Sign in to follow this  
Somalina

Madaxweyne Shariif oo isbitaal ka dhex furay Madaxtooyada.

Recommended Posts

Aaliyyah;680991 wrote:
lol madaxtooyada? marka ma dhakhtar asaga iyo intii madax ah u shaqeenasa..see camal? umada wa in uu wax u qabta ninku. Anigu waan la jiray hadana waan la jira laakin sidan si ha isku dhaamo shabab iyo waxa la mid ah meel ha iska mariyo umadana dhakhtar iyo iskoolo iyo waxkastaba ha u furo..

 

salaam

Abaayo isbitaalkan sababta lo furay waxa waaye mardhow weerar ayaa lagu qaadi doona mucaaridku waxaana lo baahanyahay meel lagu dabiibo ciidamada, maadama guuldarada dowladda lagu micneeye daryeel la'aan iyo mushaar la'aan waxey xukumaddu ballan qaaday iney wax ka bedelayaan daryeel la'aanta iyo mushaar la'aanta, marka isbtitalkan la dhisay qeyb ay ka tahay isbedelada ay xukumadu ballan qaaday..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Shiekh Sharif is a president of Somalia. I agree with Somalina, no one can dispute that. It is a fact, whether he is doing his job the proper way or not is another story. Besides, its not really his fault somalia is in a very sorry state now..not much he can do about it. So we should just stay positive..

 

Somalina did I misunderstood you? or did you say farmaajo is reer hamar? I thought he was ****** unless you mean he was raised in hamar..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Oba waa gartay. I just love how somalina was getting defensive saa uma wayna bay tidhi lol...anyways hadii aay tahay dhakhtar askarta dalka xoreenasa u shaqeena ma xuma..ilaahay hala garab galo. Anuu shabab ba iga hor timide..dalka hal qof ha mamulo oo dhibdan 20 sano ka badan na hayasta halaga socdo..marba in labo is qabsato waa laga fiicanyahay. Viva Somaliwayn!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kulmiye   

Oba, i am not losing hope in Somalia- but i think its always an issue when they try to tell that you have the right leaders in place to put things in order- so far i have not seen or heard of any positive results since Sheikh Shariif have been in office- in fact this hospital thing is the first sign of Shariif doing something and putting the international aid to use. Hope to see more positive things from his administration:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Somalina;681066 wrote:
Somali Galbeed waa idinla degnaa Xataa Jigjiga my grandma ayaa joogta weli...Waa kula leeyahay kaaga, keygana anigaa leh...lol

 

Deal with that disturbing fact aight!

Well you are an Ethiopian now, another disturbing fact ...

 

Somalina;681066 wrote:
Btw, Farmaajo is my adeer, so yeah, he is family! Xamar asaga iyo aniga leh...lmao

Just for the record....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Wikipedia ku qoro hadaad doonto. Do I sound like I give a hoot. lol...dadkaanaa!

Kamaavi, buuga madow (ma xasuusataa horta?) leen kaa dhex arkey shaley, wax kale ma yaalaan meeshan.

 

Go see Yogi Bear in 3D to calm your nerves. lol.... it helps a lot.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Aaliyyah;681080 wrote:
Shiekh Sharif is a president of Somalia. I agree with Somalina, no one can dispute that. It is a fact, whether he is doing his job the proper way or not is another story. Besides, its not really his fault somalia is in a very sorry state now..not much he can do about it. So we should just stay positive..

 

Somalina did I misunderstood you? or did you say farmaajo is reer hamar? I thought he was ma-reexan unless you mean he was raised in hamar..

 

salaam

Aaliyyah, Farmaajo is born n bred in Xamar marka he is 100% reer Xamar. Ma fahamtey mise waan kuu sii jilciyaa?...ok then, one more time.

Aniga, KK, MMA, Tuujiye n the rest of SOLers oo ku dhashay Xamar are all reer Xamar. Ma sii wadaa, mise waad garatey?

 

Ok walaaley, Zack iyo walaalkiis aan iska celinaayaa now, wey i gardareysteene. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Somalina;681151 wrote:

 

Ok walaaley, Zack iyo walaalkiis aan iska celinaayaa now, wey i gardareysteene. lol

AGGAH soo inagii heshiinay dee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

The Zack;681152 wrote:
AGGAH soo inagii heshiinay dee.

Adiga markaad isoo weerartey ayaad heshiis dooneysaa kadib ee see camal?

Waayahay waan heshiiney bal.

 

Have you seen the new BlackBerry flip? Canada inoo soo gaarey ma ogi weli, but it looks nice n I so want to get it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Dagaalku waa iska caadi, it was a civilized one. We are not like the SOL ciyaal ee cuqdada isku wada qabo.

 

Are you asking about this Blackberry? Clamshell-9670.png

 

It has been out here in the US for a while now. It is not bad at all, it still has the regular RIM operating system on it. It also has a front display (which is nice coz you can see your notifications while the flip is closed) and a nice keyboard. It is a bit bulky when the flip is open though, that is the only downside of it.

 

P.s. Blackberry Torch is the bomb these days, kaasna eeg bal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Waa runtaa, dad is fahmo lee isla kaftami karo.

 

I'm thinking a lot about which phone to get in January InshaAllah. IPhone 4G, Torch or your fav cellphone aad ku dhaaratey.

What to do ayey mareysaa sheekada hadda.

Which 2 will you recommend out of what is out there right now?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladdu ay dib u dhis ku sameynayso kaabayaasha Bulshada

 

Sabti, 18 December, 2010 (HOL) − Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in dowladdu ay dib u dhisayso isbitaallada, dugsiyada waxbarashada iyo jidadka magaalada Muqdisho, kuwaasoo aan dayactir helin intii uu burburku jiray.

 

"Waxaa naga go'an, inaan dib u dhis ku sameyno kaabayaasha bulshada, gaar ahaan waddooyinka, iskuullada iyo isbitaallada... maadaama ay burbursanaayeen muddo 20-sano ku dhow," ayuu Sheekh Shariif ka sheegay xaflad uu xarigga kaga jaray shalay gallinkii dambe isbitaal laga sameeyay gudaha madaxtooyada.

 

Isbitaalkan, ayaa lagu daweyn doonaa ciidammada, shaqaalaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay waxyeellooyinka kasoo gaaraan dagaallada ka socda dalka, gaar ahaan Muqdisho.

 

Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuu codsaday in 20-kii sano ee wax la burburinayay lagu badalo dib u dhis, isagoo sheegay in isbitaalladii dadka lagu daweyn lahaa, sidoo kalena ay burbursan yihiin wadooyinka iyo iskuullada dalka oo dhan.

 

Waa markii ugu horreysay, oo gudaha madaxtooyada Soomaaliya oo ay ku shaqeyso dowladda laga furo isbtiaal, lagu daweynayo dadka shacabka ah, askarta iyo shaqaalaha kale ee dowladda, wuxuuna Sheekh Shariif ku sheegay tallaabadaas guul.

 

Hadalka madaxweynaha, ayaa imaanaya iyadoo dhawaan uu sheegay in ciidammada dowladdu ay diyaar u yihiin inay dib u soo celiso ammaanka guud ee dalka, gaar ahaan Muqdisho, oo ay inteeda badan gacanta ku hayaan xoogagga hubeysan.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

It really depends on what the user is looking for. Anigu I prefer Android phones over any other phone, the reason is they are on an open resource meaning you can get more crazy apps. I am actually in the process of developing my own app and unlike Apple, Google doesn't have restrictive guidelines so the process of publishing the app aint that difficult. If your main use would be Calls, Messaging, Emailing and Browsing, I would definitely get an Android phone or and iPhone4G. If you are getting an Adroid phone and don't mind about the whole touch screen thing, get the DROIDx but if you have to have a keyboard for texting and what so, get the DROID2. Personallly, Blackberry's do bore me because the first ever made Blackberry and the newest one have no big differences. Their differences are limited to: Trackball, no trackball, QWERTY keyboard, regular keypad, flip, non-flip, so basically the difference are mostly hardware-based as opposed to Software.

 

EDIT: iPhone4G is one the greatest phones in this world today, I have to admit that now after IQ'ing it for several weeks. If you are one of those APPLE geeks who have Mac Pro, Ipod, Itouch, and Ipad, Iphone4 will just be another friend of yours. It will be easy to sync your itunes with it too. It Irons your clothes too, JK LOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this