Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Degmada Hodan ee Muqdisho Guri maka laheyd? Daawo Gurigaada

Recommended Posts

Aaliyyah   

my dad paid several thousands too durufaha keenaya oo layaab ma leh inshalah marka nidaam so noqdo waxaas oo kale lama arkidoono

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

by the way the man videotaped some parts of xaafada hodan but he did a good of videotaping the houses and giving us an idea btw my dad told me bari hora laga cararay xafada so that means xafada war iyo wacaal malaga hayn for yrs you were right

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Speaking of Qabuuro, I still recall the first 20 so days into the Mogadishu fight in 1991, an entire school near our house became a cemetary... So I can imagine after 20 years many houses can be also qabuuro let alone streets...

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

I am glad that I did not have a house in hodan/Siigaale... may Family has a house in isgoska bakaaraha

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Like if the isgoyska Bakaaraha is any better than Siigaale. Meesha way wada holacday.

 

The area in the video is not that far from where I used to go for dugsi quraan, and i couldn't even recognize a single thing in that destroyed street. However, there are many familiar names I have recognized including the old man (ciyaalka xaafada). Dr formka/foomka, 6ga(seyga ruushka) and many more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi, horta adiga jidka sheikh madar geeskii mara iyo guryihii bankaariyada aa daganayd soo maaha? If you are whom I think, I may know you. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaafadda Siigaale bas ee ka arkaa cajalka inta hore ee degmada Hodan dhan maxaa u tiri hee. Anigana gurigeena ku yaalo agagaarka Isgoyska Bakaaraha ka raadinaaye.

 

Siigaale iyo greater Bermuuda area mar walba dagaalada raago dhacaan meesha ugu xun ka dhacaan waa iyada. Gurigeena oo ku yaalay Isgoyska Bakaaraha mar walbana waxa Siigaale ka dhaco lee ku dhaco.

 

Waxaa u maleeyaa inaa arko iskooladii Dhagaxtuur iyo Hodan oo ku agyaalay Isgoyska Dabka iyo Shaneemo Hodan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa xaafadaan siigaale waaye wah! Hodan dhan maxaa loogaga dhigi waaye? kor dhan ninkaan ma aadin...

 

Yar hada ka imaaday ayaan Toronto isku aragnay MMA, wuxuu dhahay siigaale ayaaba ugu roon oo wax taagan laga arkaa hadaa Hodan gashid... meeshaas waxaa loo baxshay uu dhahay "Burma" loool

 

Qalbiga ayaa i xanuunay markaan arkay suuqii siigaale oo dhulkiisa hoose la qotay....

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaali   

Walaalka soo postgareyey this video waad ku mahad santahay. I cant believe it in aan arkey gurigeena iyo sida uu u egyahay. Waxa aan fahmey kaliya marka uu sheegay familyaasha magacyadooda hadii kale maba aan garteen. Cant wait to

show my mom in the morning insha-allah. Once again Thanks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this