanyahay oo ka dhaca dalka gudahiisa sida ugu dhakhsaha badan

 

SSC Khaatumo Conference #1 in London

 

IMG_0374.JPG

P4200390.JPG

IMG_0381.JPG

IMG_0378.JPG

IMG_0366.JPG

IMG_0368.JPG

IMG_0373.JPG

IMG_0370.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Mogadishu, Somalia: SSC Leaders meeting with TFG Leaders

 

SSC-Somalia.jpg

 

 

Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisal Wasaaraha iyo Wufuudii SSC ee Muqdisho.+Sawiro

 

 

 

 

Wafuudii SSC ee mudooyinkii udanbeyay ku sugnaa caasimada dalka soomaaliya ayaa waxaa y kulamo la qaateen madaxweynaha soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Ahmed iyo raysul wasaaraha soomaaliya Abdiwali Ali Gaas kulamadan ayaa ahaa kuwa albaabadu u xidhnaayeen walow ay qodabada ay ku heshiiyeen qarkood u soo ban dhigeen saxaafada..

 

Kolankan dhexmaray madaxda SSC ee ugu horeeyo Garaad Jaamac Garaad Cali iyo hoggaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Ahmed Lana yeesheen madaxweynaha soomaaliya iyo warysul wasaaraha ayaa waxaa uu ka tarjumayay xaalada maamulka SSC iyo tan maanta ay ku jiraan umada soomaaliyeed ee dhibaataysan sidoo looga saari lahaa,

 

Madaxa Warfaafinta SSC Cumar Jaamac Saleebaan ayaa warbaahinta u sheegay qodobada lagu heshiyey, Kuwaasoo uu ka xusay dhawr arimood.

 

 

 

 

 

* In la sameeyo xidhiidh ka dhaxeeya maamulka SSC iyo dawlada soomaaliya

* In maamulka SSC uu yahay maamulada ka jira soomaaliya loona aqoonsado maamul jira madaama u shaqeeyana

* In la isku xidho soomaaliya lana ilaaliyo dadka danaha gaarka ah wato ee doonaya in ay soomaaliya kala gooyaan

* In la ogaado in ay soomaaliya mid tahay dhaqan diin iyo dad ahaanba aanan loo baahneen umad kala qaybsan

 

Sidoo akle waxaa jira qodoba kale oo aan saxaafada loo bandhigin kuwaas oo khaas u ahaa Madaxda SSC ee uu Hogaaminayaay Garaadka Guud Ee Deegaanada SSC Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Ahmed Kaar waxaana kulankii uu ku dhamaaday farxad iyo is afgarasho wanaagsan.

 

DSC01369.jpg

Garaad Jama Garaad Cali iyo Madaxweyne Somalia Shariif

 

DSC01368.jpg

Garaad Jama Garaad Cali iyo Madaxweyne Somalia Shariif

 

DSC01221.jpg

Garaad Jama Garaad Cali iyo PM Abdiweli Mohamed Ali

 

 

DSC01370.jpg

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka SSC Sulieman Xaglatoosiye iyo Madaxweyne Somalia Shariif

 

DSC01226.jpg

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka SSC Sulieman Xaglatoosiye iyo PM Abdiweli Mohamed Ali

 

 

DSC01220.jpg

 

DSC012321.jpg

 

DSC013732.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laascaanood Oo Soo Dhoweeysey Gudida Qaban Qaabada Khaatumo2-

 

Lasanod Online. Monday, September 12, 2011

 

 

Laascaanood,(lasanod Online)- Dadweynaha ku nool magaalada Laascaanood ayaa maanta isugu soo baxay soo dhoweynta Gudida qaban qaabada Khaatumo2..

 

Iyagoo safnaa marka lagasoo bilaabo meesha loo yaqaan Dhidinka ilaa Kontroolka dhinaca Garoowe.

 

Shacabkan maanta soo dhoweeynayey wafdiga gudida ayan hore loo arag tiro intaas le'eg oo isu soo baxda, dadweyanhan ayaa ku dhawaaqayey eryo soo dhoweyn ah, waxayna ruxayeen caleemo qoyan iyo boodhadh iyo cankii Bluuga ee dalka Somalia.

 

Baabuurtii siday Wafdiga ayaa dadweynhu dhinacayda qabsadeen oo meel ay maraan waayey.. waxaana hadladii dadku ku dhawaaqayeen kamid ahaa " Maanta.. maanta .. maanta waa maalin weyne maanta".

 

Wafdiga waxaa lagu dejiyey guriga qasarka ah ee Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Ku yaala Magaalada Laascaanood. waxaana illa habeenimadii hor dhoobnaa boqolaal dadweyne oo damaashaad iyo ciyaaro halkaas ka qaadayey.

 

Soo dhoweyntan Maanta ka dhacday Lascaanood iyo dadkan kasoo qaybgalay ayaa lagu tilmaamay inay lamid tahay tii shacabkii reer Qaahira ka bilaabay kacdoonkii " Tahriir Square"..

 

Wararku waxay sheegayaan in dad badan oo maanta soo dhoweynayey gudida idhahooda lagu arkayey ilmo, farxad iyo ray reyn awgeed. tasoo ku tusaysa baahida shacabka u qabaan cid wax u qabata..

 

Wariyaha Lasanod Online ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa noo xaqijiiey in maamulka Magaalada ka taliya uusan ka qaybgelin wax faro gelina ku samayn soo dhoweynta gudida.

 

Dadweynaha reer laascaanood ayaa maanta muujiey sida ay diyaarka ugu yihiin wafdi ka socda SSC oo u wada xal sidii looga bixi laha dhibta haysata oo talo iyaga dhexdooda ka timaada mooyee cid usoo socotaa aysan jirin.

 

Lasanod Online waxay hadii Alla idmo dhowaan idinsoo tebin doontaa maqal iyo muuqaal sida gudida loogusoo dhoweeey Laascaanood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

If the Conference would be held in Lasanod, the whole point of an occupied Lasanod would be seen in another context and it would change the scope of the discussion and perspective that most people in the diaspora have.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Carafaat;745795 wrote:
If the Conference would be held in Lasanod, the whole point of an occupied Lasanod would be seen in another context and it would change the scope of the discussion and perspective that most people in the diaspora have.

Aa say kulathay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;745780 wrote:
Laascaanood Oo Soo Dhoweeysey Gudida Qaban Qaabada Khaatumo2-

 

Lasanod Online. Monday, September 12, 2011

 

 

Laascaanood,(lasanod Online)- Dadweynaha ku nool magaalada Laascaanood ayaa maanta isugu soo baxay soo dhoweynta Gudida qaban qaabada Khaatumo2..

 

Iyagoo safnaa marka lagasoo bilaabo meesha loo yaqaan Dhidinka ilaa Kontroolka dhinaca Garoowe.

 

Shacabkan maanta soo dhoweeynayey wafdiga gudida ayan hore loo arag tiro intaas le'eg oo isu soo baxda, dadweyanhan ayaa ku dhawaaqayey eryo soo dhoweyn ah, waxayna ruxayeen caleemo qoyan iyo boodhadh iyo cankii Bluuga ee dalka Somalia.

 

Baabuurtii siday Wafdiga ayaa dadweynhu dhinacayda qabsadeen oo meel ay maraan waayey.. waxaana hadladii dadku ku dhawaaqayeen kamid ahaa " Maanta.. maanta .. maanta waa maalin weyne maanta".

 

Wafdiga waxaa lagu dejiyey guriga qasarka ah ee Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo Ku yaala Magaalada Laascaanood. waxaana illa habeenimadii hor dhoobnaa boqolaal dadweyne oo damaashaad iyo ciyaaro halkaas ka qaadayey.

 

Soo dhoweyntan Maanta ka dhacday Lascaanood iyo dadkan kasoo qaybgalay ayaa lagu tilmaamay inay lamid tahay tii shacabkii reer Qaahira ka bilaabay kacdoonkii " Tahriir Square"..

 

Wararku waxay sheegayaan in dad badan oo maanta soo dhoweynayey gudida idhahooda lagu arkayey ilmo, farxad iyo ray reyn awgeed. tasoo ku tusaysa baahida shacabka u qabaan cid wax u qabata..

 

Wariyaha Lasanod Online ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa noo xaqijiiey in maamulka Magaalada ka taliya uusan ka qaybgelin wax faro gelina ku samayn soo dhoweynta gudida.

 

Dadweynaha reer laascaanood ayaa maanta muujiey sida ay diyaarka ugu yihiin wafdi ka socda SSC oo u wada xal sidii looga bixi laha dhibta haysata oo talo iyaga dhexdooda ka timaada mooyee cid usoo socotaa aysan jirin.

 

Lasanod Online waxay hadii Alla idmo dhowaan idinsoo tebin doontaa maqal iyo muuqaal sida gudida loogusoo dhoweeey Laascaanood.

DSC00316.jpg

 

13.jpg

 

 

4.jpg

 

gudoo.jpg

 

wacays.jpg

 

gaadhi.jpg

 

dumar.jpg

 

dddd.jpg

 

cadnan.jpg

 

51.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Jacaylbaro;745675 wrote:
Still ,, It didn't say "To liberate Lasanod" .... it talks about Somalia Unity

You are blind person, try again and read..... yes the declaration of Khaatumo #1 clearly said the liberation of Las Anod and All SSC Region must be the top priority

 

Read... "To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory...They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people"

 

 

SSC Khaatumo Conference #1 : Declaration of the Consultative Conference of SSC Diaspora

 

Guiding Principles

 

The declaration of the consultative Conference held in London on April 21-24, 2011 have been centered on the issues of peace, security, the provision of humanitarian assistance to those adversely affected by the war campaigns waged against our people and ravaging drought which envelops our territory. The related issues of the extension of social services, of carrying out reconstruction projects and of the undertaking of development programs have also been discussed. The deliberations have uncovered the necessity of crafting of a common political framework and identification of appropriate administrative mechanisms for assuring peace and stability in our territory among us and our neighboring communities and in the wider Horn of Africa area.

 

The common political framework incorporates the enduring commitment to the principles of :

 

1. Unity and territorial integrity of Somalia

 

2.· Democratic self-governance and the abiding rights to resistance against aggression

 

3. Peaceful political dialogue in managing conflicts

 

4. Peaceful building, sinking the deep roots of stability and sustainable development

 

5. Good practices in self governance such as accountability and transparency

 

· Sustainable management of the ”commons” (grazing areas and water points) in accordance with the carrying capacity of the land and the curbing of desertification.

 

Our commitment to these principles guide our strategy of self-governance and decide our own destiny. They motivate our embracing of conflict management through peaceful political dialogue and peace-building. They drive demand to end of the military occupation of our territories: towns, villages and country side. The above principles also guide our dedication to resistance and pursuit of liberty for our people.

 

 

 

The other Conference Recommendations and Conclusions are with regard to:

 

· To hold an all-inclusive conference inside the country for SSC people, both at home and Diaspora.

 

· To name a technical committee that will select the venue of the meeting, decide on the time and raise funds for the conference

 

· To hold the conference in one of the towns of SSC that meets the criteria set by the technical committee at the appropriate time preferably in the rainy season

 

· To fund the conference from the resources of the SSC people and to invite local and international media to cover the conference

 

· To convey to domestic and international communities the commitment and conviction of the SSC People to live in peaceful co-existence and harmony with the neighboring communities inside Somalia and in the Horn of Africa at large.

 

· To insist on the in alienable right of the SSC people for self-determination, to resist occupation, and to come up a visible plan to achieve the liberation of SSC territory.

 

· To unite the efforts and power of the SSC (economic and security) in order to achieve peace and sustainable security

 

· To develop the SSC territories by focusing on rural sustainable livestock management, curb renewable natural resource degradation (Desertification and resource depletion), and develop water resources

 

· To develop the physical and social infrastructures such as airports, roads, schools and clinics etc.

 

· To develop the human resources of SSC through skills training, repatriation of qualified professionals, short term voluntary services and minimize the influx of the local communities

 

· To promote investments in SSC regions through potential sources of funds such as NGO's, contributions from local and diaspora communities and regional and international aid agencies

 

· To strengthen Nugal University including the research capabilities for conducting surveys and needs assessment

 

· To promote private sector development, specifically micro, small and medium enterprises

 

· To promote awareness through social networking and media outlets

 

 

 

Finally, we wish to inform the people of Sool, Sanag and Ayn that the efforts of the SSC diaspora are united and indivisible in order to attain liberty and development in our territories, and will endeavor to achieve the same for all the people inside Somalia. To this end, the SSC Diaspora Conference recommends the convening of an all-inclusive congress of SSC communities inside the country at the appropriate time and without delay.

.......................

 

 

Go'aamadii Shirka SSC Khaatumo #1 " in aanan marnaba ogolayn in la haysto....si loo afjaro ciidanka dhulkayaga haysata sida tuulooyinka, magaalooyinka iyo miyigaba"

 

 

Go’aamada Shirka Wadatashiga Beesha SSC Khaatumo #1 ee London, UK (Af-Somali)

 

Go’aamada Shirka Wadatashiga SSC

 

Mabaadii’da (Guiding Principles)

 

Shirka Wadatashi Beesha SSC ee London 21-24/04/2011, waxaa udub dhexaad u ahaa arrimaha nabadaynta, nabadgelyada iyo kaalmada bini-aadnimo ee si xun u aafaysey shacabka ay ku habsadeen olole dagaal iyo abaaruhu ku gadaaman dhammaan dhulka ay degaan. Waxaa kaloo lagaga wada hadlay fidinta hawlaha mujtamaca, mashaariic dib-u-dhis iyo mashaariicda horumarineed.

 

Waxaa shirkaas ka soo baxay inay lagama maarmaan tahay in la farsameeyo helidda qaabka siyaasadeed iyo in la sameeyo hab lagu hubiyo nabadda, degnaanshaha dhulkeenna, jaarkeenna iyo geeska Afrika

 

Qaabka Siyaasadeed, waxaa ku jira in si adag loo qaato mabaadii’dan:

 

1. Midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliyeed

2. Dimoqradiyad iyo isku-xukun lagu fuliyo xuquuqda iska-caabinta gardarada ah

3. Wada hadal siyaasadeed oo ku salaysan nabad iyo xal-u-helidda khilaafaadka.

4. Dhisidda nabadda, in la taago xididada deganaanshaha iyo horumarinta waara

5. Ku-dhaqanka maamul wanaagga iyo xisaabtan (Accountability and transparency)

6. Maraynta meelaha la wadaago sida daaqa iyo ceelasha biyaha iyada oo loo eegayo tirada xoolaha iyo baaxadda dhulka(carrying capacity)qaadi karo iyo sidii loo yarayn lahaa xaalufka

 

Ismaamulkayagu wuxuu ka salsanyahay sida ay nooga go’antahay inaan go’aansano masiirkayaga. In aan dhiirigelino sida aan u abaarayno, loona maamuli lahaa khilaafaadka iyadoo loo marayo wadada nabadda iyo dhisida nabadaynta, si loo afjaro ciidanka dhulkayaga haysata sida tuulooyinka, magaalooyinka iyo miyigaba.

 

Mabaadii’dda kor ku xusan waxaa hagaya inay naga go’antahay iyo in aanan marnaba ogolayn in la haysto...In shacabka SSC ka go’antahay inay xaq u leeyihiin inay ismaamulaan iskana caabiyaan haysashad dhulkooda....La mideeyo cudada iyo dhaqaalaha SSC si loo gaadho gaadho nabadgelyo iyo xasilooni...Uga damabayn waxaan jeclahay inaan idiin sheegno shacabka SSC in qurbajoogtu midaysantahay oo aan la kala qaybin karin si ay u gaadhaan xoriyad, horumarin dhulkooda iyadoo ku dadaalaya inay taas wada gaadhsiiyaan dhammaan SSC iyo shacabka Soomaaliyeed.

 

Go’aamada iyo talo-soo-jeedinta ee shirka waa sidan hoos ku xusan:

 

1. In shir beesha leedahay lagu qabto dalka gudihiisa, loona qabto dhammaan shacabka SSC gudaha iyo dibedaba

2. In ma magacaabo guddi farsamo oo ka soo talo-bixiya

1. Goorta shirka la qabanyo

2. Goobta Shirka lagu qabanayo

3. Dhaqaalaha shirka ku baxay

3. In shirka lagu qabto magaalooyinka SSC mid ka mid ah, lagana heli karo dhammaan shuruudaha shirku u baahanyahay

4. In dhaqaalaha shirku ka yimaado beesha SSC ee gudaha iyo dibeddaba, laguna marti qaado dhammaan saxaafadda gudaha iyo dibedda si ay u tebiyaan wararka xaqiiqa ah ee shirka

5. In loo gudbiyo gudaha iyo bulshada caalamka in shacabka SSC ka go’antahay inay kula nooladaan nabadgelyada iyo deris wanaag kula noolaadaan jaarkooda iyo Geeska Africa

6. In shacabka SSC ka go’antahay inay xaq u leeyihiin inay ismaamulaan iskana caabiyaan haysashad dhulkooda

7. La mideeyo cudada iyo dhaqaalaha SSC si loo gaadho gaadho nabadgelyo iyo xasilooni

8. In la horumariyo dhulka SSC iyadoo xoog la saarayo bey’ada, daaqa iyo biyaha lana yareeyo xaalufka iyo nabaadguurka

9. In la horumariyo arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha sida madaarada, wadooyinka, waxbarshada iyo caafimaadka

10. In tayada dadka la hormariyo sida tababarada xirfadaha, dhiirigelinta soo noqoshada aqoonyahanka iyo in la yareeyo dadka ku soo qulqulaya magaalooyinka

11. In la dhiirigeliyo maalgashiga gobolada SSC, iyada oo la adeegsanayo Hay’adaha horumarinta Dhaqaale ka iminka dadka gudaha iyo qurbajoogta iyo Hay’adaha Deeqda Bixiya ee caalamiga ah

12. In la kobciyo Jaamacadda Nugaal sida cilmi baadhista, xog-ururinta iyo qiimaynta baahiyaha

13. In la koriyo ganacsiga gaarka horumarintiisa, gaar ahaan Ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah

14. In la koriyo feejignaanta iyo la isticmaalayo shabakadaha bulshada iyo saxaafadda (Facebook, Twitter).

 

Uga damabayn waxaan jeclahay inaan idiin sheegno shacabka SSC in qurbajoogtu midaysantahay oo aan la kala qaybin karin si ay u gaadhaan xoriyad, horumarin dhulkooda iyadoo ku dadaalaya inay taas wada gaadhsiiyaan dhammaan SSC iyo shacabka Soomaaliyeed. Qurbajoogta SSC waxay soo jedinaysaa qabashada shir loo dhanyahay oo ka dhaca dalka gudahiisa sida ugu dhakhsaha badan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Allow yaa reer oodeed iyo reer nugaaleed inta gogol u dhiga yaa is gacan galiya.

Allow yaa Puntland iyo Somaliland reerka shidada ay kula dhex jiraan *********** ka qabta.

Allow yaa Shirshooha inta yar ee laba-garaadleyaasha ah ee maalin ba xaafad sanuuda ka soo qaata ka dhex saara.

 

Khayr iyo nabad waarta yaan idin rajeynayaa awoowayaal. Dantu waa seeto ee waligiin danta ka hormariya nin-jecleysiga.

 

Bal warkan iga gudbiya oo waxa tiraahdaan SOL baa laga soo diray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.