Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breaking news Clan clashes in mudug+heavy casualties

Recommended Posts

A_Khadar;726781 wrote:
Because that is his wishes. Fahan.. He enjoys others misery and calls news when he is spoted.

I don't wish anything are you now saying i was behind these people being killed?

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Xaaji Xunjuf;726784 wrote:
I don't wish anything are you now saying i was behind these people being killed?

I am sure you would if you could because of how excited you are and posted it in 15 minutes with no remorse of the tragedy. War xishood xumaanta laguma farxo. Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay inta dhaawaca rabi ha u fududeeyo allena umada ha kala qaboojiyo..

 

I heard it's not nice to be first to report the bad news.. religion prospectives..Not sure though where is wadaad xiin when you need him..

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;726786 wrote:
I am sure you would if you could because of how excited you are and posted it in 15 minutes with no remorse of the tragedy. War xishood xumaanta laguma farxo. Alle ha u naxariisto intii ku dhimatay inta dhaawaca rabi ha u fududeeyo allena umada ha kala qaboojiyo..

 

I heard it's not nice to be first to report the bad news.. religion prospectives..Not sure though where is wadaad xiin when you need him..

so are you saying i should not posted this it said war deg deg ah breaking news it's indeed a tragedy and it's an insult to me when u say waad ku faraxsantahay subxaan wa qadir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

Xaaji Xunduf,

 

This what I mean :

 

"Nabadoon Bashiir Maxamuud Dalmar oo ka mid ah hogaamiye dhaqameedka gobolka Mudug oo waraysi siiyay Horseed Media ayaa sheegay in waxyeeladii loo gaystay dadka shacabka ahaa ee saarnaa gaariga marayay deegaanka Balibusle inay siweyn uga xunyihiin islamarkaana ay cambaareeyaan."

 

 

"Afhayeenka maamulka Galmudug Axmed Baasto oo la hadlay Horseed Media ayaa sheegay in maamula Galmudug uu siweyn uga xunyahay falkii shalay ka dhacay deegaanka Balibusle,waxaana uu ku’eedeeyay inay falkaasi gaysteen dad wax magarad ah oo ka soo jeeda deegaanada maamulka Galmudug,isagoona sheegay in maamulka Galmudug uu wado howlgal lagu baadigoobayo dadkii geystay falka lagu waxyeelay shacabkii saarnaa gaariga rakaabka."

 

My point is you reported war, 15 minutes after the war broke out according to you, when there was no war. You and others(some from PL) have made habit of reporting news that is only damaging to the other side, so forgive me if I find your intentions to report little suspect. In any case, the two above quotes tells the actual story.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Weerar lagu qaadey meel lagu shaaheeyo Xaafada Baraxley ee K. Gaalkacyo, 5 qof ayaa dhimatey

 

Posted by mohamud AA on June 8th, 2011

Gaalkacyo(Puntlandi.com) Makhaayad shaaha lagu cabo oo ku taal Xaafada Baraxley ee Koonfurta Gaalkacyo ayaa koox hubeysan weerar ku qaadeen, ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhimatey dhowr qofna waa dhawacmeen, Weerarka ayaa dhacey xaley fiidkii goor ay makhaayadu aad u camirneyd ayna joogeen maleeshiyo kale oo had iyo jeer fariista makhaayada.

 

 

Kooxda weerarka soo qaadey oo aan heybtooda la garaneyn ayaa la sheegey iney rasaas ooda uga qaadeen makhaayada, ka dibna ay carareen, waxeyna wateen gaari yar sida dad goobjoog ah noo xaqiijiyeen.

 

Ilaa hada lama garanayo sababta loo weerarey makhaayada iyo dadka joogey, lama yaqaan dadka weerarka geystey.

 

kala soco faahfaahinta warkaan Puntlandi.com sacadaha soo socda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dabley hubaysan oo dad ku laayay koonfurta magaalada Gaalkacyo

 

Waxaa aroornimadii hore ee saaka dil loogu gaystay koonfurta magaalada Gaalkacyo dad shacab oo la sheegay inay ka soo jeedaan deegaanada maamulka Galmudug,kadib markii dabley hubaysan ay rasaas ay ku fureen goob maqaaxi ah oo ku taala agagaarka hotel Ambas ee xaafadda Baraxley ee koonfurta magaalada Gaalkacyo.

 

Wararka Horseed Media ay ka helayso magaalada gaalkacyo ayaa sheegaya inay weerarkaasi ku geeriyoodeen 5-qof iyadoona uu dhaawac ka soo gaaray 8-qof sida ay xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadka ee isbitaalka konfurta magaalada gaalkacyo.

 

Weerarkan ayaa la sheegay inuu daba socdo weerar lagu laayay dad shacab ah oo maalin ka hor ka dhacay deegaanka Balibusle ee gobolka Mudug,iyadoo weerarkaasi ay ku geeriyoodeen 10-qof islamarkaana ay ku dhaawacmeen sagaal kale,kuwaasi oo la socday gaari ka yimid degmada Jariiban islamarkaana ku soo jeeday magaalada Gaalkacyo.

 

Masuuliyiin u hadashay maamulka Galmudug ayaa sheegay inay siweyn uga xunyihiin falalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolka Mudug,waxaana ay soo jeediyeen in loo baahanyahay in siwadajir ah looga shaqeeyo sidii arimahan loo soo afjari lahaa.

 

Falalkan ka dhacaya gobolka Mudug ayaa ah kuwa aan horay looga baran gobolkaasi,balse ay inta badan magaaladaasi ay ka dhici jireen dilal ku salaysan aanooyin qabiil oo si gooni ah uga dhacayay magaaladaasi.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^what is the excitement then, ya Xaaji? Anytime there is a conflict in Mudug you seem to be in your element, why is that awoowe?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this