Sign in to follow this  
Caano_Geel

Look at the difference between, child from Somaliland and child from Koonfuria

Recommended Posts

A_Khadar   

NGONGE;725655 wrote:
You've got to wonder about the thought processes of the brain that came up with this thread!

;);) Don't wonder Awoowe that is the brains s/l project produced in the last 20 years.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Caano_Geel;725956 wrote:
Waar ileen anagaa wax aragnay! ma runta ayaa sidaa idiinka wada oohinaysa! ''Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun''

 

 

Maxaad leedihiin ''Run ha sheegin, annaga runta way na dhibtaa'' yaa rabbi.

Runta ha sheegin laguma odhan ee waxaa lagu yidhi caruurta yar-yar ee dhibaatadu haysato ha ku diganin.

Hadii aanad waxba u qaban karaynin bal u soo ducee in illaahay dhibaata ka saaro: caruurta, iyo maatada ku rafaadsan Soomaaliya.

 

Ma ogtahay curyaankaba

Cago looma waayine

Caynkaa wax loo yidhi

Kuwa cararyee ladan in ay ku cibro qataan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Haddii barwaaqo iyo bashbash caruurta Hargeisa ku jiraan which of course I know many sleep at night hungry but kuwa dhibaatada saa'idka haysato in loo duceeyo baa fiican haddaadan waxba u tuuri karayn.

 

Showqi maxaad tidhi

 

Ma ogtahay curyaankaba

Cago looma waayine

Caynkaa wax loo yidhi

Kuwa cararyee ladan in ay ku cibro qataan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Anigu kuma diganayo, laakiin waxbaan hoga tusaalaynayaa, waxaanan leeyahay, ''Waar caruurta yar yar, sidan ha loo dhaamo''

 

Markaa haddaad idinku u aragtaan, inaan wax ku diganaayo, ama aad dhanka xun wax ka eegtaan, dee taasi waa mid idinka idinku gaara.

Aniga waad i caydeen dhammaanteen, waxaadna igu sheegteen qof bilaa caqliya, laakiin anna waxaan idiin sheegayaa, inaydaan dhammaantiin is wada caqli dhaamin, ma waxa la idinka waayay, qof kaliya oo sida wanaagsan wax u fahma!!!!

 

Ma waxa la idinka waayay qof yidhaahda ''Waa sidaa aad sheegtay, ee maxaa loo qaban karaa'' oo dadka baraarujiya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

A_Khadar;725969 wrote:
;)
;) Don't wonder Awoowe that is the brains s/l project produced in the last 20 years.

You disappoint me, saaxib. That silly comment is not worthy of you. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

NGONGE;725987 wrote:
You disappoint me, saaxib. That silly comment is not worthy of you.
:(

Saaxiib sorry if the facts disappointed you but truely look around just in the solers who support the project EXCEPT few, most of them have some negative impact from it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Taleexi;725985 wrote:
Showqi maxaad tidhi

 

Ma ogtahay curyaankaba

Cago looma waayine

Caynkaa wax loo yidhi

Kuwa cararyee ladan in ay ku cibro qataan.

Taleexi, saxiib wax kale maan odhan ee waxaan idhi: Godane caruurta yar-yarayd ee uu qoriga ku qasbay:mad:

Nabsigoodii iyo Cuqubadoodii way soo socotaa.............Illaahow Soomaalida indhaha iyo dhegaha u fur.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Although I'm not supporting this thread, some reactions are more uglier.

 

Maxaa loola soo boodaa GODANE iyo qashinkaan waa hore tuuray ee aad idinku sheekhyada ka dhigateen.

This gays are only last 2- 3 years in picture, while problems in Somalia are more than 20 years old.

 

Godane caruurta yar-yarayd ee uu qoriga ku qasbay

Nabsigoodii iyo Cuqubadoodii way soo socotaa.............

Yuu nafsigu ku soo socdaa ma reer Hargeisa? Godane ma hargaysa ka masuula ficilkiisa misa kuwa u yeedhay isagoo budhcadnimo iyo tuugo loo haysto ee madaxda ka dhigtay.

Ma ogtahay curyaankaba

Cago looma waayine

Caynkaa wax loo yidhi

Curyaan nimadu waa abuur ilaahay oo oo aanu qofku waxba ka qaban karin balse ku haliganka qabyaalada iyo dagaalka macna darida ahi waa ficil bani aadan oo wax ka badalkiisuna ku xidhanyahay qoomka samaynaya (Ilahay qoomna ma dooriyo ilaa ay iyagu is dooriyaan.

Don't wonder Awoowe that is the
brains s/l project produced
in the last 20 years

The brains that s/l project produced is the brain that create runta ay indhahaagu diidayaan.

 

yaa jabiyay xeerkii forumka? kuwan mise ka bilaabay.

Isn't this breaking the forum rules? Where is the admin? Not only is this blatant tribalism but there are children involved for god's sake.

War lax kasta computer ay iska baratay
si loo isticmaalo! This is truly cringe-worthy. Uff!

This is a great way to show case your doqonimo, Caanogeel.

maafiish caqli!!! Laxda cowska daaqeysaa dhaanta...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this