Sign in to follow this  
nuune

God Bless Odayaasha Soomaalida

Recommended Posts

nuune   

Anoo qof ku sugaya boosteejada weyn ee ku taala centreka Abu Dhabi ayaan meel iska fadhiistey gudaha terminalka oo meel la iskaga nasto ah, kadib laba odey oo Soomaali ah oo saaxiibo ah ayaa midna horteyda soo fadhiistey, kan kalena midigteyda, markaa sports football ka socdey tv on da wall ayaan ku mashquulsanaa.

 

Odayaasha waxey iga rabeen inaan salaamo ama sheeko iska camirano, aniguna markaa muraayadaan football asia cup ka daawanayey, 10 minutes passed, then odeygii iga soo horjeeday ayaa saaxiibkii ku yiri "qaabkiisaan garanayaayee waa qolyahaa reer Xamar", TVgaan iska daawanayaa laakin waan maqlaa, kii kalaa u jawaabey saaxibkii oo yiri "waan ka shakkisnahey inuu qolyahaa reer Xamarka ah yahay"

 

kii markii hore yiri waa reer xamar ninkan ayaa hadana yiri "waa reer Xamar, iyagaa lagu yaqaan aamuska intey meel soo fadhiistaan waa dabeecadooda", kii midigteyda fadhiyaa u jawaabey sxbkii oo yiri "mayee waa reer Waqooyi", markiiba hadalka waxaa dafey kii hore oo yiri "haduu reer Waqooyi yahay hal daqiiqo ka badan maba aamusnaan laheyn oo indhaha ayuu faraha kaa galin lahaa", labadii odey waxey murmaan kolba dhinac ii gadiyaan mar yiraahdaan waa reer Bari, marna dhahaan waa Baajuun, marna yiraahdaan waa qolyaha reer Malindi ee Kenya, marna dhahaan waa Eritrean, sheekadana waan ku fahmey waxaa la rabey inaan isa sheego qofkaan ahey oon sidaa ku soo dhax galo sheekada

 

 

Markuu murankoodi batey anna aan iska aamusnahey oo TVga iska daawanayo ayaa odeygii hore ee sheekada bilaabey yiri "maandhoow waan daalnayee oo dhimaney ma noolinee maad na kala qabatid" , intaan soo fiiriyey ayaan ku iri "inta aad sheegteen maba ihi" markaasna Af Carabi ayaan ku leeyahay oo lahjatul-Saxaaba ah, intey isku yaxyaxeen oo wajigoodi is badaley ayey i dhaheen xageed ka timid, kolkaasaan iri Ruushka ayaan ka imid in Af Carabi oo Ruush ayaan ahey, intey istaageen labadoodiba ayey iga ag dhaqaaqeen, hope I wasn't mean to them

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hada ka hor koo reer woqooy eh aa sakaraat n0qday n0oh markas baa ashahaadka qabso la dhahay and then waxu yiri ( I will not all0w my country to be a part in somalia ) war ashahaadka qabso wadan wadan ma jiree hadane ku yiri ( dee calan geyka cagaarka iyo wadan geyka baan u dagaalami ) cuqdada ku jirto lee hadad ogan leheed siduu somali ugu faruuro qaniin sanaayay lee naftii baa ka baxday

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aamin God bless odayasha somaliland kuwa somali baa roon seewaa adi jB Waraa meshee dhimasho imaado calan cagaran iyo wadan geyka looga ma baahna bro ee camal suban iyo ashaahaadasho aa lagaa rabaaa, oday kista oo 4rm woqoyi eh waxa uu dhintaa asagoo leh somaliland baa nahay wadan geyna anagaa leh, reer m0gdisho ha dhacan intee ka dhacday xaga ka doon ashahaadkaba maba yaqanaan aa isdheheee......jB DAGAAL BAA RABTIIN HAYE,passport iyo lacag cusuba so saraten haye....yakhee viva m0gdisho, hargeysa down aamin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

That is very, very, very mean Nuune. Believe me, you made a very big mistake.

I don't know why you feel good about what you did.

 

You were right in being silent (although you could also have taken a minute to greet them and say you want to watch the football and excuse yourself), but once they talked to you, why not just say I am from here or there. It is not like they asked you your clan? Although we know probably that is what they wanted to know.

 

Arintaa dib ha ugu noqon Nuune!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^I second that, nuune quruubo joogto asaal baad noqootee - how could you ignore elders sitting right infront of you? The were trying to engage you in small talk, I have heard such a way of attracting ones attention - anigo meel tagaan baa mar mar maqlaa, " maa Soomali baa" - I usually turn and say " haa iga maa xigtiid [my favourite phrase with Jac]"..Lol

 

its bad manners to ignore elders - anigu koleybaa I prefer them to young men/women.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Adigu AT&T reerihii aad odeyga u aheyd xal ma u heshay smileys.gif

 

Odayaasha I found out they have being coming to this spot for the past 20 years for sheeko doon and waqti dilis, I might meet them again once I pass that place, but what will the meeting do, they now know I am Rusian and will run away from me smileys.gif

 

Hade salaanta ma anaa bilaabi mise ayaga(sida sharciga qofka fadhiyaa la salaamaa), illeen anigu waan fadhiyee, iney iyagu bilaabaan bey aheyd, waan fahmayaa wey yara cabsadeen oo axadkan Soomaaliba ma ahan bey is yiraahdeen ee tijaabiya hadii uu soo dhax gali karo sheekada, markaas waxaan xirnaa funaanad garan ah oo kilkilaha ka bannaan iyo dabagaab aad u weyn oo lowyaha ii joogey, meeshu waa kuleel.

 

 

Malika, haye, waan raali galin odayaasha kolka, shaahna waan wada cabeenaasmileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

nuune, shaah iyo shaxaad yar baa laa iska siyaa dee..heh.

 

I honestly enjoy the company of elders - some of them can be naughty especially the men..heh. I have an old lady friend, she tells me stories of when she was a girl and Sayidka rampaging their village...she sometimes forget, I am not her age..she asks me if I remember berigii ee abartaa dacdee ee gelkuu dintee oo laguu yaqee mel hebeel..I tend to nod, smile and later tell her - maxaa kaa oog ahay geel iyo abaar iyo Sayidkii iyo dulki - sijuyaad baan ahay ..heh, we laugh and the conversation goes on..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   
:D, sidhaa aad adigu diblee uu tahay , Odayguu naa wuu aha. I can introduce you to my old lady friend, so you can get an insight to history by those whom lived it..hehe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this