Sign in to follow this  
Cambaro

Somalia Is Not a State

Recommended Posts

Allah@Jacpher crashing the party

 

Some people never stop hunting the elusive recognition, celebrating the slightest hint of it even if it comes from irrelevant places i.e. essays from students testing out their comprehension skills of the academic curricula.

 

...same with those fishing for praises for those they hold dear in their hearts from irrelevant places too

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

The article is rubbish with no factual basis.

 

Poor secessionists, Did this gave you a little hope? 20 years of lockdown, hadba kidaar bay kaa tuuri!

Share this post


Link to post
Share on other sites

And all the people in here who disagree with the author of the article believe that there is a state called Somalia are they not living in a delusional world;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi abti dadka qaar baan la yaaba ishay iska tuuraan war iska daya intu ka hadlay aqoonsiga Somaliland iyo dimuqradiyada Somaliland iyo hormarka Somaliland ay samaysey , Qaran Somalia sidu maanta ku jira ileen ninku wuxu yidhi Somalia qaran maha , caqligu halku idinka dhaafa. Mise idinku waxad leedihin qaran Somalia ba jira? Xiinfanin baba maalin dhawayd qaran ka baadhayey SOL miyanad ogayn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Waryaa Mr. Borat Somalia waa jirtaa balse way sambariiraxatay wayse sare kacaysaa markaasaa Governor Siilaayona u sodcaali doonaa Xamar cadeey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;733918 wrote:
Waryaa Mr. Borat Somalia waa jirtaa balse way sambariiraxatay wayse sare kacaysaa markaasaa Governor Siilaayona u sodcaali doonaa Xamar cadeey.

Somalia dee magac ahaan waa jirta ma aniga diidan laakin qaran Somali ma jiro Somalia waxa ka taliya Mamuulka beeleysan eeh budhcad badeedka eeh taliskisu yahay Garowe oo u ka taliyo Nin taxile ka ahaan jiray Australia , Waxa ku xiga Mamuulka beeleysan eeh isna xaruntisu tahay koonfurta galkacyo waxa ku xiga mamuulka ximan iyo xeeb oo ay walaalo yihin mamuulka koonfurta galkacyo eeh galmudug.

 

Waxa ku xiga Qolo iyaguna tusbaxyo waweyn sita oo qoorta ku sita qardaas oo dikreysa oo quburaha cabuuda . oo hub iyo takuleyn ka hela Dawlada Melez zanawi. Waxa ku xigta dawlada Meel ma gaadho oo u madaxda ka yahay sheikh dalxiis oo ka taliya 4 xafadood xamar ku taala oo waliba dusha laga ilaaliyo 12 kun ciidan uganda ka yimi ba taliska guud ka taliya na amarka ciidamada Amisom na wuxu Madaxweyne yoweri museveni u xil saaray Ninka ku magac dheer General Bahuku.

 

Qaramada miiidoobay na waxay u so magacabeen Ambassador Mahiga oo ay talada sharciga dalku ka Go'odo, Waxa kale jira qolo la yidha Alshabaab oo ah koox ka mid ah kooxaha argagixsada Caalamiga oo raba inay ku noolaadan casri jaahiligi dhul fara badan sida kisnmayo iyo baydhabo bay ka taliyan iyo beledweyne iyaguna qaran baad sheegeysa quruun aynan garanayn bay ka sheekayan wana koox takfirinyin ah , Waxa kalo jira Mamuulka azania oo run ahaanti mashruuc ay bixisay dawlada Kenya sii ay bufferzone u yeelato xuduuda iyaga iyo Alshabaab, iyaguna meelahaas bay gaaf wareegaan, tas waxa u dheer ah kampala accord iyo djibouti accord baa dadka lugu mashquuliya dadina qaran bay ka sheekeynayan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia and Somalis are facing greater threat today than secessionists. Two thousand people are arriving everyday in Dadaab and half of children that are arrive in the camps die within days despite urgent care and not mention those are lost along the way. This is extreme contrast to my last visit to Dadaab where only thousand or so arrived weekly, most of whom were from O-Gaden.

 

So my dear Somalis, waste your time in helping your people and leave these boys to themselves. Contact ICRC, the Red Crestent, UNCHR, OXFAM, and Islamic Relief and see how you can help. Lobby your local Rep and Senator, and of course raise funds.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Indeed che,people should contact their fellow somalis within their area,have meetings to raise funds and also work with local mosques trying to help our people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;733923 wrote:
Somalia dee magac ahaan waa jirta ma aniga diidan laakin qaran Somali ma jiro Somalia waxa ka taliya Mamuulka beeleysan

Is somaliland not part of this beel issue??:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

there is a campaign for funds and food stuff collection started in nairobi mosques, specifically in masjid 6ka. i think tonight insha allah, they will be collecting cash-money to buy household stuff for the new arrivals from somalia.

 

p.s. in masjid 6, the norm for collection is: the sheikhs will start from million, coming downwards. its interesting to see men who surrender millions as sadaqa. ya noo bixiyay hal milyan, oo ilaahi kheyr siiyaa, ,,,,,,,,,,,hebel ayaa bixiyay hal milyan allah hauziyaadiyo,,,,,,,,,,,,,,,,,, till coins laga soo gaaro

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Somalia is a testbook example of failed state. But state nevertheless. It is a state embroiled in conflict albeit one that last more than two decades. There are forces both domestic and regional that want to keep the flames of the conflict alive in order to leverage their position to dictate the outcome of the conflict.

 

The article is nothing more than a commentary penned by a contributor to the site. It's very telling that some nomads qoute it verbatim in order to prove the validity of their view.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this