Sign in to follow this  
OdaySomali

Conflict breaks out in Gambadhe, east of las cano

Recommended Posts

Dhanbaal,

 

Ciidamada SSC ee kusugan deegaamada Nugaasha ayaa caawa fiidkii dagaalku sooqaaday ceedamada Somaliland ee jooga jiida hore ee tuulada Gambadhe ciidamadda SSC ayaa beryahan gurmad uga

 

iimaanayay dhinaca Hawdka waxayna kusoo qulqulayeen deegaamada ay hawgalka kawadaan ciidamadda SSC ee uu hogaaminayo ku xigeenka HMB SSC Col. Cali Hasan Ahmed ( Sabarey).

Dagaalkan ayaa weerarkiisa waxaa lahaa ciidamadda SSC waxayna khasaare ugaysteen ciidamada soomaliland ee kusugnaa Deegaanka Gambadhe waxaana magaalada Laascaanood lasoo gaadhsiiyay labo nin oo dhaawac ah kanatirsan ciidamada Somaliland ee halkaasi kusugnaa, sidoo kale waxaan wax wara laga hayn ciidamada SSC waxa iyaga dhinacooda soogaadhay waxayna shegeen hogaamiyayaasha SSC inay wakhtigan xaadirka ay kusugan yihiin deegaankaasi Gambadhe oo ay iyagu gacanta ku hayaan.

Magaalada Laascaanood ayaa waxaa kusugan wafti ay soo direen Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade islamarkaana shirarkaladuwan lagalayey dadka reer Laascaanood shirarkaa oo macnahoodu yahay sidii lookala furfurilahaa midnimada reer Laascaanood ama umada SSC, magaalada Laascaanood ayaa hada waxaa dhexmaraya ciidamo gurmad ah oo military iyo tikniko Somaliland ah.

Wixii warar ee kasoo kordha dagaaladaasi kalasoco shabakada
oo idinka haqabtiridoonta wixii warara.

Ciidamada SSC ee Aaga Tukoraq oo la wareegay Tuulada Ganbadhe. - Horufadhi

 

Waxaa dagaal xoogani saacado ka hor ka dhacay tuulada Ganbadhe oo dhanka bari 35km ka kaga aadan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Ciidamo uu hogaaminayey Hogaamiye ku xigeenka SSC Col: Ali Sabarey oo doonayey inay deegaankooda yimaadan ayaa waxaa dagaal kala horyimid maleeshiyaadka SNM ee ku sugnaa halkaas. Wararku waxay sheegayaan in hal dhimasho ah iyo labo dhaawac ah ay dhanka SNM soo gaadheen, halka ciidamada SSC aan la sheegin wax soo gaadhay. Mar aan isku deynay inaan la xidhiidhno Hogaamiye ku xigeenka SSC waa noo suurageli weydey. Waxaase magaalada Laascaanood la soo gaadhsiiyey dhaawac ka tirsan maleeshiyaadka SNM. Wararku waxay xaqiijinayaan in Tuulada ay la wareegeen ciidamada SSC, walow war hada na soo gadhay uu sheegayo inay joogaan dhanka bar Kaantarool oo dhanka bariga ah.

 

 

"Maleeshiyada Puntland oo weerar gaadmo ku soo qaaday ciidanka qaranka, dhirbaaxo kululna kala kulmay":::

 

.jn

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

dadkA dhulkooda ha uga baxaan simple as that, how long do they think people will put up with their injustice, they are arresting kids as young as 10 years old in LA left and right.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^ protection the nation from terrorists did you say???indha adeeg qayra caadi ah.! the only terrorists we see that are terrorizing innocent people are the somaliland militia!

 

Bilan, you are right hun. Alle ha garab galo dadka dhulkoda u dagalamaya! xaqooda uun bay radinayaan

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

It is just a matter of time inta the clannish sect of the secessionists ay ka huleelayaan the places that aint theirs. Every man dies but not every man really lives if you secessionists know what I mean. Guulaysta ciidamada xaq u dirirka ee SSC.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

bilan;723841 wrote:
dadkA dhulkooda ha uga baxaan simple as that, how long do they think people will put up with their injustice, they are arresting kids as young as 10 years old in LA left and right.

Let them do as much harm as they can. Them and the few mercenaries impended with them will be dealt with iron fist. Waa la nadiifinayaa baan ku idhi Illaahay amarkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I hate to hear bloodshed but I hate even more for those caused any bloodshed, in this case landers. Leave the town that aint yours so no more bloodshed. Why is that so difficult to do and why so many qaaqle in here promote the invasion and occupation of other people's homes. Why you support the displacement of thousands from their homes. Again what goes around comes around.. A Wise man said, "Waa ladoogiye yaa la dacaroon"..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^somali waxay dhahada nina shantaada faro ka celin sharci kama celiyo..imisa la baryaya mesha baryo way dhaaftay..hada dadkan meel hala iska mariyo . Khalaas. People of SSC have waited for four years..!

 

tan kale ma aqaan wararka in uu kuso gadhay laakin dadki dhowaan lugu dilay laascaanod waxa dilay dad somaliland ka tirsan oo u dilay as a revenge of what took place in kalshale ( they are overlooking the fact that they went to kalshale willingly and are angry abt the ppl they have lost overlooking their xaqdaro i mean what were they doing there to begin with..)...waxayna rabeen in ay ka dhigaan in SSC cidamada u dagalamay dileen (sababtana uga dhigaan in nimanka lo diley shaqada ay u qabtaan somaliland)...Marka somalidu waxay ku maahmaahda war jira cakaaru imaan..runta banaanka bay taala hada it is up to the SSC people to free their lands once and for all! and get on with their lives.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^^ Alliya, I posted about who is behind killing in LA city on the other thread, and it's true at least twice SNM millitia is cought for some of the murders and later released. Hope and only hope from Allah to have these militia of snm their sanity..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

^Oh cool. I havent seen that other thread. As for them having their sanity? they didnt get it for the past four years..halkaas bay so fadhiyaan what makes you think they gonna change now. Laakin marnaba duco lagama daalo haday citieskooda ku noqdaana ..waaa u faaido labada dhinacba. At the end of the day, dagaal wiil ba ku dhinta kuma dhasho. Laakin at times war is inevitable hadii maanto dhan xaqdaro lugugkaa hayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

As Alliya said, Alle naxariistiisa lagama quusto ee ducada badiya in umada alle kala badbaadiyo deriskeena waashayna xaqa alle tuso.. I am still seeing the scars and wounds from Kalshaale on both sides and I am praying not to happen that again. However, hadii la wanaaga isla arki waayo daniba tidhi...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this