Sign in to follow this  
Somalina

Somalia: Madexweyne Sheik Sharif oo ka qaybgalay dabaaldaga madaxbanaanida dalka in Koonfurtaa Sudan

Recommended Posts

Liibaan   

Somalina;733104 wrote:
Amxaaro caasimadaada iyo Berbera ayey ka buuxaan. Quuqda badan naga yeeray fadlan.

Well Said Somalina, Somalidiid Clan Secessionists are on the record to say that they loved Ethiopia more than their own Somali brethren inside and outside of the republic. This sentiment is represented by one of the leaders of Somalidiidland, Faysal Cali Warabe's [in] famous saying: “a boy born in Hargeisa has more commonality with one born in Addis Ababa than one in Mogadishu.” - "Inanka Xamar ku dhasha, Kan Addis Ababa ku dhasha ayaa iga xiga "

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Dowladda KMG oo shaaca ka qaaday inay aqoonsatay Dowladda cusub ee Koofurta Sudan

 

 

Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay aqoonsatay Xukuumada cusub ee shalay Caalamka ku soo biirtay Koofurta Sudan, kadib markii wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu ka qeyb galay Munaasabada lagu dhawaaqayay Dowladda 54aad ee Afrika iyo dalkii 193aad ee aduunka.

 

Wasiirka Warfaafinta Dowladda KMG ah ee Soomaaliya C/kariin Xasan Jaamac oo wareysi siiyay Idaacada afka Dowladda ku hadasha ee Radio Muqdisho ayaa ka dhawaajiyay inay Dowladdu aqoonsatay Koofurta Sudan.

 

"Waxay Dowladda Federaalka Soomaaliya u aqoonsatay Koofurta Sudan dal ka mid ah Caalamka iyo Afrika, waxaan ula macaamili doonaan sida Dowladaha kale ee aan xiriirka nahay"ayuu yiri C/kariin Xasan Jaamac.

 

Madaxweyne Shariif ayaa ka mid ahaa Madaxweynayaasha Afrika ee xaflada caleema saarka ee lagu taagayay calanka cusub ee Jamhuuriyada Koofurta Sudan lagu taagayo, iyadoo si rasmi ah ay uga go'day Sudan inteeda kale.

 

Dalal ay ka mid yihiin Mareykanka, Masar, Kenya, Uganda ayaa aqoonsaday Koofurta Sudan, halka Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir oo goob joog ka ahaa Munaasabadii caleema saarka uu isna sheegay inay aqoonsadeen in Koofurta noqdaan dal ka go'ay Sudan inteeda kale.

 

Sudan ayaa ah dhulka ugu ballaaran Afrika, waxayna soo martay taariikh fog oo dhinaca dagaalada, iyadoo kala go'itaankeeda ay muujineyso mid saameyn ballaaran yeelatay, gaar ahaan Waqooyiga oo dareemi doono adeegyada ka jira Koofurta oo ah dhul kheyraad leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

SOMALIA Recognizes Independence of South Sudan

15:47, July 10, 2011

http://english.peopledaily.com.cn/90001/90777/90855/7434887.html#

 

The Somali government on Sunday announced that it has formally recognized the independence of South Sudan after the newest African state celebrated its sovereignty on Saturday, state radio reported.

 

The announcement came as a high level delegation led by Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed attended Saturday's celebration of the declaration of independence for the new Republic of South Sudan in its capital Juba.

 

"Somalia is pleased to be one of the first states to recognize the new state of South Sudan as member of an independent and sovereign states of Africa," State radio Mogadishu reported quoting Somalia's acting minister of information.

 

The Comprehensive Peace Agreement signed in the Kenyan capital Nairobi in 2005 between Sudanese government and the then southern leadership ended decades of deadly civil war, paving the way for the creation of the Republic of South Sudan.

 

The celebrations for the new South Sudan were marked with jubilant scenes in the new country's capital and other cities as well as in South Sudanese communities throughout the world.

 

The festivities which were beamed live all over the world were closely followed throughout the continent and were attended by top international leaders.

 

The Somali government said it will work with the leaders of the new state in areas of mutual interest and deepen diplomatic and trade ties with South Sudan where a large Somali community have established businesses as their home country reels from two decades of civil conflict.

 

Source: Xinhua

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;733104 wrote:
Amxaaro caasimadaada iyo Berbera ayey ka buuxaan. Quuqda badan naga yeeray fadlan.

waligay Amxaaro kuma arkin Hargeysa oromo gaajoonaysa oo tuugsata baan ku arkay awoow kuwas na wa qaxooti , berbera na Wa dekkad calaami ah oo ay dawlada Melez zanawi ay isticmaasho lacag na ka bixiso,, maalintad aragtiid tangii amxaar oo dhex tagaan magalooyinka Somaliland oo qixinaya shacabka iyo matada Somaliland maalintas igu so noqo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';733105 wrote:
Well Said Somalina, Somalidiid Clan Secessionists are on the record to say that they loved Ethiopia more than their own Somali brethren inside and outside of the republic. This sentiment is represented by one of the leaders of Somalidiidland, Faysal Cali Warabe's
[in] famous saying: “a boy born in Hargeisa has more commonality with one born in Addis Ababa than one in Mogadishu.” - "Inanka Xamar ku dhasha, Kan Addis Ababa ku dhasha ayaa iga xiga "

Loool@ Melez zanawi ha noolaado 7:42

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

FIRST time in history sh shariif one of very dark skinn somali becomes ligh skinned person because of people next to him. south sudan compare sh shariif becomes all of sudden a real carab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Boondheere;733213 wrote:
FIRST time in history sh shariif one of very dark skinn somali becomes ligh skinned person because of people next to him. south sudan compare sh shariif becomes all of sudden a real carab.

Loooooooool dude that was hilarious! Anigu waanba kala garan waayay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

^Real Africans, the darker the skin the stronger the roots.

 

Somalina, Thanks for the pics. Keep it up..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;733100 wrote:
Wax ma u qabatey dadka abaarta hayso? mar walba dacaayad uun baad haysaa, marnaba solution ma keentid, why is that?

Diyaarad uu raacey, Ala Sheik bla blah c'mon now you can do better than that. Get up and go to Somalia and do something instead of complaining non stop. The only time you don't complain is when characters from Galmudug come to the picture.

Somalina, ayaandarrada Soomaaliya ka jirta ayaa waxay tahay taageerada indho la'aanta ah ee kuwa noocaaga oo kale ah meel walba la taagan yihiin oo aan xitaa la dhaliili karin dhagar-qabeyaasha dhulkeenna halaagga ku wada. Waxaan qabqablenimo iyo qabyaalad ka daran ee tolow inaad SOL Shariifoow ku digriso meeqaad ku qaadataa?

Anigu dalkaan Kitaab uma marin inaan hoggaamiyo, hagardaamana uma horseedin. Wax waan qabtay Alxamdulillaah, mana rabo inaan sheeg-sheego no 1 adiga iyo kuwa kula midka ah iskama dhisayo no 2 ajarka ayaa iga nusqaamaya. Waxaadna ogaataa inaan aaminsanahay inaan cause-kaan intaad u gashay ka badan u galay anigoo weliba aysan qabyaalad iyo dan gaar ah midna iga ahayn!

Waxaad ogaataa Kitaabka ay Shariif iyo kuwa dalkaan hoggaankiisa soo qabta maraan ee aysan waxna qaban in adigoo kale oo dano gaar ah ee aad leedihiin u difaaca aad la qabtaan, illeen in la saxo ayaad hortaagan tahee mana ogolid in runta loo sheego!

Waxaan la yaabay Shariif hadduu adeer kuu yahay amase waxani qabyaalad kaa yihiin markuu Soomaali ka hortago ciddii wax ka sheegta la dagaal balse hadda waa la dhaliilayaa! Haddii taasi dhib kugu tahayna BADDA KA CAB!

Wax runta kuu sheega ayaad la'dahay! Miyaadan jir damqa lahayn? For once, Shaar Soomaalinimo gasho!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Xaaji Xunjuf;733111 wrote:
waligay Amxaaro kuma arkin Hargeysa oromo gaajoonaysa oo tuugsata baan ku arkay awoow kuwas na wa qaxooti , berbera na Wa dekkad calaami ah oo ay dawlada Melez zanawi ay isticmaasho lacag na ka bixiso,, maalintad aragtiid tangii amxaar oo dhex tagaan magalooyinka Somaliland oo qixinaya shacabka iyo matada Somaliland maalintas igu so noqo
:D

Allow run u hiili.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

NASSIR;733219 wrote:
^Real Africans, the darker the skin the stronger the roots.

 

Somalina, Thanks for the pics. Keep it up..

Rag baad u dan leedahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this