Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breaking news Clan clashes in mudug+heavy casualties

Recommended Posts

War Deg Deg ah:-Maleeshiyo ka soo jeeda Koonfurta Gaalkacyo oo 7 qof diley meel Balibusle u dhow

on June 6th, 2011

 

Gaalkacyo(Puntlandi.com)Dadka la laayey oo gaari Bus ah saaran ayaa maleeshiyaad K. Gaalkacyo ka soo jeeda ay jidka galeen, gaarigii waa gubeen,dadki saaraana waa dileen.

 

Gaariga ayaa u socdey jariiban,meesha loo galeyna waa Taalo Xagaa dheere oo Balibusle wax yar u jirta falkuna wuxuu dhacey makhribki .

7 Qof ayey dileen, ugu yaraan 15 waa dhaawac dhamaan dadka dhintey iyo kuwa dhawacmey waa reer puntland.

Wixi faahfaahin ah wan idin soo gudbineynaa.

 

warar kale oo deg deg ah oo Balibusle naga soo gaarey ayaa noo xaqiijiyey in dhimashadu hada mareyso 8 qof ka dib markii qof u dhintey dhaawac. Dadka dhintey waa 5 nin iyo 3 dumar ah, gaarigu wuxuu ka baxey Gaalkacyo wuxuuna u socdey Jariiban meesha lagu weerareyna waxey 3 km u jirtaa Balibusle.

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

clan clashes kuye, maad dhahdid burcad dad laayey, how is this clan clahes warka aad meesha ku soo dhejisay iyo ciwaanku isma laha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

bilan;726635 wrote:
clan clashes kuye, maad dhahdid burcad dad laayey, how is this clan clahes warka aad meesha ku soo dhejisay iyo ciwaanku isma laha.

Dee kooxdii kale so kama so jawabayan marka wa clan clash.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;726714 wrote:
^^ lol markey kaso jawaaban then we can call it a clan clash.

Dee haa oba wa caynkaas imika clan clash ki 50% ba qabsoomay

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^I'm surprised you didn't say inshallah (not). Anyways, does 50% make "this conflict" a "half or dhibic shan" clan clash?

Share this post


Link to post
Share on other sites

AYOUB;726772 wrote:
^I'm surprised you didn't say inshallah (not). Anyways, does 50% make "this conflict" a "half or dhibic shan" clan clash?

maya inshallah odhan meyno dagaal sahadin meyno

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

bilan;726635 wrote:
clan clashes kuye, maad dhahdid burcad dad laayey, how is this clan clahes warka aad meesha ku soo dhejisay iyo ciwaanku isma laha.

Because that is his wishes. Fahan.. He enjoys others misery and calls news when he is spoted.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this