Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland delegation arrives in Widhwidh..

Recommended Posts

Xiisad ka taagan Magaalada Widhwidh ka dib markii ay yimaadeen Xubno SNM ah oo uu Horkacayo Kayse Abdi Yuusuf.

Xaalad Kacsanaan ah ayaa lagu soo waramaya inay ka taagan tahay magaalada Widhwidh, ka dib markii fiidnimadii caawa ay soo gaadheen xubno ka soo jeeda beelaha SNM oo uu horkacayo Horgal Kayse Abdi Yuusuf oo dhawaan u xuubsiibtey u adeegida maamulka SNM.

 

Xubnahan ayaa la sheegay inay magaalada si kedis ah ku soo galeen, isla markaana ay isku soo beegeen wakhtiga habeenimo ah. Shacabka degmada Widhwidh ayaa la sheegay markii ay ******** imaashaha kooxdan inay aad uga gadoodeen, ayadoo magaaladu caawa xaalkeedu uu meel xun marayo.

 

Dadweynaha magaalaada ayaa hada aad isku abaabulaya, waxaana ay diyaarinayaan qaabkii magaalada looga saari lahaa Xubnahan ka soo jeede beesha bariga burcoee uu hogaaminayo Horgale Kayse Abdi Yuusuf.

 

Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhaya Widhwidh waxay sheegayaan in kooxahan ay degeen guri gees ka ah magaalada halkaasoo ay ku ilaalinayaan maleeshiyaad ay kala yimaadeen Hargaysa.

 

Xaalada magaalada ayaa hada aad u kacsan, waxaana markastaba dhalan kara isku dhac, taasolagu wado in dhiig badan ku daadan doono, hadaan kooxda Horgal Kayse si nabad ah uga bixin magaalada oo dadkeedu aad uga soo horjeedaan.

 

Waxii wara ee ka soo kordha, dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa Insha Allaahu.

 

Horufadhi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abti Koley qolada Jidbaale si khariban bay wax u qoran hasayeshe waftigu wu yimi magaalada warku wa taxane iska yara sug isago habaysan baan ku so dhigi .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Naxar Nugaaleed;709002 wrote:
wheres the pictures xaji, lol

Lol, if it is from the Hargeysa, Burco, Bebera triangle he produces tons of pics and vids...but the rest of the places he just wants us to take his word on it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Jacaylbaro;709029 wrote:
^ ^ Adigu ha hadlinba waaryaa ,,,, where are the photos of the Demos in Borama ??
:D

This is photo's from less then 2 years ago, what shocking is that leader of NW Somalia was from this area yet the people still protested....

 

36.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Most importantly! Never forget!

 

The anti-secessionist revolution that showed the flag of the new Awdal State that is being shown all over the world this one

 

Picture%20559.jpg

began in Borama it's self and is spreading the world!!

 

mud.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Thankful;709040 wrote:
This is photo's from less then 2 years ago, what shocking is that leader of NW Somalia was from this area yet the people still protested....

 

36.JPG

lol dude recycling pics.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wefti ka socda Somaliland oo ay horkacayaan taliye mustafa Galaal Iyo keyse cabdi yusuf oo si diiran loogo so dhaweyey Magaalada widhwidh

 

*iyo saraakil *ka tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland oo so gaadhay degmada widhwidhXubnahan oo ka so kicitimay magaalada oog oo fiidnimadi xalay so gaadhay Magaalada widhwidh koley magaalada so gaadheen ayaa waxa so dhaweyey haween caruur* iyo dhaliyaro ka so jeeda degmada widhwidh. Bishi november sanadki ina soo *dhaafay aya shirweyne nabadeed lugu qabtay magaalada widhwidh oo ay ka so* qeyb galeen cuqaal waxgarad garaado *ka so jeeda degmada widhwidh iyo xubno Gudiga arimaha bariga eeh Somaliland eeh *u madaxweyne Siilaanyo magacaabay* oo lugu xaliiyey Mushkuladihi ka taagna degmadaas *wararku waxay kalo ay *sheegeyaan Saraakisha ciidamada qaranka ee so gaadhay Magaalada widhwidh inay ka* ariminayan siday magaaladu ay u yeelan lahayd Boolis ku filan oo nabada iyo amniga suga.Dhanka kale Keyse cabdi yusuf oo hore uga tirsanan jiray koox nabadiid ayaa dhawaan qaatay nabad wuxuna u sheegey dadweynaha widhwidh in anay magaalada widhwidh cidi na ka xigin ay maanta na ay tahay magaalada ugu nabada badan Somaliland. Isago* hadalkisa si wata ayu wuxu sheegey* in shuftada buhoodle joogta anay wax dan u hayn bulshaweynta sool sanaag iyo cayn gaar ahaan kuwa ka so jeeda widhwidh. Wuxu sheegey in ay dadku u nabad iyo horumar u baahanyihin iyo mashariic laga hirgaliyo widhwidh eeh widhwidh dagaal uma baahna *eeh yaan Degmooyinkeena Dad dibada ka yimi dadkeena dib u celin Abaara dalka ka jira Shuftada Buhoodle maxay idinka la caawisay abaaraha bu Keyse weydiye shacabweynaha Widhwidh.Maanta la filaya inay saarakishan *iyo waftigan ay la kulman waxgaradka iyo cuqaasha degmada widhwidh

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

I told you, that is Keysa's plan. Go Hargaysa and get few trucks/armors and some cash. Back to home and enjoy until it runs out. Cashar kama bartaan miyaan. What a desperate attempt. What is he going to help you with? Capturing Buhodle?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this