Sign in to follow this  
Saalax

Faroole: Farmaajo waa nin iska hadlay oo meesha la keensaday

Recommended Posts

Somalina   

No such thing as 2KM.

 

tababar%20(4).JPG

No qabiil maamule ALLOWED! Only the recognized presidents can sit there! (nice chairs, don't you think?) :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalina awoow that's the République de Djibouti Not Somalia the 2 km government is still where it was in 2009. besides the TFG President is in Egypt the Pm is in the states and the speaker of the parliament is also in Egypt. Who runs the country?

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Oh dear. Faroole needs to contain himself a little. Megaphone politics should usually be the last card to pull put.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sensei;688813 wrote:
I thought Shariif cadde's gov was structured upon qabiil.

lol..barlamaanka TFG v baarlamaanka Farole isku meel ma dhigi kartid. Wasiirada TFG iyo wasiirada Farole isma barbar dhigi kartid. Maxaa kale aad dooneysa inaan kuu fasiro? adigaa mudan...;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Farmaajoha Muqdisho ma Riyoonayaa Mise waa ka garasho

Written by Ibrahim Duale Suleiman

Jan 19, 2011 at 12:20 PM

 

Dadka siyaasiyiinta sheegta ee somalia gaar ahaan kuwan gacan ku rimiska ah ee banaanka laga soo macmalo, laguna ilaaliyo Villa Somalia waxa aad moodaa inay dal iyo dad ka taliyaan, waa hubaal inay yihiin tools cidi ku adeegato,dawladaha jaarka ah ha noqdaan ama meelo mandaqadda ka baxsan ba ha noqotee.

 

Waxa aanay marnaba ku kala duwanayn horbooda yaasha Villa Somalia inay dadafeeyaan xaqqa shacabka Somaliland u leeyahay aaya ka tashigooda iyo weliba xaqiiqada dhabta ah ee jirta.

Waxa aan tusaale yar u soo qaadanayaa sida dawladaha Carbeed waagu dushooda oga beryay siday oga soo horjeedeen rabitaanka shacabka Koonfurta Sudan oo aftidii ka hor carabtu ka dhego adaygtay.

 

Haddaba Kooxaha Muqdisho ku sugan ee sheegta DKMG ee uu horkaco Shiikh Shariif iyo raiisal wasaare ku sheeggiisa waxa aad moodaa Gurayadii ciidda madaxa gashan jirtay iyada oo is leh cidi kuma aragto.

Ninka lagu magacaabo Farmaajo waxa aan leeyahay saaxiib adeerkaa Siad bare xabaasha ku soo warayso waxa somaliland ka soo qabsaday,adiguna haddii aad isleedahay somaliland waad hagardaamayn kartaa weli waxa kaa dhiman waayo aragnnimo iyo taariikh dheer oo dadka afsoomaaliga ku hadla soo maray.

 

Farmaajo ha ka tooso riyadan uu isku qanciyay madaxda somaliland taariikhda ha gasho, saaxiib kuwii hore ee midnimadii fashilantay ka soo qayb galay ayaa taariikh madaw ku leh somaliland kuwan maanta joogaana rabitaanka shacabka ayay dalka ku hoggaamiyaan isagaana asal ah.

Madaxweynayaashi hore ee somalilandna rabitaanka shacabka ayay ku socdeen, Madaxweynaha maanta joogaana kama leexan karo waxii shacabku ugu codeeyeen.

 

Waxa aad kaaga khaldan Madaxda Somaliland maaha gacan ku rimi sida kuwa maxaabiista u ah AMISOM ee aan maamulkoodu gaadhin xafaadaha Muqdisho.

Madaxda Somaliland waxa ay ku yimaadeen doorasho xor ah oo dunidu ka markhaati ahayd.

Faarmaajo waxa ceeb ku ah shakhsiyadiisa haddii uu isleeyahay somaliland waxa keeni kara ama joojin karaa waa madaxda.

 

Xukuumadda somaliland waxa looga baahan yahay inay xoojiso dagaalka ka dhanka ah maamulka farmaajo ee gacan ku rimiska ah, xoogna u dardar geliso siyaasadda arrimaha debedda ee somaliland.

Shacabka somaliland guud ahaan iyo qurbajoogga gaar ahaan waxa looga baahan yahay inay qaawiyaan maamulka farmaajo iyo cadaawadda ay u hayaan shacabka somaliland.

 

Qurba joogga somaliland waxa looga baahan yahay inay xoojiyaan xidhiidhka caalamka ay la leeyihiin iyaka oo adeegsanaya magacyada ururada ay leeyihiin iyo weliba xidhiidhadooda shakhsiga ah iyaka oo awoodooda oo dhan ku wajihi doona dagaal aan waxba la isula hadhin maamulka liita ee Farmaajo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

lol..barlamaanka TFG v baarlamaanka Farole isku meel ma dhigi kartid. Wasiirada TFG iyo wasiirada Farole isma barbar dhigi kartid. Maxaa kale aad dooneysa inaan kuu fasiro? adigaa mudan..

Very true, I could not have agreed with you more. One functions and the other does not, fasiro adiga keebaa kee ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sensei;688822 wrote:
Very true, I could not have agreed with you more. One functions and the other does not, fasiro adiga keebaa kee ah.

Adiga fasiro this: Soomaliya (qabiil walba) v 1 sub sub sub clan. Igu soo noqo markaad fahamtid waxad isku meel inaad dhigtid rabtid.

Garacad iyo Eyl are located where? Ku noqo micnaha functions, soo laabo markaa...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalina;688711 wrote:
No such thing as 2KM.

 

tababar%20(4).JPG

No qabiil maamule ALLOWED! Only the recognized presidents can sit there! (nice chairs, don't you think?)
:D
:D:D

Oo Faroole ma intaas buu la qaraarayaa? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this