Sign in to follow this  
General Duke

Hargaysa: Warlord Siilaanyo Commits Genocide in Somalia's SSC Districts

Recommended Posts

^^ What's sir about that he said there is drought in the country and they paid all the civil servants and doubled their salary and he also said he spoke to garaad selebaan and garaad abshir and some other clan chiefs in buhoodle how is this sir or do you have a problem with comprehending the Somali language?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;704033 wrote:
^^ What's sir and he also said he spoke to garaad selebaan and garaad abshir and some other clan chiefs in buhoodle

What on Earth got you so angry. Let me guess, that a mole could tape your whole "government" shows how weak and pathetic they are. Siilanyo is getting Mugged all over again

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laascaanood, Mar 22 - Weriyayaasha ka hawlgala magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa la soo gudboonaatay xaalad aad u qallafsan oo isgu jirta xarig, caburin, caga-juglayn, iyo qalabkii ay ku shaqaynayeen oo inna laga qaaday, inna la burburiyey.

 

Magaalada ayaa lagu soo rogay bandow har iyo habeen ah oo aan dadka loo ogolayn in ay guryaha ka soo baxaan; goobaha ganacsiga ayaa gebi ahaan xiran, wax dhaqdhaqaaq ahina aanu ka jirin magaalada.

 

Axmed Cali Faarax oo ka mid ah weriyayaasha magaalada Laascaanood oo aan wax ka weydiinay xariga weriyayaasha ayaa sheegay in xaalad aad u adag ay la soo daristay saxaafadda xorta ah ee ka hawlgasha magaalada Laascaanood.

 

Weriye Axmed waxaa uu xaqiijiyey in la xiray weriye Maxamed Cismaan Cabdi-nuur oo ka mid ah bahda saxaafadda ee gobolka Sool, uuna dhalay weriye Cismaan Cabdi-nuur.

 

Sidoo kale waxaa uu xaqiijiyey in ay ciidanka bilayka Somaliland ay galeen guriga weriye Maxamed Shaqalle, ayna qaateen qalabkii uu ku shaqayb jiray suxufigu sida kamerado iyo kombuutaro.

 

Weriye Axmed Cali Faarax waxaa kale oo uu sheegay in gebi ahaan saxaafadda gobolka ay la soo darseen xarig, caga-juglayn, iyo caburin joogta ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland Vice President - Seylici " There was no xasuuq against innocent people in Kalshaale"

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaashaanka Ku Dhuftay In Ciidamada Somaliland Ay Galeen Xusuuq Wakhtigii U Socday Dagaalkii Kalshaale.

 

Hargeysa (Ramaas) Mar.24, 2011 - Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi (Saylici), ayaa beeniyay in ciidamada qaranka Somaliland ay galeen xusuuq ka dhan ah xuquuqda aadamaha oo loo gaystay dad shacab ah intii uu socday dagaalkii deegaanka Kalshaale ku dhexmaray ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada kooxda falaagada ah ee SSC.

 

Md Saylici waxa uu sheegay in aanay jirin wax xasuuq ah oo ay galeen ciidamada Somaliland muddadii u socday dagaalkii Kalshaale, laakiin ay ciidamadu iska difaacayeen wareero ay ku soo qaadeen kooxda nabad-diidka ahi, isla markaana aanay suurta gal ahayn in xasuuq loo gaysto qayb ka mida shacabka Somaliland. Waxaana uu yidhi isaga oo arrintaas ka hadlaya “ Ma qabo in cidi xasuuq samayn karto qarnigan 21-aad mana jirto wax xasuuq ah oo dawlada Somaliland gaysatay nabada ayaana u dana cid walba ummada reer Somaliland cid la xasuuqayo ma jirto waxa ummada Somaliland kan Buhoodle jooga ka jooga Laascaanood iyo jooga Lawya-cadaba nabad ayay dani ugu jirtaa”

 

Waxa kale uu Madaxweye ku xigeenku ka hadlay furashada ururada siyaasada, isaga oo sheegay in ay tixgalin doonaan natiijada rayi ururinta la filayo in ay sameeyaan guddida ka soo talo bixinta furashada ururada Siyaasadu.

No one believes you mate....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this