Sign in to follow this  
Somalina

Mareeg State

Recommended Posts

Jacpher   

Beesha ***** hadda lee kooye.

 

 

Xaaji Xunjuf;709547 wrote:
Somalidi way washeen allow u sahal state ba washay

Waalida waa looga horeeyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Duhur-Toronto-Xaflad aad u qurux badan oo ka dhacday magaalada Toronto, dad aad u fara badanna ka qeyb galleyn aya waxa soo qaban qaabiyay gabdhaha ka soo jeeda Mareeg

 

Region.Somalida ku nool magaalada Toronto oo ka qeyb galay xuskaas oo lagu xusayay dhlashada Mareeg State,ayaa aad ula dhacay madadaalada iyo Music oo aay soo qaban qaabiyen Hobolada Waaberi iyo Fananka Abdi Muse Cadde.

 

Waxaa Cashada ka hadlay Dr Mohamed Haji Ali Mohamed iyo Dr Abdirahman Mohamud Ahmed oo ka qeyb galay shirkii ka dhacay London,oo lagu aasaasay Mareeg State,labada mudane oo khudbad dheer ka jeediyay meesha xafladda lagu dhigay ayaa ka hadlay sida aay muhiim u tahay in la badiyo dadaalkka wakhti badanna la galiyay dhisidda Mareeg State.

 

IMG_0293.JPG

Familiar faces :D

IMG_0295.JPG

IMG_0299.JPG

 

More picshttps://picasaweb.google.com/kuulow10/MAREEGSTATE?authkey=Gv1sRgCKSllKeUlefwiAE#

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this