Sign in to follow this  
Jacaylbaro

New York Times Says Somaliland Has the Strongest Case to be Recognized

Recommended Posts

Somalina   

Qandalawi;686906 wrote:
Looooooooooooooool @ Somalina, walahi si daacad ah baan uqoslay, thanks for the laugh Aboowe.

 

 

Laakiin daacad uhadal, anaga at least wax Somalinimo layirahdo waan ogalnahay, hada eeg Burcad-badeenimada unukaa leh ma oran, waa nalala qaybsadaa Somali oo dhan baa kujirta si gacmo furanna baan ugu soo dhawaynay, a year ago a group of Somalilanders ayaa training lasiiyay xataa... Garowe -na waa meel nabad ah Calanka Buluuga ahna uu cirka babanaayo, marka you are welcome anytime, anyday...

lol...Abaayo fiiri. qof aad far ku fiiqi kartaan maanta ayaa iska yar. Intaas soo garo marka hore.

Soomaliya dhibaatadeeda waa wax Soomali ay sababtey, cid gaar ah oo la dhihi karo"it is their fault only" ma jirto.

Football ayaan host gareyney ayaad ku celcelinaysaa (forgetting to give credit to SFF) like inaad xabad joojin ku sameyseen Soomaliya oo dhan...

Waxba ma aha laakiin, keep up your fadhi kudirir hadal haddii uu wax taraayo ama lagaa dhageysanaayo...good luck abaayo...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Jacaylbaro;686933 wrote:
SL adigaa awalba odhan jiray xabashi bay la socotaa iyo Soomaalininiday diidan yihiine ,,, yaa yidhi kii lahaa Soomalinimadaa igu dheer oon u dhimanayaa baa xabashi u yeedhay oo dadkiisii ku laayay ??? ,,,,,,,,,,,,, Aar naga daa deee
:D

Iskuulka casharkii la rabo ayaa la qaataa dee, maadan garan intaa!

Xabashidii la soo dhaweystey waa la ilaabey, apparently that course ardey badan meysan register-gareyn oo waa la cancel gareyey...:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this