Carafaat

SSC Conference Khaatumo2: The final part.

Recommended Posts

NGONGE   

^^ You do realise that SL, PL & TFG will be involved in this, don't you? :D

Ok, maybe not in their "official" capacities but since there are some in the SSC community who support these different entities, they will obviously try to forward their own agenda and argument in this meeting. Therefore, SL would not need to derail anything. This is good news and it all depends on the political and argumentative skills of each faction.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sure, these entities will be represented, a little bit more love is especially being felt for the TFG these days. The objective is to bring the whole community together, which is a lofty mission and an achievement if even half of those on the periphery join the rest under a tree.

 

One can only watch, wait and pray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Exactly as you said Val, this is important to everyone from this community including those in Las-anod. Insha'alah wax khayr qabaa ka soo bixi doona oo la isku raaco..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Majority of the ssc people are pro-somalia,so its obvious which direction the meeting will go.Hope others will respect the outcome.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ You're right ordinary people's desire is clear but the hurdle is politicians who have different interests. Hope these so called semi-politicians will have their sanity and have some common sense at last. I am not hopeful but at least real talk will happen and many people will have a chance to be heard.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdul;744722 wrote:
Majority of the ssc people are pro-somalia,so its obvious which direction the meeting will go.Hope others will respect the outcome.

That's not true actually majority of the Garaad Clan Support the republic of Somaliland they have chosen Somaliland an independent republic over puntand a semi autonomous region with in Somalia whom they share a common clan lineage with.Ask your self why?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;744841 wrote:
That's not true actually majority of the Garaad Clan Support the republic of Somaliland they have chosen Somaliland an independent republic over puntand a semi autonomous region with in Somalia whom they share a common clan lineage with.Ask your self why?

Ma waalidii aad beryahan ka soo caafimaadaad kugu soo noqotay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maya maha waali wa xaqiiqada dhabta Awoow., pudhlayn A khadarow Waxba idin ma hayso sabab wa mamuul yaro beeleysan oo ku filnayn reerka halka dega,, ssc na halkay martay waad aragtay Qaranimo wax ka wanaagsani ma jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Walee caawo saaxi matihid whatever you are on marba hadii aad tidhi waxaa facts ah in majority of SSC ppl support s/l.. If that is the case do you think with ur right mind if you ever got one Kalshaale disaster would ever happened.. War ileen belo waa tanoo kale.. XX waa kasii darayaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Warbixin: Xubnaha Guddida Qaban-qaabada Shirka Khaatumo2 Ma ka Badbaadeen Tabaha Cusub Ee Faroole, Qorshayaal Kale Oo Soo Ifbaxay Iyo Kulammadii Ay La Yeesheen Madax-dhaqameedka Garoowe?.

Written by Jidbaale.com

 

Tuesday, 06 September 2011 16:41

 

Tukoraq:(Jidbaale.com):-Dhawaan ayey ahayd markii warbixin dheelli-tiran, oo ahayd xog rasmi ah oo aan ka helnay xubno ka tirsan maamulka C/Raxmaan Faroole ay na siiyeen warbixin buuxda, taasoo ku saabsanayd Tabaha Cusub ee Faroole u degay Dhagareynta shirka ***********.

 

Maalinta warbixintaasi ku soo baxday Warbaahinat Horufadhi, oo u taagan midnimada beesha SSC iyo Soomaaliweynba waxay ahayd 31kii bishii hore, Maalin uun ka dib oo ku beegnayd 1dii bishan September waxaa Tukokoraq soo gaadhay Garaad Abshir Salaax Maxamed iyo Sulub Cali Gaas, oo sheegay inuu ka wakiil yahay Garaad Cali Buraale Xassan.

 

Maxay la Shir Yimaaddeen Garaadka Iyo Wakiilka Garaadku?

 

Sida ay noo xaqiijiyeen Xubno isugu jira dadka deggan Tukoraq iyo guddidii qaban-qaabada laftooda markii hadalku furmay, ayuu Garaad Abshir Salaax ka codsaday xubnaha in ay qeexan waxa sida dhabta ah ay ugu socdeen, cidda soo dirtay, cidday taageersan yihiin, oo weliba afka loogu dhuftay ''Haddaad SSC tihiin noo sheega''?.

 

Intaas ka dib ayaa xubnaha ka socda Jaalliyadaha ee qaban qaabinaya shirweynaha SSC ee Khaatum 2 ay sheegeen in ay u socdeen Dhul*****, isla markaana aysan cidna matelin, kana tirsanayn kooxaha Garoowe u adeega kuwa Hargeysa iyo xataa SSC, oo ay dhex-dhexaad ka yihiin Arrinta SSC ka dhex-taagan oo Khilafkaadka u dhexeeya hoggaamiyaha iyo Ku xigeenkiisa.

 

Waxay xubnuhu intaaas ku dareen in waxa keliya ee ay daneenayaan ay tahay in *********** Aayihihiisa ka tashado, danahiisana uu maamusho cid kalena uusan ka Amar qaadan. Markii inaas ay ku afceliyeen ayaa waxaa markale hadalka u baxay Garaad Abshir Salaax wuxuuna ku yidhi sidan ''Waad mahadsan tihiin Adeer, waana maqalnay hadalkiina, waxaana idin sheegayaa in aysan raggii kale idin soo socon, anigu ma hubo Garaad hadda soo socda oo idin imaanaya. Waxaanse idiin sheegaya in aan shirkan u arag wax xun ee aanan ka hordegin''. Waxaan idinka codsanayaa inaad Garoowe noo raacdaan, oo aad la soo kulantaan Madaxweynaha".

 

Garaadka ayaa markuu hadalkiisi ku afxidhay Garoowe noo raaca, ayaa waxaa u jawaabay xubin ka mid ah guddida, wuxuna si qaboow ugu sheegay "In aysan u socon carro Mj******, ee loo soo diray Carro Dhul*******. Garaad annaga nalooma soo dirin Dhulka Maj**** ee walalaheen ah, waxa aan u soconaa waa dhulka SSC, waana tegynaa ilaa Jiidali, nagana raalli ahoow, oo sabab aan u aadno Garoowe ma taalo".

 

Maxaa dhacay Maalinimadii Jimcihii oo ku beegnayd 2 September?

 

Waxaa Tukoraq soo gaadhay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, oo ka soo kicitimay magaalada Garoowe, Garaadka ayaa sidey farriin fulineed ahayd shirkii madaxtooyada Garoowe lagaga heshiiyey ee ahayd sidii loo afduubi lahaa shirka.

 

Garaadku markuu yimid ee war laga kala qaatay, isla markaana la bar-baray ragga inta badan oo qurbaha ka yimid ayuu hadalka u baxay. ''Adeer haddii aad timaaddeen, oo aad waddanka aragteen waad fiican tihiin, belana ma waddaan baan filayaa, adeer shirkanna waan soo dhaweynayaa, haddii taladiisa la isla oggol yahay". "Shirkan anaa dhigaya gogoshiisa, waxaan diyaar u ahay inaan Qarashkiisa iyo waxii ku baxayaba dhigo magaalada Taleex, oo ah meel aan kafaalo qaadi karo si kastaba '''. Erayadaas waxaa yidhi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.

 

Garaadka oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi "Dadkan in badan baa la wareershaye waxaan idin sheegaya shirkan dawladda ayaa inaga caawin doonta, waa Puntland'e. Waxaan kaloo idin sheegaya anigu marnaba ma diidani xoreyn, ee aan shirka uga hadalmo".

 

Sida aan warbixintii 31kii Agust, ku sharraxnay waxaa jirey Madax-dhaqameed la isla qaatay inuu shirka Marti geliyo, isla markaana uu meesha iyo goortaba sheego, ayadoo Ergooyinka Isimada Garoowe xuli doonaan. Markii aan warbixinta qoreynay xubinta shirka fadhidey wuxuu kala Garan waayey labo Madax-dhaqameed ka la adeegsaday ama loo xilsaaray gogosha. Labadaas oo kala ahaa Ugaas Cabdullaahi Ciise iyo Garaad Saleebaan, waana taas arrinta keentay in aan la xusin Magac aan weli la hubsan.

 

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa noqday madax-dhaqameedka loo adeegsaday afduubka shirka. Arrinta fajacisada noqotay ayaa ahayd marka xubnihii Qaban-qaabada, oo aan waayadan meel Internet leh gelin ay ku dhaceen dabkii Faroole, isla markaana si KMG ah u yeeleen, una sheegen in ay Garaadka gogoshiisa waafaqeen, ayagoon ogoyn dabinka ka danbeeya iyo hawlaha laga lee yahay. Garanna waayey nimankii hadda idinku lahaa Garoowe noo raaca ma waxaad yeelaysaan Gogoshooda?. Warbixintii Hore halkan ka Akhriso

 

Waxyaalo Is Beddelay?

 

Haddaba markii Garaad Saleebaan uu ku laabtay Garoowe, isla markaaana xubnihii qaban-qaabadu ay sii wateen socdaalkoodii ayey gaadheen magaalada taariikhiga ah ee Taleex. Halkaas waxay kala kulmeen soo dhaweyn heer sare ah, Dhul******* iyo weliba waxyaalo kale oo aysan fileyn.

 

Magaalada Awrboogays lafteeda ayaa looga gacan haadiyey ka hor inta aysan kaba tegin Tukoraq, waxaana waxgaradkii, Culimadii iyo dhalintii reer Awrboogays, ay si Kal iyo Laab ah u sheegeen in ay gogosha dhigayaan, soo dhaweynayaan isla markaana diyaar u yihiin.

 

Arintaas ayaa waxay keentay walaac hor leh, oo ku dhashay qolyihii Garoowe ee ka koobnaa Madax-dhaqameedkii, Faroole iyo Aaranjaankii. Waxayna hadda wadaan qaban-qaabo ay ku beddelayaan shirka gogoshiisa, ayagoo markale soo diraya Garaad Saleebaan Garaad Maxamed. Wuxuuna Garaadku markan keenayaa shirkii waxaan u beddelay Sarmaanyo, maadama Taleex tolnimo laga soo sheegay. !!

 

War uu nasiiyey mid ka mid ah dadka Carruurta ka biisha Garoowe, hase yeeshee sida uu sheegay u adkaysan la' mu'aamaradahan wuxuu sheegay in Garaadku uu ku sugi doono guddida magaalada Tukoraq, oo marka ay ka soo noqdaan Nugaal godan, uu hor dhigi doono fikirkan, asagoo rajeynaya in laga qaadan doono, maadama kii hore ayadoon lagu margan la qaatay.

 

Waxaase su'aashu tahay xubnahan dhawr iyo tobanka ah, oo hadda wax kasta ka dheregsan sida ay yeeli doonaan. Inkastoo ay ilaaween in ay yihiin ergo Dhul*****, oo aysan go'aan lahaayn.

 

Wararkale oo ku saabsan Mu'aamarahada kala soco wararkeena danbe insha Allaah.

 

 

Abdulsalaan Cartan.

 

Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Interesting article.

 

Garowe based Garaad's are not only trying to influence the organisation of the Conference, they are even suggesting to host and fund the Conference. If they succeed, it could lead to failure of the Conference. Just as the previous ones organized by the Garaads.

 

And the organisation committee seems to be divided on the offer of the Garaads to host the Conference.

 

http://taleex.net/2011/09/04/g6-oo-isku-khilaaftay-casuumada-garaad-saleebaan

 

Ali Khaliif Galeyr is strongly opposing the offer of the Garaads to host the Conference.

 

http://taleex.net/2011/09/06/galaydh-casuumada-garaadka-waxaan-ka-doorbidayaa-in-uusan-shirka-qabsoomin-dhagayso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

khaatumo 2 allow kheyr ka dhig insha'allah, waan u ducayn. alle laascaanod dadkii laha ha u soo celiyo..umad walbana mesheeda nabad ha ku joogto..in maanto dhan la is rabshadeeyo waa laga wacanyahay..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

AKhadar, that was very good summary, thanks for keeping us posted inaar. The community seems to be heading to the right direction, may Allah make it easy for them. Golkhaatumo shall succeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.