Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Mogadisho: Axmed Diiriye elder supports Increased UK aid to Somaliland

Recommended Posts

Beelaha banadiir oo Sheegay in ay ku Faraxsanyihiin Dhaqaalihii laga Weeciyay Dowlada KMG loona Wareejiyay Dowlada Somliland Wareysi Afhayeenka Beelaha Mogadisho Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo lahadlayay Radio Hadhwanaag Studiyaheeda Muqdisho

 

Beelaha Mogadisho oo inta badan kamid ah dowlada KMG ah ee Soomaaliya odayaal daqameedyada iyo inta badan dadka reer Muqdisho waxaana dhamantood ay sheegeen in dhaqaalahaasi uu haatan meel Fican ku baxayo Dhageyso Wareysiga Axmed Diireye Wareysi Qaade xasankuuriya

 

(Hadhwanaagnews) 8 March,2011

 

Nabadoon Axmed Diiriye Afhayeenka Beelaha Mogadisho

 

Beelaha Muqdisho oo inta badan kamid ah dowlada KMG ah ee Soomaaliya odayaal daqameedyada iyo inta badan dadka reer Muqdisho waxaana dhamantood ay sheegeen in dhaqaalahaasi uu haatan meel Fican ku baxayo Dhageyso Wareysiga Axmed Diireye Wareysi Qaade xasankuuriya

 

Halkaan Guji oo Dhageyso.mp3

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Good move from the elder. I respect Axmed Diiriye he is a man that has no ill feelings towards Jamhuuriyada Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

in dhaqaalahaasi uu haatan meel Fican ku baxayo

dhaqaalahaas dagaal kale ayaa lagu huriyay oo xaduudo aan jirin baa lagu baadi goobay

 

Tan kale haduu axmed diiriye dowlad wax ka yaqaan ma yiraahdeen,,,, hade adeer hadii ilaahay kuu sama ogolyahay gabadhaan labaatan jirka waxay iigu dhalatay shiirkole miyaysan xaq u lahayn inay ku guursato,,snm meel walba naf bay ka raadinaysaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni lacagta ama sadaqada ay ingriisku bixiso Somalia ba wala siiya kenya wala siiya Ethiopia wala siiyaa wa aid money waxana loogu talo galay takuleyn dhaqaale ama ha noqoto shaqo abuuris caafimaad tacliin inta ba ,, intaasa loogu tallo galay ta xuduuuda Jamhuuriyada Somaliland wa shay muqadis ah in xuuudaada la so xidho maha na xuduud been been ah oo reer sameystey wa xuduudi 1884 Berlin lugu heshiyey wa xuduudihi isticmaarku dhigay wa xuduuduhu Midowga africu ku dhaqman. Marka oday Axmed diiriye si fiican bu u dhigay iyo urur siyasadeedka hag ba

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaji xurjuf waa runtaa sadaqada gaalada waxaa loogu tala galay in dadka baahan wax loogu qabto ma'aysan oran xududihii 1884kii ha lagusoo celiyo. waqooyi iyo koonfur ayagoo 80 sano kala maqnaa bay goosteen inay midoobaan maalinkaas ayaa xuduud gaaleedkii tirtirmay kan hadda la doonayo waa fitno dadka lagu gumaadayo waxaana loo adeegsaday snm oo cadow shisheeya ka shidaal qaadata,, mar walbana isku howsha xataa koonfurtaas holcaysa inay kaadi ku damiso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

dee ma cid ba tidhi sadaqada gaalada ayaaa dad lugu gumaada waxasi wa iska warar aan sal iyo raad toona lahayn ,, Somaliland iyo Somalia iyaga ku tashaday inay midoobaan 51 sannadood ka hor iyagana ku tashaday inay kala taga'an. Xuduudka isticmaarku wa mid taarikhi calaami ah oo wa mid africaanka oo dhanki ku dhaqmaan wa shurucda u yaala midowga africa Somaliland iyo Somalia kolkey ay midoobeen wa kuwi midow galay eeh shacabka Somaliland iyo ka somalia ba laga qaaday afti midowga inay raaacsanyihin iyo in kale Shacabka Somaliland uma codeyn midowgaas way ku gacansaydheen marka midowgi Somaliland iyo Somalia mid sharciyeysan ba ma ahayn Wana wajib in lugu noqdo Xuduudihi isticmaarka sabab wa sida kaliye eh lugu bad badi karo wana tay Somaliland ku dhaqaaqday wana ta maanta nabada lugu joogo . Cadawga shisheeye eeh laga shidaal qadanayo anigu ma garan halka waad yara faah faahin doonta

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

I will not slander Axmed Diiriye ... but why he is talking soo heart breaking about Somaliland just when they have beef with Puntland!! hmmm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheelle.T;700640 wrote:
Aqoonsigii Axmed Diriyana ma laga deyay? Desperation iga dheh
:)

K'naan & Maryan Mursal failed now Ahmed Diiriye?

 

The secessionists are trying their best..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Most of us are happy that 40% of the Queen's money is going to Somalia's Northwestern region.

 

Haddii si fiican loo maamulo wax tar weyn buu u noqon karaa Somaalida jooga Waqooyi Galbeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina;700679 wrote:
Most of us are happy that 40% of the Queen's money is going to Somalia's Northwestern region.

 

Haddii si fiican loo maamulo wax tar weyn buu u noqon karaa Somaalida jooga Waqooyi Galbeed.

Somalina awoow sawdiga ka baqay inad Somaliland so qortiid ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this