Sign in to follow this  
Maaddeey

Maydka ciidamada Burundiga oo daadsan!!

Recommended Posts

Maaddeey   

Meydadka ciidamada shisheeye oo Ceelasha Biyaha lageeyay iyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo diyaarado kasoo degeen. .

 

Khasaara aad u culus ayaa ciidamada shisheeye ee ku sugan magaalada Muqdisho kasoo gaaray dagaalada culus ee maalintii 2-aad ka socda magaalada.

 

 

 

Dhimashada ciidanka Afrikaanta ayaa inta la ogyahay gaartay 85 Askari oo badankood ay Meydadkooda soo bandhigeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

 

 

Deegaanada lagu barakacay ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa maanta lageeyay Meydadka ilaa iyo 10 Askari oo ku dhimatay dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay wadada isku xirta Gaashaandhigga iyo kuliyadda Jaalle.

 

Dibad baxyo xoogan oo ay shacabku ugu dabaal degayeen guulaha mujaahidiintu ka gaareen dagaalada B/xaawo iyo Muqdisho ayaa maanta ka dhacay inta u dhexaysa Muqdisho iyo Afgooye.

 

Saraakiil katirsan Shabaabul Mujaahidiin ayaa deegaanka Calamada kula hadlay Kumanaan Shacab ah oo daawanaya Bakhtiga ciidanka Burundi oo maanta lageeyay Ceelasha Biyaha.

 

Shacabka ku dhaqan Ceelasha Biyaha,Lafoole,KM13 ayaa maanta Indhahooda ku arkay Bakhtiga ciidanka shisheeye oo halkaasi lageeyay.

 

Dhinaca kale garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa soo caga dhigtay diyaarado uu lahaa Ururka Midowga Afrika waxayna daad gureeyeen dhaawqacyo iyo Meydadka ciidanka shisheeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Ina Sheekh waa lagu salaamay!, su'aashaada hadaan ka jawaabo: Xasuuqa tartiib tartiibka eh sidaad sheegeysid waxaa ka mas'uul ah hoggaamiye kooxeedyada magaca dawladda wata & ciidamada shisheeyaha ah ey wataan!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey..........Cakuye buunbuuniska....6 askari in la diley waan oghay oo midna dhaawac lagu qabtay. Ma taqaannaa inta Al-Habaab ka dhimatay? Mise ma rabtid inaad ka hadashid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

This is very sad. The Burundians were civilizing the sOMALIS, teaching them about humanity, feeding the needy and taking them into the 21st century.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abwaan;697671 wrote:
Maaddeey..........Cakuye buunbuuniska....6 askari in la diley waan oghay oo midna dhaawac lagu qabtay. Ma taqaannaa inta Al-Habaab ka dhimatay? Mise ma rabtid inaad ka hadashid?

Abwaan, Adiga noo sheeg haddii aad ogtahay!.

:D :D @ Polanyi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Aniga hal shaati ayaa igu filan, adigase kalsoonidii ayaa kaa luntey marba hadaad seddex thread u baahatey. I'm guessing radio AlFurqaan ayaa kugu filnaan waaye. :D

 

Meelaha aad qabsateen ku soo dheji halkaan. Aan aragno progress-ka aad sameysey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Ninac is me, I changed that to Somalina long ago before the forum facelift yaa bad Shababi sirdoon. :D

 

Oba can speak for himself...lol...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this