Duufaan Posted April 8, 2011 Written by Jidbaale Thursday, 07 April 2011 17:57 Buuhoodle(Jidbaale):- Koox dhalinyaro ah oo watay labo gaadhi oo ka mid ahaa ciidanka qaran waxa loogu yeedho ee maamulka hargaysa ayaa goor casar liiqii ahaa la soo goostey labo gaadhi kana soo tagay maleeshiyadii ay ka mid ahaayeen. Ciidanka caawa usoo galay SSC ayaa waxay tiro ahaan yihiin 9 askari, si aad ayaa ciidankaas loo soo dhaweeyey waxayna hada ku sugan yihiin xeryaha ciidamada. Askartan markii saraakiisha ciidanka buuhoodle waraysateen,waxay u sheegeen in meesha qabiil lagu dagaalamayo, oo ciidanka ay la joogaan muusanow qabiil iyo reer hebel ay meesha ku hayaan wax qaran ama dawlad ah oo u muuqata aysan ku dhex arkin xeryaha ay ku sugnaayeen. Askari ka mid ahaa ciidankii usoo wareegay Ciidanka buuhoodle ayaa yidhi Maadaama aanu aragnay in aanan ahayn labada qabiil ee meesha isku dilaya ayaanu waxaanu go'aan sanay in aanu iska soo tagno oo u wareegno dhinaca buuhoodle oo taariikh ahaan wax xumaan ah aynan na dhex marin hadalkaas waxaa yidhi nin dhalinyaro ah oo sheegay in uu ahaa ninkii horjoogay ciiidankan soo goostey magaciisana noogu sheegay Maxamed Cumar Maydhane. Saraakiisha Buuhoodle ayaa u balanqaaday ciidanka caawa usoo Galay Xeryaha ku teedsan Cayn in wax kasta oo waajibaakooda ciidan ahaan ay heli doonaan baabuurta ay la yimaadeena abaalgud weyn laga siin doono, Sarkaal Ciidanka u hadlay ayaa u sheegay in dhalinyaradan reer Awdal ay yimaadeen dhulkooda isla fiidkii ayaa askartaas loo gudbiyey hotelada waa weyn ee ku yaal magaalada buuhoodle. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted April 8, 2011 It's not the first time that militia from other regions such as this case from Awadal defected from s/l. Many of them it's not so easy to defect since they are not familiar with area's histility and unfamiliarity of the area. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 8, 2011 They are welcome Quote Share this post Link to post Share on other sites
bilan Posted April 8, 2011 is this even true?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 8, 2011 lol@Awdal militia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 8, 2011 After all, its Jidbaale.com. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted April 8, 2011 bilan;710210 wrote: is this even true?? The Pirates are hoping this is true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 8, 2011 As if your news webportals are better than Jidbaale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted April 8, 2011 ^^^^ Unlike your websites who use videos of Chad/Sudan lol. We provide real videos & pictures. Of your leaders who defected to Sland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted April 8, 2011 Taleexi;710215 wrote: As if your news webportals are better than Jidbaale. Don't believe us and we wont believe you. Fair enough? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bashiir Posted April 8, 2011 bilan;710210 wrote: is this even true?? Some one should make call, and .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted April 9, 2011 AfricaOwn;710220 wrote: Don't believe us and we wont believe you. Fair enough? Ishaad ka riday. Quote Share this post Link to post Share on other sites