Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Degmada Hodan ee Muqdisho Guri maka laheyd? Daawo Gurigaada

Recommended Posts

Aaliyyah   

Oba lool i was teasing u there ..

 

Anyways, I believe my family have couple of houses around that area myself....nabad haday noqoto dabcan faaido badan ayaa la gaaraya hadii la dago iyo hadii guryaha la jafjafo oo dad la gado labadaba!

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah couple of houses aye family-gaa taajir bey ahaayeen aan is leeyahay.. Horta xamar hadey nabad noqoto the first thing i will do is buy a dabaq villa in Maarinayadda subax kasta the first i will do is to watch our beatiful Ocean,, woow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Walaalkis, who said there are dead people buried in the houses? guriga aad xamar kuleedahay miyayna cid ku alaalin? are you saying u are clueless to what happens to yur family's homes??

from what I know my family's houses are protected under a friend of my father who lives there...so I doubt anyone would go in a house and bury a dead person..Unless ur family's house cidna war iyo wacaal u hayn! that's a different story!

 

Oba lol my dad not only owns a land in hamar but almost in every city in somalia..so yes he was hard worker and taajir!..laakin maxay kugu taala qurbe baan ka jooga...wa in aan somalia aada see weeye

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Mashallah thats great walahi, aaliyahh in the video the guy showed his house qabuuro bey noqotay,, al shabaab dadkey qalaan bey ku duugaan guryahaad war iyo wacaal lagama heyn more than 2 year aa laga maqnaa xaafadahaas thats why.. Hadey sheekada saan ku socoto im goin this christmas ama next summer waa uu xiisay xamar!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^subahanalah@ dadkay qalaan bay ku duugi jiraan...alshabab anu maba jecli laakin warkaas mala huba??!..

I don't think I will go to hamar as of yet, inshallah markaan hubsado in dagaalku ka joogsamo..same goes for laascaanod I don't believe it is safe to be there given that somaliland is causing too much instability iyo wareer..

 

Insha'allah waan u ducayn somalia oo dhan...alle hanageeyo yado nabad ah

 

salaam

 

p.s a close relative of mine was offered a job in I think it was galkacyo..maybe I should check out there

Share this post


Link to post
Share on other sites

haaaa sis waa la hubaa they do that waxba kama naxaan walaalahooda waalidkooda cid umay naxaan..Koleey waala arki doona xaalada,, Inshallah kheyr.. Yeah u should go to Gaalkacyo defenitly my friend was there hadda dhow wuu so amaanay meesha..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^then if that is the case I will check it out, in fact I would love to work in Somalia for few months...just hawada in aan badalo dadkeygana wuxun taro!..

 

anyways its almost afurad time for me!..

 

it was nice talking to you Oba..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Destruction of the buildings , houses, material lost is something we can recover in short time, but the impact and destruction on human lives, will last forever

 

It looks far better than i though for a city with over 20 years of ongoing war.

Share this post


Link to post
Share on other sites

som@li if u go to places like Marinaya,hotel bin ali,towfiiq,Suuqbacaad,Juungal,xamarweyne,Dharkeynley and wadajir bilicda waaka yaabe im not joking meel dagaal ka socoto ma moodid villoyinkii waa camiran yihiin aaku leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

^Masha Allah, May Allah bring peace to Somalia, Amin.

 

With Peace, Somalia can shine again, and will be a beacon in Africa, God willing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nina Fox   

Aliyaah lol waa iga qoslisey gurigaada miyaanan qof kuu ilaalin marka dhahdey. Xamar is not as we remember. I was told people even built houses in the middle of the roads, dariiqa sidaa ugu socotid guri aa kusoo celinaayo yaab. And qof kasto bartuu ku dhinto ayaa lagu duugaa. My aunt told me qabuuraha waxaa la geeyaa dad yar oo lacag leh who can afford to travel to the qabuuraha.

 

My dumashi and his friend were kaftameyning habeen, I was sitting there minding my own biznis, dhagaheyga aa waxaa ku dhacey my dumashi saying "war hebelow maxaad ka hadleysaa meydkaad xadi jirtee". I asked him maxa ka wadaa. Kulahaa ninkaan waaguu Somalia joogeey meydka ayuu xadi jirey. He used to blackmail families and demand top $$$ in exchange of the meydka. Waa naxey walaahi. Ninki difaac uu galay, mayaa waagaas waan yaraa, kaligeey ma aheyn, dad badan ku shaqeysan jirey kulaaha. I made sure I jabi the koob uu shaah ku cabey. Aniga maaba meelu joogo mar dambe istaagaayo, waaba horror film lugeynaayo, *Acudubilaah mina sheytaani rajiim*.

 

Steven King can write amazing books out of these horrendous stories, subhanallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^horta change your font color..awww my eyes! lol

 

anyways markaan idhi miya lugu alaalin igama aheen in aana fahamsaneen duruufaha somalia ka socda to be honest I know couple years back there were one house reer iska dageen and we had to pay them to evacuate from our house .so shit happens. But, at least I was assuming my dad's friend would be responsible and would not let dead bodies to be buried in our properties but now that I think about that story who knows meel nidaam ka jirin he probably doesnt have much say..

 

lol @his friend said "waan yara waaga"..now that would have gave me shivers and I would probably have fainted then and there..waabad indha adagtahay hadad last gareesay that night oo aad miska si sharaf leh iska fadhiday adoo yacni tusin naxdinta naxday lol..I usually wear my emotions loool...like ala ba'ay ma wax mayd xadi jira nala cunteenaya loool i usually cant hide my reactions..

 

anyways, somali waxbadan so aragtay alle hano sahlo..inshallah xamar way hagaagi laakin sida dad 20 sano nidaam la'aan iyo dagaal hayey sida lo badalayo aragtidooda wa adagtahay yacni dad duruuf badan so arkay has its own psychological damage..and things cant be changed over night!..alle ha sahlo!

 

 

 

salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aaliyyah horta maka yaabino dad gurigaada degay oo hadana lacag doonaya sida ay uga guuraan,, the exact same thing happened to me mar aan tagay xamar 2006kii ayaan is dhahay soo fiiri gurigii abaheey oo ku yaal meel darmooleey la yiraa oo waagii qaxii 91 laga tagay anyways waxaaba arkay dad meesha iska deggan kaaga daranee they where related to Indhacadde marka dhowr Tekniko ayaa uu taal malaha wey ogaayeen inaan imaanayo allahu aclam, anyways kulahaa 6000 dollars keen ama dagaal,, dantu waxey igu kaliftay inaan lacagta iska dhiibo ciil ani..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this