Sign in to follow this  
General Duke

Legend Abdullahi Yusuf's position on Mahiga, Nairobi, Faroole TFG position.

Recommended Posts

Maadey, adeer Abdullahi Spoke like that and much better when he was in Mogadishu, some people then were deaf with clan hate and excitement. The same people today can hear much better since what they found out what they fought for. They got some anti clan hearing aids.

 

Bakaal, adeer where do you live? Yusuf is in Sanca because of health reasons, you can see how his very words carry weight by todays events.

 

Thus go jump.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdullahi Yusuf “Wixii aan Shaqada Uga Tagey Ayaa Socda” [WARAYSI]

11 mins ago | 0 comments 0

 

In Dawladda Federaalku ay qaadacdo shirkii wadatashiga ee Qaramada Midoobey soo qabanqaabisey way ku saxsanaayeen, Waxaana wada dad dooneya in Soomaaliya sidaas ahaato oo aysan Qaran noqon weligeed… Cabdullaahi Yusuf.

 

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Yusuf oo waraysi siiyey laanta afsoomaaliga ee VOA ayaa sheegay in shirkii wadatashiga ee ka dhacay Nayroobi aanu ahayn mid Soomaali dani ugu jirto, waxaana uu tilmaamey in ay wadaan dad u haysta in Soomaaliya ay tahay maxmiyad hoostagta Qaramada Midoobey.

Waxa uu ka hadley:

 

Mowqifka Dawladda Federaalka

Damaca Shariif Xassan iyo cidda wadata

Doorka Puntland ee shirkaas iyo weliba Madaxweyne Faroole

Xalka Soomaali in uu ku jiro in Shir Soomaaliyeed oo gudaha lagu qabtey oo Soomaali leedahay

Danaha shisheeyaha

Waraysi aad u xiiso badan hoos ka dhegayso

 

Cabdullaahi Yusuf Axmed oo loo doortey Madaxweynaha Soomaaliya Okt 2004, ayaa xilka iska casiley kadib markii beesha caalamku cadaadis saareen, isla markaana si cad ugu sheegeen shir ay kula yeesheen dalka Kenya dhamaadkii 2008, waxaana taasi keentay mudadda xilkiisa oo ka harsan tahay 8 bilood in uu is casilo, nuxurka waraysigiisa ayaa ku saabsan in uu ka digaayo wixii dawladiisi lagu sameeyey, su’aasha isweydiinta mudan ayaase ah siyaasiyiinta Soomaalidu ma gaareen heer ay MAYA yiraahdaan isla markaana isku filnaadaan, shacabkoodana kalsooni ka raadiyaan.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Cabdullaahi was dhaba***** while he was prisedent, isagaana hadda sheegay, waa ka badbadiyeen oo daba*****nimadii ugu darneyd bay la rabeen isna waa sii wadi waayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Former president is right on the mark. I'm vehemently against to those who participated the meeting and in supportive of the position taken by the TFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maadey its my opinion that Xasan Dahir & Al Shabaab are the biggest dhaba*****s in the history of Somalia, and all the fake religious groups are worse than any thing Somali's have seen. Yusuf left when he saw that he could not add anything positive, Godane, Xasan Dahir, and all the others are still killing maiming and adding nothing to the Somali cause.

 

Yusuf spoke just like this on many occasions, clan hate and fake religious nonsense was against him. See what it got us?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ninkii toobad keena tabar ama tabar la,aan ha,ahaado waa lasoo dhaweeyaa.

 

 

He threw Faroole under the bus though...........loool

 

Where's NGONGE?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che adeer, Yusuf spoke just like this in the past, Somali';s can hear better these days. One must thank the fake religious groups, the likes of Ahmed Diiriye, and Sharif Ahmed for waking the nation up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

this is not hard to understand, shariif hassan undermined abdullahi and now is trying to do the same with the Good shaikh. How soon we forgot though that the shaikh was in bed with this opportunistic speaker of parliament when he undermined President Yusuf while most Somalis rather then support principals succumbed to the Shaikh Shariif personality cult. The Shaikh is serving out Ysusf's term and its his right to defend that but this "am gonna vote myself into another two years" non sense is something new.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yuusuf:-''*********** in la iga dhigto ayaa la rabay, waan diiday'

 

Gedoweb Caabudwaaq on Thursday, April 14 @ 14:02:15 EDT

 

Madaxweynihii hore ee Somalia Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa si kulul u cambaareeey shirkii wada-tashiga lagu tilmaamay ee lagu soo gabagabeeyey magaalada Nairobi, isagoo ku qeexay mid lagu burburinayo ummadda Soomaaliyeed.

Isagoo u waramayey caawo Idaacadda VOA-da ayuu sheegay Mr Yuusuf in dowlado shisheeye ay ka dambeeyaan qabashada shirkaas oo danta ay ku leeyihiin uu ku tibaaxay in mar kale la gumeysto Somalia, wuxuu tilmaamay in Somalidu ka daashay shirar dibadda loogu qabto waxa hadda la rabaana ay tahay in ay iyaga heshiiyaan, Cabdullaahi Yuusuf wuxuu Qaramada Midoobey iyo beesha caalamkuba ku eedeeyey in ay kala qeybinayaan Somalida iyagoo burburinayo buu yiri dowladda hadda dalka ka dhisan.

 

 

Mar uu ka hadlayey ka qeybgalka kulanka ee guddoomiyaha baarlamaanka ayuu sheegay in Shariif Xasan Sheekh Aadan yahay nin ay dowlado uusan carabaabin dabada ka riixayaan oo la doonayo in wadanka ay ku baab'iyaan sida uu hadalka u dhigay, ''*********** in la iga dhigto ayaa la rabay, waana diiday Shariif Xasane waan aqaanaa aniga sidaas ayaa hadda laga rabaa waa wixii aan soo marnay annaga'', ayuu yiri Mr Yuusuf oo iminka ku sugan dalka Yemen/

 

 

Madaxweynihii hore ee Somalia wuxuu mid shakhsiyadeed ku sheegay tagitaanka shirka ee madaxweynaha Puntland oo uu intaas ku daray in shacbiga reer Puntland uusan marnaba u mataleyn kulanka Faroole.

 

 

Hadalkiisa ayaa ku soo beegmay iyadoo ay isa soo tareyso cambaareynta shirkii uu Mahiga soo qaban-qaabiyey.

 

C/llaahi Axmed Culusow

Gedoweb, Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Don't know whats worse, the whole of Somalia's politics boiling down to 'should we go to Nairobi or not' or Yeey saying outside help is not required :D

 

Sii wata...........

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Yey has spoken as he always did. With clarity. Not sure what people dont understand. A Somali National Conference in Somalia is what is required.

 

Farmaajo has already announced this and its most welcome.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this