Sign in to follow this  
Maaddeey

Maydka ciidamada Burundiga oo daadsan!!

Recommended Posts

Maaddeey   

Sheekadeydee socon weyday?, intaan maqnaa ayaad been isu jiibiseen Adi & Adiga lee :D waxa aan soo qoray hal wax oo been ka ah maleh, 3 mar ayaa la hubiyey ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Beledweyne & B/Xaawoba waa ka bexeen, wax aad ogtahay maxaad iga warsanee?!!, ciidankiinna waxaa ka dhici doonta: 'kala boobaay baal ii reeba!!'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@adi iyo adiga... sheekadii 600 boqol askari aan dilney ay u dhowdahay taas.

 

Seriously though, waa la idinka sifeynaa Xamar yaa AlKebab sirdoon! mar horaan kuu sheegey, is qarxiya intaan la idin qarxin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ciidamadii aad isku halleyn jirtay wax la laayo & wax nolosha lagu qabto haddii laga dhigay maxaa idiin yaallo??. Berri Salaadda Jimco kadib Amiirada khudbadahooda si fiican u dhegeyso! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^iney Dawlad Islaami ah ku dhawaaqaaan baa u hartay, waana soo socotaa, 10 gobol oy ku jirto inta badan Muqdisho ayay heystaan, Xamar oo dagaal ka socdo mooyee inta kale waa nabad, weliba shacabka tabaaleysan waa la kaalmeeyaa, meesha Tfg-du caanteyn aysan ummada baahan ka gaarsiinin cuntada loogu soo dhiibay!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Ileen gaalada Soomaaliga wey ku hadlaan.

 

Opening shan iyo toban topic about this isn't gonna triple their death. Maaddeey is having airhead moment as always.

Share this post


Link to post
Share on other sites

With all due respect, the Al Shabaab groups have been on the losing side these few days. They maybe tough facing Somali's but seem to be on the run when the AMISOM troops come calling.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Funny thing how Maadey is feeling the heat for once and confusing Nomads in SOL. Oba while a good lad is no Somalina. While I disagree with her on many issues, she is a fighter, while our Oba is like I said a good las..:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bilowga dagaalka Warbaahinta ee Muqdisho iyo Dowladda oo aamusiisay Idaacadda Shabaab

 

Waa bilow kale oo dhinaca dagaalka Warbaahinta ee horay uga dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Kooxda ka soo horjeeda ee Shabaab, iyadoo loolanka dhanka dagaalada uu sii kululeeyay dagaalka dhanka afka ee Barobagaandada labada dhinac.

 

Tan iyo markii dagaalada ka bilowdeen Caasimada Muqdisho horaantii todobaadkan, isla markaana Dowladda KMG ay qaaday hujuum ballaaran ayaa waxaa waji kale sii yeeshay dagaalka dhanka warbaahinta.

 

Muqdisho waxaa ka howl galla Idaacado kala duwan oo qaarna madax banaan, kuwana ku kala hadlay afafka dhinacyada isku haya Caasimada.

 

Dadka Muqdisho waxay todobaadkan ku jahwareersanaayeen hadalada is khilaafsan ee Idaacadaha ka sii deynayeen dhinacyada dagaalka ku lugta leh oo guulo ka kala sheeganayeen.

 

Idaacada ku hadasha afka Shabaab ee IQK ayaa soo gudbinaya macluumaadka dagaalada, iyadoo wariyeyaasheeda ay jiidaha dagaalka ku sugnaayeen, Idaacada waxay gashay xaalad dagaal, barnaamijyadii caadiga ayaa noqday mid bedela xaaladaha dagaalka, waxaa sii wehliya Nashiido, iyo suugaano gabayo ah oo ka hadlay guubaabada dagaalka.

 

Radio Muqdisho Idaacada afka Dowladda ku hadasha ayaa iyana ahaa kuwo la saan qaadayay dagaalka, waxay dib u soo nooleeyeen Heesihii wadaniga xilligii gumeystaha, iyo suugaano guubaabo ah, kaas oo bilow u ahaa duulaanka qorsheysan ee Dowladda.

 

Labada warbaahin weerarkooda dagaalka afka waa sii xoogeystay labadii maalmood ee u dambeeysay, dadkana waxay ahaayeen kuwo hadba mar dhagaha u raaricinaya, si xaalada ay ugala socdaan.

 

Balse maanta ayaa markii u horeysay abaarihii 11-tii barqanimo la waayay codkii IQK, iyadoo mowjada Idaacada ay ka soo gashay la dul saaray Radio Muqdisho, waa tallaabo dhanka dagaalka iyo moraalka Ciidamada ay u qaadeen, kadib markii si rasmi u aamusiyeen Idaacadaas.

 

Mowjada FM-ka ay ka soo gasho IQK ee 102,5MHZ, waxaa la dul saaray Mowjada kale ee Radio Muqdisho ka soo gasho, ee dhirirkeedu yahay 90.00MHZ, tiiyo xaalada sidaas u muuqata ayaa labada mowjadood waxaa isku qabsaday Wariyeyaasha ka hadlay Radio Muqdisho.

 

Xeyndaabka Dowladda oo si weyn loogaga dhageysanayay IQK ayaa waxaa banaday Dowladda oo dulsaartay mowjadeeda Raadiyaha codkeeda ku hadla, waana ficil kale oo dhanka dagaalka warbaahinta u qaaday.

 

Arrintan ayay Dowladda macno badan uga dhigan tahay, taas oo dadka la socda arrimaha warbaahinta sheegayaan in dagaalka warbaahinta uu yahay mid qeyb lixaad leh ka qaadan kara dhanka dagaalada tooska iyo niyada ciidamada, si loo jahwareeriyo dhanka kale guulihiisa is daba jooga hadii ay noqdaan in lagu soo gudbiyo Iclaamka.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol...thank you gentlemen but we are dealing with You-Know-Who here.

 

Maadeey: qudbadii jumcaha your Shababistan leaders aad sheegeysey aawey I don't go to radio AlFurqaan?

Teeda kale, riyadii lagu dhisi lahaa Koonfuristan State goormey rumoobee? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this