Sign in to follow this  
The Zack

Rumor of the day: Aweys surrenders to AMISOM

Recommended Posts

The Zack   

Based on some inside sources in Villa Somalia, top Shabaab leaders including Dahir Aweis have surrendered to AMISOM. These sources state that Aweis and Shariif Tabcaan, the former friends, will hold a press conference in Xamar in the coming few days. We will share the news as we get it. Remember you have heard it first here at sol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xasan Dahir oo qiray in khilaafaad uu u dhaxeeyo Saraakiisha Al-Shabaab

 

Xasan Dahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Al-Shabaab ayaa markii u horeysay ka dhawaajiyay inuu jiro khilaaf ka dhex taagan Saraakiisha Al-Shabaab, kaasoo uu ku tilmaamay in dhowr arrimood markii hore la isku qabtay.

 

Hadal uu siiyay Warbaahinta oo u muuqatay in Xasan Dahir ku muujinayo khilaafka taagnaa ayaa marka hore soo qaatay in la isku qabtay in Ciidamada Al-Shabaab laga saaro aagaga oo aanay difaac gelin, bedelka arrintaas loo bedelo sida dagaalada ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo la mid ah sida kuwa Afganistan.

 

http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2332

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dabrow   

If aweys is willing to do his part and be pragmatic and political mature he is welcome. Our goal is to end this miserable sitaution somalis is in. At every cost.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Che, did that report say where he was at when he spoke to the press? Did he talk to them on the phone and perhaps didn't reveal his whereabouts?

 

Somali Lool@Hung him, odayga hadduu nabad qaatay waa in la cafiyaa soo ma aha.

 

Oba, warka soo hubso, kol aad adeer wacdo.

 

Dabrow, good point yo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadkuu dadka ka laayey should met out his punishment, hadii la qabto ama uu isdhiibo. Laakiin gadhkoo u xineysan yaan la dilin, ha loo bleach gareeyo marka hore. Dying as a blonde, the ultimate humiliation!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nina Fox   

What a shameful turn of events! The good news just keeps flowing in.....I pity him for surrendering asigoo awal qatar iska dhig dhigi jirey and now he is seeking forgiveness to the very people whom he marked as GAALO.

 

Kaas maxaa laga dilaa asaaba dilan, he shall meet with his Creator one day Insha Allah and account for whatever he has done, gacmaha in la iskaga wasaqeyo maba ahan. He should be ignored and left to wander the streets like a lost, sick puppy.

 

My 2 shillings

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^If it ain't on the tolka site aka jowhar.com, it ain't true, huh? Well that portal along others might be a bit slow. On that note, the title of the thread had a clear disclaimer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

its not a new thing that you are full of qabiil anyways Hassan daahir isma dhiibi karo even though hadii uu jeclaan lahaa u know that Madaxweynaha along with Muungaab and dhegobadan and rag badan oo kale ay yiraahdeen Ragga sare ee Al shabaab hadii so goostaan ama dagaal lagu qabto goobta aa lagu tooganaa so why would hassan daahir wanna surrender? ps. Xataa awood uu isku dhiibo ma haaysto Hassan daahir and sheekdan 100 times before aan maqalnay in different occasions..

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Shariif tabcaan has surrendered after the fact he was defeated, why isAweis any different? Aweis can easily be in Villa SomalIa. Remember, the rumor doesn't say he surrendered to the TFG. One last thing, don't be worked out just yet, Aweis will always have his share in the no man's land, Xamar.

 

P.s. this is a rumor!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Dowladda oo magangalyo siisey saraakiil Alshabaab ka tirsanaa

 

Kn: Labadan maalmood magaalada caasimadda ah kama aysan dhicin iska hor imaadyadii la arkayay markii ay Alshabaab magaalada ka baxeen, warar soo baxaya waxa ay sheegayaan in saraakiil sarsare oo Alshabaab ka tirsan oo ciidamadaasi horkacayay la siiyey damaanadqaad xagga amaankooda ah.

 

Mid ka mid ah siyaasiyiinta Xamar oo lagu magacaabo Cabdulaaho Sheekh Xassan ayaa warbaahinta caasimadda u sheegey in dowladda ay magangalyo siisey dad gacan-ku-dhiiglayaal ah oo ay ahayd in la maxkamadeeyo.

 

Sidii aan horey u tabiney, saraakiisha horkacaysa haraadiga Alshabaab ee Xamar ku haray ayaa ku jirey gorgortan iyo wadahadal ay ku doonayaan in lagu cafiyo ama isfaham ay ula gaaraan dowladda.

 

Waxa ay u egtahay in isfahamkaasi la gaaray iyadoo tixgalin la siiyey odayaasha beelaha caasimadda oo si weyn ugu ololeeyey in isfaham la gaaro mar haddii dabacsanaan laga helayay dhalintii Alshabaab u dagaalamaysay.

 

Dhanka kale, Sheekh Xassan Daahir Aweys ayaa markii ugu horeysey qirtey in Alshabaab dhexdeeda uu ka jiro khilaaf xooggan, waxa uu sheegey in la’isku qabtay ka bixitaankii Xamar, Xuskii geeridii Usama iyo maareynta abaaraha.

 

Ciidamadda dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa shalay iyo maalta isku fidiyey qeybo ka yar oo caasimadda uga dhinaa, iyagoo la wareegey saldhigyo iyo goobo muhiim ahaa.

 

Sidoo kale afayeenka Alshabaab ayaa laga soo xigtey hadalo burinaya hadalo uu horey u sheegey markii ay caasimadda ka baxayeen, waxa uu sheegey in aysan caasimadda ka bixin, balse qorshuhu uu ahaa in la qaatay qorshaha muqaawamada Ciraaq iyo Afghanistaan ee “ku dhufo oo ka dhaqaaqda ah”

Share this post


Link to post
Share on other sites

looool@tabcaan, how can he possibly be tabcaan he got 1 year extension, he freed Mogadishu from Al shabaab, Shariif sakiin uu ka adkaaday pm uu ka dhigay Cabdiweli Gaas.... What a man that shariif.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this