Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Raysulwasaare Farmaajo oo ka digay maamulgoboledyada so badanaaya

Recommended Posts

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhaliilay Maamul Goboleedyada laga dhisayo dalka dibadiisa, isagoo ku eedeeyay inay dabada ka riixayaan Dowlado shisheeye.

 

Isagoo hadal u jeediyay Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Gobolka Virginia ayuu Ra'iisul wasaaraha waxaa uu sheegay in Maamul Goboleedyada ay sameysanayaan Jaaliyada dibada ay caqabad ku yihiin Qaranimada Soomaaliya.

 

Mr Farmaajo ayaa sheegay in Maamul Goboleedyadaas la sameysanayo ay dano qaas ah u arkaan Dowlado shisheeye, isagoo sheegay inay ka qeyb qaadanayaan kala taga dadka Soomaalida.

 

Ra'iisul Wasaaraha ayaa xusay in shacabka Soomaaliyed ay ku jahwareersan yihiin Maamul Goboleedyada soo badanaya, waxaana uu ugu baaqay Jaaliyadaha dibada in aanay horseedin in dalka la kala qoqobo sida uu hadalka u dhigay.

 

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhowaan ka qeyb galay kulankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa hada ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka, isagoo kula kulmay Senatorada Aqalka cad ee Mareykanka.

 

Maamul Goboleedyada lagaga dhawaaqayo dalka dibadiisa ayaa noqday sidii tusbax go'ay oo kale, iyadoo hada uu isu rogay mid deegaan iyo beel ku qotoma, tiiyo dadku hadal hayaan inay soo socoto Maamul goboleed xaafadeedyo ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

am gonna have to whole heartily disagree with the prime minister and say these regional admins have brought nothing but positive development to this ofd forsaken country. make as many mamul gobleeds as you wish as long as it leads to any kind of development to any part of Somalia. Whats the worst that can come from it, in my opinion nothing. rather this none sensical warning, he should make sure that any mamul gobled adheres to the rules set in the charter which says that any two or more regions can make their own mamul gobled....

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

tusbax furtayna ka daran,runtu waxay tahay mar hadii lakala qaybsamay oo aanan dib u helayn duca qabe kaligi taliya ah

in wadaadaada loo noqdo kuwooda saliimka ah kuwa qurbaha dawladaha kusoo dhisayna lagasoo saaro awaamir adag ugu yaraan xadhig adag iyo in kaniiniga sonkorta loo diido haday wadanka fowdo kulasoo noqdaan iyo gobalaysi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Imisaad maraysaan i agree with faarmaajo ka waran

 

U have

Buntiland

Galmudug

Ximan iyo xeeb

Galguduudstate

Hiiraanstate

Raascasayrstate

Midstate

Mareegstate

Azania

Jubbarastate

jubbaland

Greenland

Waax iyo waadi

Galguduudstate

udubland

Mid ba topic hada u furanyahay magaceed cawlstate

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Maamul Goboleedyada lagaga dhawaaqayo dalka dibadiisa ayaa noqday sidii tusbax go'ay oo kale, iyadoo hada uu isu rogay mid deegaan iyo beel ku qotoma, tiiyo dadku hadal hayaan inay soo socoto Maamul goboleed
xaafadeedyo ah
.

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Xaaji Xunjuf;719174 wrote:
Imisaad maraysaan i agree with faarmaajo ka waran

 

U have

Buntiland

Galmudug

Ximan iyo xeeb

Galguduudstate

Hiiraanstate

Raascasayrstate

Midstate

Mareegstate

Azania

Jubbarastate

jubbaland

Greenland

Waax iyo waadi

Galguduudstate

udubland

Mid ba topic hada u furanyahay magaceed cawlstate

Where is Somaliland, Awdalstat, and reer Makiirland:confused::confused:

have you forgotten them adeer

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this