Sign in to follow this  
Somalina

Somalia: Madexweyne Sheik Sharif oo ka qaybgalay dabaaldaga madaxbanaanida dalka in Koonfurtaa Sudan

Recommended Posts

Taleexi   

Madaxweynaha iyo bahdiisu way fashilmeen balse waa inaynu meelaha ay ku fiican yihiin ku taageerno oo isbedel lagu baadi goobaa sida ugu dhibta yar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi;733242 wrote:
Madaxweynaha iyo bahdiisu way fashilmeen balse waa inaynu meelaha ay ku fiican yihiin ku taageerno oo isbedel lagu baadi goobaa sida ugu dhibta yar.

wax fashilmey baad leedahay aynu tageerno abti wa waxay ssc u shaqeyn weyday sheikh dalxiis maad tidhahdid aynu badalno taasa la qaatay

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Lol.. Somalina, why spoiling landers having great times because of their president is well received and had a dinner with UN secratery..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;733450 wrote:
Lol.. Somalina, why spoiling landers having great times because of their president is well received and had a dinner with UN secratery..

Gacan ku dhiigle Siilaanyo iyo Ina Axmed oo kulmay

 

Warar hoose oo aan ka helanay xubno ka agdhaw wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha DFKMG Axmed Tuke ee ka qeyb galay munaasabadii caleemo saarka xornimada Koonfurta Sudan wadankan cusub ee 54-aad ee kusoo biiray Qaaradda sabool nimada iyo colaadaha ee Afrika ayaa si hoose kulan qarsoodi ah ula yeeshay xubnihii kasocday Somaliland.

 

 

 

Sida aan wararka ku helnay shaley galab oo taarikhdu aheyd 9-7-2011 ayaa waxaa kulamo hoose oo horey loosii qorsheeyay ku yeeshay caasimada dabaal daga iyo damaashaadka ka socday ee Koonfurta Sudan ee Jubba, Madaxweynaha DFKMG Axmed Tuke iyo Madaxweynaha Somaliland ahna Hogaamiyaha Jabhada SNM ee gobolada Waqooyi Axmed Siilaanyo.

 

 

 

Kulanka labada Masuul ayaa waxaa la sheegayaa inuu ku saabsanaa inta badan qadiyada wakhtiga dheer qaadatay ee gooni isu taaga gobolada waqooyi ee Somaliland, waxaana sidoo kale ay ka wada hadleen labada Masuul sidii la isaga kaashan lahaa khal khal galinta amniga iyo bur burinta mandiqada Puntland, sidoo kalena waxaan meesha ka marneyn sidii Puntland looga weecin lahaa kulanka Qaramada Midoobay ay qaban qaabisay ee loo balansan yahay ee wadahal siinta maamulada iyo DFKMG ee lagu qaban doono magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

 

 

 

Ugu horeyntii ayaa waxaa Madaxweynaha DFKMG la hordhigay inuu ogolaado oo saxiixo, isla markaana gacana ka geysto qorshaha gooni isu taaga Somaliland si markaasi ay u fududaato helida hamiga Somalinad ee xiligaan u muuqata mid soo afjarantay oo lagu hungoobay.

 

 

 

Ilo waredyada sida hoose ula socday kulanka ayaa noo xaqiijiyay in Madaxweynaha DFKMG sidii caadada aheyd uu isna hordhigay aduun dhan malaayiin doolar iyo xilli kororsi in loogu badalo saxiixa uu u saxiixayo Somaliland. Waxaa xusud mudan in qorshahaani ay dabada ka riixayaan qaar ka mid ah dalalka deeqda baxsha.

 

 

 

Fadlan linkska xiga tuuji haddii ad dooneyso in ad ogaatiid xiligii uu biloowday wadahadalada u dhaxeeya Axmed Tuke iyo Somaliland oo ana horey usoo bandhignay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Abwaan;733238 wrote:
Somalina, ayaandarrada Soomaaliya ka jirta ayaa waxay tahay taageerada indho la'aanta ah ee kuwa noocaaga oo kale ah meel walba la taagan yihiin oo aan xitaa la dhaliili karin dhagar-qabeyaasha dhulkeenna halaagga ku wada. Waxaan qabqablenimo iyo qabyaalad ka daran ee tolow inaad SOL Shariifoow ku digriso meeqaad ku qaadataa?

Anigu dalkaan Kitaab uma marin inaan hoggaamiyo, hagardaamana uma horseedin. Wax waan qabtay Alxamdulillaah, mana rabo inaan sheeg-sheego no 1 adiga iyo kuwa kula midka ah iskama dhisayo no 2 ajarka ayaa iga nusqaamaya. Waxaadna ogaataa inaan aaminsanahay inaan cause-kaan intaad u gashay ka badan u galay anigoo weliba aysan qabyaalad iyo dan gaar ah midna iga ahayn!

Waxaad ogaataa Kitaabka ay Shariif iyo kuwa dalkaan hoggaankiisa soo qabta maraan ee aysan waxna qaban in adigoo kale oo dano gaar ah ee aad leedihiin u difaaca aad la qabtaan, illeen in la saxo ayaad hortaagan tahee mana ogolid in runta loo sheego!

Waxaan la yaabay Shariif hadduu adeer kuu yahay amase waxani qabyaalad kaa yihiin markuu Soomaali ka hortago ciddii wax ka sheegta la dagaal balse hadda waa la dhaliilayaa! Haddii taasi dhib kugu tahayna BADDA KA CAB!

Wax runta kuu sheega ayaad la'dahay! Miyaadan jir damqa lahayn? For once, Shaar Soomaalinimo gasho!

Haha...cabaad.com from Caydiid's former shoe shiner. Waxaasoo dhan aad daldaleysey caloosha ayaad ku haysatey for so long eh. Cudur ayaa laga qaadaa marka la is cuburiyo oo neefta la isku celiyo. Waxaad qabtid mar hore maxaad u tuuri weysey? lol

 

Waxaan ku faraxsanahay inaan banaanka ku keeney.

 

Soomalinimo sida ay tahay markaan ka dhageysanaayo Abwaan oo aan waxba ahayn waxaan la ii qaatey inaan shito

 

Maxaa yeeley waa nin magac leh.

 

As for abti Sharif, waan u mahad celiyaa marwalba shaqada fiican uu ka qabtey Qeybdiid, Caato, Dahir Aweys and all the other tuugo isbaarada u taaley Xamar.

 

Also, next time time you see Tarsan in Camden hortiisa ka dheh waxaad halkan kaga soo qortid. Yacni hadduu qof been isku sheegayo jiro halkaan muraayada ayaad eegi kartaa keliya.

 

Run kulahaa. lol really. Caydiid AUN shufeerkiisa ayaa noo khudbeynaayaa maanta oo run ka hadlaayaa. I love SOL and fadhikudirir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Xaaji Xunjuf;733446 wrote:
wax fashilmey baad leedahay aynu tageerno abti wa waxay ssc u shaqeyn weyday sheikh dalxiis maad tidhahdid aynu badalno taasa la qaatay

lol@XX

 

------

:D @Nassir and Khadar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

SHARIIFIINA inaad iskala baxdo ayaa kuu quman Somalina waxaad ka ogtahay maleh. You know keyboard iyo computer qofka asluubtiisa ma beddelaan oo weligaa waxaad ahayd baad ahaan!

For Tarzan-ka aad ka hadleysid dad muxuu iska yaqaanaa, for your information maba la sheekaysto hab-hableyaasha, cheatlord-ka ah and we know each other and believe me if I do this is exactly the way I would talk to him. Hadduu wax qabanayo lacagta ilmaha Soomaalida Camden iyo Islington ku dhinta ayuu wax u qaban lahaa, yaa loo sheega beenta Xamar baan wax ka qabtay. Kaartadii Ilaah ha U naxariistee my good friend Elman ayaa la soo xaday oo inta baallayaashii nalalka rinji guduudan la mariyey baa la dhahay Soomaaliya ayaan wax u qaban; What a hypocrite markii aan maqlay the guy oo dad ku eedeeynaya raashin dhacay baa dad la siiyaa markii xaqiiqda jirto uu isagu ka mid yahay kuwa ugu horreeya kuwa Soomaali fail--gareeyey!

 

I don't think inaad istaahishid inaan wakhti dambe kugu lumiyo. And I don't think inaan diyaar u ahay inaan islaan qabiil cabsan la tirsado cause it is against my principle!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Ex M*******n ayaa wadaadnimo iyo soomalinimo preach gareynaayaa. Waa iska caadi, baroonkaaga inaad ku noqoto ayaa fiican intaad shaati cusub noo gashanaysid.

 

Tarzan ma gaartid, maqaayada waa lagaaga tagey, maxaa yeeley ex M*******n applicationkooda cidna ma rabto certainly not Sharif who made sure qashinka caydiid booyeeso u ahaa ineysan dhibic biyo ah ka dhadhamin Xamar mardanbe.

 

Keep up your buufis, waxaad tahay lee laguu sheegaay, hope the weather in SD is nice.

 

tata

Share this post


Link to post
Share on other sites

This Somalina waa something else. Is she bad mouthing Mujahid Caydiid who freed Xamar, whilst praising the dark baboon with the red lips. A coward who needs African bantus inorder to travel around Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

BWAHAHAHAHAHAHAHAAAAAAA @Mujahid Caydiid who freed Xamar! I must've missed that memo, markii la daabacay...:P

 

Alloow unaxariiso intii dhimatay...

 

Abwaan, I'm with you in the sense that with the current situation our people are facing, Biijoole has no business inuu munaasibadaan ka qeyb qaato!

 

Ps, for the record, I'd take Biijoole any day over Ceydiid (AUN)!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;732875 wrote:
Sudan.jpg

Muqdisho, Soomaaliya

Our president sh DALXIIIS one of the darkest skinned somali all of sudden become light skinned because of darkest people in continent African south sudenes is next to him..

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Kool_Kat;733689 wrote:
BWAHAHAHAHAHAHAHAAAAAAA @Mujahid Caydiid who freed Xamar! I must've missed that memo, markii la daabacay...
:P

 

Alloow unaxariiso intii dhimatay...

 

Abwaan, I'm with you in the sense that with the current situation our people are facing, Biijoole has no business inuu munaasibadaan ka qeyb qaato!

 

Ps, for the record, I'd take Biijoole any day over Ceydiid (AUN)!

It's really not biijo. Waa colorkaa saas Iska ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

wafdi-talyani_2.jpg

The Comander-in-Chief doing his thing. Salaam to my abtiyaal, keep up the great work and let the haters envy from the side lines. Woot woot! :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this