Sign in to follow this  
Abwaan

Heeso macaan oo ay dad bilicsan qaadayaan balse ay habboonayd in si wadajir ah loogu qaado Somalia.

Recommended Posts

gooni   

Ragga qaar baa aad u xamaadaysan ood moodaa inay calan runa heleen.

somaalidaan wax kalay soo wataan haadaan ilaahay qaadka ka qaban,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Wareer badanaa....Saddexdii aan soo xusay baan la yaabbanaa ee ma kuwo kalaaba sii laaban...Bal aan aragno in cid walba hees ay isku xayeesiineyso ay ka hesho halkii ay Soomaali isla heesi lahayd oo wax wada qabsan lahayd.

 

Waxaa iigu darran dhallaanka iyagoon Af-Soomaali baran la baray ciddeennaa dadka u fiican...lol,....Maxaa mustaqbal iyo magacba looga ciyaaray, maxayna Soomaali weyn ka garan intay caqli lahaayeen maamul qabiil baa guryahooda laga faaninayee, calan Soomaaliyeedna inuusan ka lulanayn baa laga yaabaa.

 

Yaa dhaho hays xabeebinnina been-beentaan waa laga baxayaaye...ee dadkiinna dhinac ka raaca....lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;693140 wrote:
@abwaan , beenta maahan laakin fanaaniinta waxaas ma daneeyaan beryahaan shilinka so galaa ka muhiimsan..

lol....waa runtaa 'Sing as you get paid" bay xaaladdii noqotay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Calan yahow ama calanbaad noqon u ciidansha dadkiisa

Ama callal baad noqon la cayna callalada

 

Midwalba loo hees Ka la bidhaansanayo ee ka dheereyey inta kale ka lagu dayanoyo iyo ka liita ee lagu lug go'ay waxase ay ku kala hor mari sida ay dugsi ugu noqdaan umada hoos joogta.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

gooni;693169 wrote:
Ragga qaar baa aad u xamaadaysan ood moodaa inay calan runa heleen.

somaalidaan wax kalay soo wataan haadaan ilaahay qaadka ka qaban,,,,,

Waa yaabe muxuu qaadka dhib ohoo dadku uu ku hayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa yaabe muxuu qaadka dhib ohoo dadku uu ku hayaa?

wyre qaadka hadaad cunto wax ma dhaqan kartid,waxna ma dheelsiin kartid, waxna ma dhigan kartid.

waxaa kasii daran intaas, khiyaali waxaa laga yaabaa inaad garbasaar gabar ka dhacday calankaagii runta ahaa moodo,,,,, lagama sheekayn karo dhibta uu dadkeenii ku hayo,,,, badbaada allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this