Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Maamulka G/Banaadir oo nalal ku xiraya wadooyinka Muqdisho

Recommended Posts

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta faahfahin ka biixyay qorshe nalal iyo adeeg koronto oo buuxa looga hirgelinayo qaar ka mid ah wadooyinka ugu mashquulka badan magaalada muqdisho taas oo qeybaheedii ugu horeeyay lagu guuleystay

 

howshan dib loogu habaynaayo dhalalkii wadooyinka dhiniciisa ku yaalay ee ku burburay dowladii dhexe islamrkaana ay hormuud u yihiin maamulka gobolka Bandir iyo shirkado wadani ah ayaa iminka waxa ay ka soconaysaa wadada Maka Al mukarama laga soo bilaabo taaladii Daljirka daahsoon ilaa iyo wadada shaqaalaha halkaa oo si siman loogu dhiririyay baallooyin lagu xeray Nalal ifiya habeenkii wadada dhinaceeda qaybna ka qaadanaysa in isu socodka dadka xiliyada habeenkii mararka ay suuragal noqoto .

 

Afhayeen maamulka gobolka Banaadir Max'ed C/laahi Cariig oo maanta isagoo ku sugan goobaha ay dhismooyinkaa ka socdaan la hadlay Radio mqudishu ayaa sheegay in maamulka uu howshan bilaabay islamrkaa muhiimadu ay tahay sidii dadka reer muqdisho ay waxoogaa raja ah u dareemi lahaayeen maadama ay xiliya badan raja xumo ku noolaayeen isagoo sheegaya in ay kala kaashadeen fulinta howshan shirkada korontada ee Soomaali Power oo ah shirkad Soomaaliyeed gacanna ku siisay maamulka dhinaca korontada, . laha kale ee adeegyada bulshada kuwaa oo ku buburay dagaaldii dalka ka socday mudad dheer .

 

Eng Cabdi Axmed Taabad oo isaguna ah agaasimaha waaxda kororntada iyo biyaha maamulka gobolka Banaadir oo isna aan la hadlay Radio Muqidsho ayaa sheegya in howshan ay waqti kooban ku soo gabagabyn doonaan waxaana uu tilmaamay in hadi bulshadu ay isku duubanto ay sahlanaan karto dib u helida bilicdii Muqdisho.

 

talaabadan uu maamulka gobolka dib u habaynta ugu samaynaayo wadooyinka Muqdisho gaar ahaan deegaanada ay maamusho dowlada KMG Soomaaliya ayaa waxa ay rajo galinaysaa dadka Muqdisho oo iyagu mudo 20 sano aaney la kulmin yididiilo muujinaayo dowladnimo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;687684 wrote:
00%20997.jpg

 

00%20999.jpg

 

Muqdishu has good handymen. They are much better then the Ethiopians. Somaliland should give them green cards so they can come work in Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who else does the labor work in Somaliland ??? ,,, waa dad shaqo.

 

Warkanna waa war fiican ,,,, Lakin Alshabab uun ha laga ilaaliyo yaanay gurane

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

A Gradual rebuilding of Mogadishu is in everybody's intrest , except those who are against the revival of the Rerpublic.

Many from Hargeisa have contributed to Mogadishu's beauty, so if Mogadishu engineers work in Hargeisa( their 2nd Capital ) remains a mote point to the bone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Did you know that Faisal Ali Waraabe was the head engineer of Muqdishu city for years? He is the one who has contributed to the beauty of Muqdishu. Unfortuantly he likes more Addis then Moqdishu nowadays. how ironic.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^looooool@he likes addiss ababa more than he likes xamar. I blame the qaad and too much misinformation by qudhmis. Anyways I see no issue with Xamaris helping out reeq waqoyiga with rebuilding gabiley.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

The Zack;687736 wrote:
^looooool@he likes addiss ababa more than he likes xamar. I blame the qaad and too much misinformation by qudhmis. Anyways I see no issue with Xamaris helping out reeq waqoyiga with rebuilding gabiley.

Faysal Ali Warabe does not chew khat nor smoke, sxb. Aside from his public outbursts, he is a decent man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

faysal wadani waaye daacad waa mar aan xasuusta oo gabdhaha somaliland kula kulmay UK markaasu yiri, hadaad tihiin hablaha somaliland qabiil baa idin jarjaray oo kula dardaarmay iney dhaafan qabyaalada oo lagu midoobo qaranimo uun..

Share this post


Link to post
Share on other sites

RedSea;687775 wrote:
Faysal Ali Warabe does not chew khat nor smoke, sxb. Aside from his public outbursts, he is a decent man.

Faisal cali xuseyn cilmi wa nin dalkisa iyo dadkisa jecel wa nin nurku ka muuqdo manad arkayn

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

RedSea;687775 wrote:
Faysal Ali Warabe does not chew khat nor smoke, sxb. Aside from his public outbursts, he is a decent man.

OK. I blame this Qodax dude, its his fault we are talking about Waraabe in a Muqdisho thread.

 

Good move by TFG, start building what you can, the rest will come.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this