Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Puntland Needs Fiber Optic Project. Editorial

Recommended Posts

Optical_fiber_cable.jpg

 

FIBER OPTIC PROJECT: Maxaa Puntland ka hortaagan Mashruuca Optic Fiber Project? Maamul iyo ganacsato Hurdada dheeraystay

 

Posted to the Web Dec 28, 19:26

 

AKHRI: Somcable oo mardhow bilaabaysa shaqadeeda

http://somalilandpress.com/somcable-has-completed-preparation-of-the-optic-fiber-project-19568

 

SomCable oo ah shirkad ay leeyihiin ganacsato reer Somaliland ah ayaa hadda wada taaba-gelinta iyo arruurinta macluumaadka, sidii Somaliland looga hirgelin lahaa mashruuca Fiber Optic Project.

Shirkada SomCable ayaa la sheegay inay hadda soo dhamaysay baaritaankeeda ayna mardhow howlaheeda shaqo ka bilaabayso deegaanada hoos yimaada Maamulka la magac baxay Somaliland.

 

Shirkada SomCable ayaa la sheegayaa inay Suuqa ay ku soo gashay iyagoo xiriir la leh shirkad kale oo laga leeyahay dalka Jabuuti oo lagu magacaabo Djibouti Telecom oo iyadu bixinaysa inta badan dhaqaaalaha , sidaasna la doonayo in lagu hirgeliyo Mashruucan..

Waxaa xusid mudan inay Mashruucan Optic Fiber Project, la doonayey markeedii hore in Xarrun looga dhigo magaalada Muqdisho, arrintaas oo suuroobi waysay Qatar laga qabo burcad badeeda Soomaaliyeed, waxaa Mashruucaas markii hore dabada ka riixayey ganacsato reer Muqdisho ah oo samaystay shirkad lagu magacaabo Dalkom, iyadoo la sheegayo in arrinkaas uu u suuroobi waayey ganacsata shirkada dalkomsomalia.com

Inkasta oo shirkada Somcable ay shacabka reer Somaliland ay ku eedaynayaan inay kullamaan tahay shirkad kale oo Jabuuti laga leeyahay oo ay dulaal ka yihiin mashruucaan oo kaliya , hadddana waa shirkad ku doodaysa inay wax ka qabanayso dalkeeda ayna wadanka ka abuurayaan suuq shaqo oo caalamiya.

Su’aasha la isweydiinaya ayaa ah deegaanada Puntland oo ah goobaha ugu muhiimsan dhanka Ganacsiga,ahna deegaanka ugu Bad ballaaran Soomaaliya marka laga fiiriyo dhanka Deegaanka iyo berigaba, maxaa ka hortaagan inay suuqaan galaan, mise waxay doonayaan in Projectiyo Socda dad soo habaystay ay soo hoos fariistaan.

Shirkada Somcable(Somaliland) oo booska ka riixatay Dalkom(muqdisho) sababo dhabka amaanka ah, ayaa doonaysa inay Cable systemka ka hirgeliso deegaano dhowr ah oo ay kamid yihiin xuduuda ay leeyihiin Puntland iyo Soomaalida Ethiopia, Cable-kaas oo qaarkiis la marinayo dhanka Badda Barbara , kaas oo systemka Data-da u gudbinayaa Station-ka Jabuuti kaas oo ku sii xiraaya Line-ka International-ka caaalamiga ah.

Suuqa Isgaarsiinta oo noqday allaada ugu muhiimsan maanta suuqyada Ganacsiga , ayaa waxaa soo baxaya inay aad looga dheereeyey Ganacsata Isgaarsiinta Puntland iyo kuwa Maamulka Puntland oo korkooda laga wato projectiyo kala duwan oo loo baahnaa inay marhore ku baraarugaan kana hirgeliyaan dalkooda, si ay uga faa'iidaystaan shacabka Soomaaliyeed ee Puntland.

 

 

Maxamed Yare

Daabacaada: Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

AYOUB;683692 wrote:
Fibre optic technology would make ransom demands secure and much quicker.

lool.

 

Also it would give a boost to Online "Business Deals". Puntland could become second to Nigeria in terms of online "business deals".

 

 

And imagine how many new oppurtinies for internet piracy it would create.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ayoub you are really obssessed with piracy? What does fiber optic has to do with piracy?

 

I know a company in Puntland that is working on this very project and would like to keep it secret until it is fully operational.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

Ayoub - fiber optics in Somaliland will likely not affect the burgeoning drug trade there so I don't think pirates in Puntland will benefit much from it either. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Internet piracy and hacking offers a lot of potential. Timur you should follow your kin and consider that line of business. pirates enjoy high status in Garowe, imagine the status they would give to an online interner pirate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qodax, pirates any day over biyo la'an in hargeisa. Come on bro u know it 100o pirates is better managed then 2 million khat chewers and pedofiles. And remember pedofilia only happens somaliland. Thers proof for it also just ask me

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qodax I wouldnt be suprised if ur dad did some molesting with u either, ileen dhaqan baad uu lee tihin. No other somali region has any reported case of pedofilia except somaliland. And its rising everyday plus there thousands of cases that go unreported according to the undp

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdirazak_PTL;683940 wrote:
Qodax, pirates any day over biyo la'an in hargeisa. Come on bro u know it 100o pirates is better managed then 2 million khat chewers and pedofiles. And remember pedofilia only happens somaliland. Thers proof for it also just ask me

 

What is the proof?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdirazak_PTL;683941 wrote:
Qodax I wouldnt be suprised if ur dad did some molesting with u either, ileen dhaqan baad uu lee tihin. No other somali region has any reported case of pedofilia except somaliland. And its rising everyday plus there thousands of cases that go unreported according to the undp

:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qodax dhaqan xumo markay timado anigu iyo adigu waan kala fican nahay. Sababto ah why aniga i can be president of somalia abdirashid sharmarke, abdullahi yusuf lakin adigu you cannot? yes maybe egal was prime minister but not president. All somali tribes from east, south, west and even northern tribes think the same things about u. Is wedi why your women have ilko cas and other women dont? that means your women chew with men and when u chew with men she is in bed with someone.

 

Now count how many ilkocas girls in hargeisa? were talking millions...not 1 or 2 bad girls BUT MILLIONS therefore your mother being one is at a greater chance. Even porn films are made in you city. Sxb weliga dhaqan xumo qabil kale laguma sheego when its all agreed in somalia hal reer ba dhaqan xumo lagu yaqan and its hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qodax ma rabta inan bar bar dhigno dhaqan xumada hamar, iyo garowe iyo hargeisa...you wanna go there? sxb waad coyneysa wallahi because I have older relatives that give me the gossip

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qodax u cant defend hargeisa sxb Its impossible when you face the evidences. You want to see what I mean?

 

Hamar hal dhaqan xumo ba lagu yaqan wa sigada paltalk, but then again what a girl does in her home its up to her at least bananka lama tagayso

Garowe hal dhaqan xumo ba lagu yaqan iman, ayan hersi, weris...But weris and iman dhaqan xumo ma aha because even saudi girls model and modelling isnt sex. But even if its classified as dhaqan xumo at least its only 3 girls its better then millions of ilko cases in bed with jaad chewing men dont u think?

 

Secondly Michael mariano even nearly became president of somaliland? what does that tell u? that means your whole population dont follow shariah law. At least with puntland ayan hersi cannot even live there let alone be political representative because puntland waxay follow garayan sharecada something your qowdhan *** never knew Your fathers used to insulted diinta as part of their vocublary. wuxuba ahaa wax laga naxo oo xeer la yirahdo ***** muslim ma aha wa yahudi

 

Sxb you want go there with me lets go there...nagaha london joggo oo ***** ah wa nagaha 80% rag la fadhiyo merfishka lakin qabilada lagama helo xitaa magacyo baan ku sin kara if u want. But ka baro odeygi germanka oo xitaa og somalia meesha laga doonto dhiloyin wa hargeisa lol he even did porn film but he never dare do thats stuff in garowe or usc land because wuu og yahay nagahu sidasi ma aha meeshasi.

 

Sxb at the end of the day you cant win this, i have so much information in the back of my head that you will cry..weli ma sheegin arimaha kale oo wa-weyn

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abdiyoow, not only have you insulted my family, but also my clan, my region of origin, all girls from Somaliland, but also the people from Xamar by saying that people from Xamar jerk off on paltalk!!!!

 

There so many insults in your post, I dont even know where to start replying.:confused::confused::confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this