Sign in to follow this  
Jacaylbaro

New York Times Says Somaliland Has the Strongest Case to be Recognized

Recommended Posts

Western diplomats say Somaliland probably has the strongest case to be recognized as a nation, because it is the most democratic part of Somalia and is
. This summer, Somaliland
in which the incumbent president lost and gracefully handed over power to the opposition, a rarity in Africa considering the disputed elections in Ivory Coast, Kenya, Zimbabwe and elsewhere.

Somaliland representatives were in Juba, trying to buttonhole Western and African dignitaries and plead for recognition of Somaliland. “I’m encouraged,” said Abdillahi M. Duale, a former Somaliland government minister, who met with Mr. Mbeki this past week. “What’s happening here in South Sudan is going to help us.”

 

HERE: http://www.nytimes.com/2011/01/11/world/africa/11sudan.html?_r=1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland representatives were in Juba, trying to buttonhole Western and African dignitaries and plead for recognition of Somaliland. “I’m encouraged,” said Abdillahi M. Duale, a former Somaliland government minister, who met with Mr. Mbeki this past week. “What’s happening here in South Sudan is going to help us.”

 

Former Minister of Foreign Affairs Abdullahi Mohamed Duale is right, what is happening in South Sudan will be an encouragement for Somaliland to

follow its aspirations.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nimanyahow horta anigu waxaan kayaabanahay qoladan the D-block ah ee uu AT&T kadhashay, ayaan darrada haysata, ileen waxay kuleeyihiin waxbaan xoraynayana, Somalinimo ayaan udhimanaynaa dowladnimo ayaan raadinayanaa, waxaana loo dhaxaysiisay laba qolo oo midna marqaanki kaga go'ay iyadoo leh 'KAW WAAR DE WA NALA AQOONSANAYAA MAR DHOW' iyo kuwo sidee isugu rifaayeen magaalada madaxdi isku hilmaamay 'ARYAA MUQDISHO UNUKAA ISKA LEH'

 

Alshabaab baase waxoo dhan aamus yiri, shaqada utaala AT&T waynin badanaa, ilaahay hadilin isagoo waajibkiisa gudan, Aamiin, waar de Aamiin dhahaya idinkuna.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;686781 wrote:
same old same.

 

 

South Sudan is a bad analogy for Somaliland's case. Somaliland will remain part of Somalia.

 

Why don't you write to the New York Times?

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is going in the right direction ...............

 

 

Somaliland will remain part of Somalia

That does not help adeer ...... and not good for the future.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Qandalawi;686802 wrote:
Nimanyahow horta anigu waxaan kayaabanahay qoladan the D-block ah ee uu AT&T kadhashay, ayaan darrada haysata, ileen waxay kuleeyihiin waxbaan xoraynayana, Somalinimo ayaan udhimanaynaa dowladnimo ayaan raadinayanaa, waxaana loo dhaxaysiisay laba qolo oo midna marqaanki kaga go'ay iyadoo leh 'KAW WAAR DE WA NALA AQOONSANAYAA MAR DHOW' iyo kuwo sidee isugu rifaayeen magaalada madaxdi isku hilmaamay 'ARYAA MUQDISHO UNUKAA ISKA LEH'

 

Alshabaab baase waxoo dhan aamus yiri, shaqada utaala AT&T waynin badanaa, ilaahay hadilin isagoo waajibkiisa gudan, Aamiin, waar de Aamiin dhahaya idinkuna.

"Garowe unukaa leh" iyo "Museveni, meeqa rag ayaad ka rabtaa jabhada?" or my fav "Welcome to burcadbadeed.com, GUARANTEED to HIJACK your markab for ransom" lol... ayaad ka iloowdey liiskaada...

Atleast story-rigaada si fiican u soo qor. Dad ayaa wax laga sheegaa ayaad ka danbeysaa, haddana si fiican uma dhameystirin maansadaadii...what a shame!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Looooooooooooooool @ Somalina, walahi si daacad ah baan uqoslay, thanks for the laugh Aboowe.

 

 

Laakiin daacad uhadal, anaga at least wax Somalinimo layirahdo waan ogalnahay, hada eeg Burcad-badeenimada unukaa leh ma oran, waa nalala qaybsadaa Somali oo dhan baa kujirta si gacmo furanna baan ugu soo dhawaynay, a year ago a group of Somalilanders ayaa training lasiiyay xataa... Garowe -na waa meel nabad ah Calanka Buluuga ahna uu cirka babanaayo, marka you are welcome anytime, anyday...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ghedi, Hussein Aidid iyo Abdulahi Yusufba, mideeda kale Xabashidu hadey wax xun yihiin maxaad hoosta uga jirtaan maxaadse Buhoodle ukeenteen? Xabashi markasta hala soo ordin taas loo wada simanee

 

 

Waryaa JB secessionist xabashi marki loo baahdana waa la isticmaalaa marki laga maarmana dee futada laga laadaa, aduunyadu hal meel mataagna caqligu waa inuu shaqeeyaa dadkana lamideeyaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

SL adigaa awalba odhan jiray xabashi bay la socotaa iyo Soomaalininiday diidan yihiine ,,, yaa yidhi kii lahaa Soomalinimadaa igu dheer oon u dhimanayaa baa xabashi u yeedhay oo dadkiisii ku laayay ??? ,,,,,,,,,,,,, Aar naga daa deee :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this