Sign in to follow this  
Jacaylbaro

EXCLUSIVE THREAD: 18th of May, The 20th Anniversary of Somaliland

Recommended Posts

Very nice Sool sii fiican ba looga xusay caynabo oog laascanood jaandheer babay boodayaan well done reer laascanood

 

Now only sanaag ba hadhay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Video Kale. Magaalada Oodweyne oo si weyn looga xusay munaasibada 18-Mey

 

Odweyne(Togdhnews)- Magaalada Odweyne ee xarunta gobolka daad madheedh,

ayaa waxa ka dhacay dabaaldeg balaadhan oo lagu xusayo maalinta qaranimada Somaliland ,waxaana socod gaardis ku soo maray wadooyinka magaaladaasi,Ciidamada,Aradayda Dugsiyada iyo ururada haweenka,kuwaasoo ay hor socdeen kooxaha baamboydu kuna tagaeen ,fagaaraha

 

magaaladaasi,waxaana halkaasi kala hadlay Badhasaabka gobolka daadmadheedh Maxamed Gahayr xirsi, ayaa ku dheeraaday maalintani qiimaha ay u leedahay ummada Somaliland,loona baahan yahay markasta in la weyneeyo,waxa uu badhsaabku intasi raaciyay,in Somaliland gaadhay heerkii lagu aqoonsan lahaa,

 

Isagoo fariin u diray dawladaha caalamka kana dalbaday in ay aqoonsadaan Somaliland.

 

Maayirka magaaladaasi Oodweyne ,ayaa isaguna tilmaamay in 18-Mey, tahay maalin ku weyn bulshada, oo si weyna u dareemayaan qiimaha ay ugu fadhido.

 

Sidoo kale waxa iyaguna munaasibadaasi ka hadlay Madaxda ciidamada,Xubno ka mid ururada haweenka iyo waxgaradka degaankaasi,kuwaasoo dhamaantood sheegay in qaranimada iyo jiri taanka Somaliland yahay wax ku dheer,oo dhiigooda ku talaalan.

 

Dabaaldegan lagu xusayay labaatan guurada ka soo wareegtay gooni isu taaga Somaliland ,ee ka dhacay degmada Odweyne ayaa ku dhamaaday farxad iyo damashaad.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

What a day. :) Good to see all the regional capitals (Gabiley, Oodweyne, Ceerigaabo, Borama, Caynabo, Burco, Las anod and last but not least the capital of Somaliland - Hargeysa) having big xuus and military parades in memory & celebration of the day Somaliland was redeclared may18th.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somalilanders come out big in London.

 

Kumanaan ka tirsan Jaaliyada UK oo isku soo baxii ugu balaadhnaa ka dhigay barxada hore ee baarlamanka UK iyagoo ku xusayey maalinta qaaliga ah ee 18ka May 20tan guurada gooni isku taaga Somaliland.

 

b76vxoae0em6ehl67k.jpg

 

4k3e4n5lucsq87m23vwj.jpg

 

7l6j2hn70y8zny6qosy.jpg

 

pe4cpp3jlzy2bra4axd.jpg

 

kz2fjd8qe9f8oebkys7.jpg

 

rog3zxw0av74hhxal4v.jpg

 

s9r8r9in1ls6v8rihd09.jpg

 

a4lzs8c84vtsjcidp8wc.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this