Sign in to follow this  
Somalina

Madaxweyne Shariif oo isbitaal ka dhex furay Madaxtooyada.

Recommended Posts

Somalina   

1108-full-so.jpg

 

December 17, 2010

 

Muqdisho :( Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo uu wehliyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xariga ka jiray Isbitaal la dayactiray oo kuyaala gudaha Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho.

 

Kadib Xaflad gaaban oo kadib salaadihii Jimcaha lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxaa uu halkaasi xariga uga jiray isbitaal lagu magacaabo Medical Health Center kaasi oo horay ugu yaalay xarunta Madaxtooyada balse mudooyinkii u dambeeyay dib loo dayactirayay.

 

Goobata dib loogu howlgalinayay Isbitaalka ayaa waxaa sidoo kale ku sugnaa Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed Farmaajo, Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna wasiirka gaashaandhiga Xukuumada KMG C/xakiin Max’uud Xaaji Fiqi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.

 

Isbitaalka Madaxweynaha uu maanta xariga ka jaray ayaa waxaa uu ka koobanyahay dhowr qoybood oo isugu jira Gargaarka deg deg ah,Shaybaarka, Farmashiye iyo qeybka bukaanka la jiifoyo.

 

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa sheegay in dib u dhiska isbitaalka ay qeyb ka tahay qorshe dowladda KMG Soomaaliya ay dib u dayactir ugu sameyneyso goobaha muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed.

 

Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG iyo ku xigeenkiisa ayaa iyana soo dhaweeyay talaabada dib loogu howlgaliyay isbitaalka ku dhexyaala xarunta Madxatooyada ee Villa Soomaaliya iyagoo si weyn ugu mahad celiyay dadkii ka qeyb qaatay dib u dhiska isbitaalka.

 

Inkastoo aysan fududeyn in bukaano dad rayid ah oo ku waxyeeloobay la jiiyo isbitaalkaan cusub maadaama uu ku dhexyaalo xarunta Madaxtooyada oo amaankeeda ay si weyn u sugayaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa hadana qaar ka mid ah saraakiisha dowladda KMG Soomaaliya waxaa ay si hoose Shabelle ugu sheegeen in isbitaalka lagu dabiibi doono Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ee ku waxyeelooba dagaalada ka dhaca Magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Somalina

U sheeg Shariif he needs to open Gym too, haduu massjidkii iyo isbtaalkiiba ay madaxtooyada ku yaaliin, Waaba meel ha u dhaqaaqine, xabsi muu ku jiraa Madaxwaynaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

We are seeing the formation of Shariif city, a walled city which has everything it needs inside, I think next they will open a suuq, and next to that it will be a kawaan hilib.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;680899 wrote:
We are seeing the formation of Shariif city, a walled city which has everything it needs inside, I think next they will open a suuq, and next to that it will be a kawaan hilib.

heheheh

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Nina isbitaalka malaga soo horjeedo, laakiin why madaxtooyada ay ugu baahan tahay hospital, haduu xanuunsado banaadir, Digfeer, Madina muu is geeyo. aniga inuu meesha ku curyaamo baan ka baqayaa, wuxuu u baahan yahay dhaqaaq, shaqadii, iyo jiifkii, cibaadadii aa hal meel ahaa, hadana haduu xanuunsado xataa in la dhaqaajiyo ma rabo. lacagta waa inay balaayada madaxa duuban isaga ceshaan wax dhiside ha danbaysee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

bilan;680922 wrote:
Nina isbitaalka malaga soo horjeedo, laakiin why madaxtooyada ay ugu baahan tahay hospital, haduu xanuunsado banaadir, Digfeer, Madina muu is geeyo. aniga inuu meesha ku curyaamo baan ka baqayaa, wuxuu u baahan yahay dhaqaaq, shaqadii, iyo jiifkii, cibaadadii aa hal meel ahaa, hadana haduu xanuunsado xataa in la dhaqaajiyo ma rabo. lacagta waa inay balaayada madaxa duuban isaga ceshaan wax dhiside ha danbaysee.

Xan ayaan ku maqley in Isbitaalkan loogu tala galey ciidamada dawlada. It all comes down to one thing; LOCATION.

Madaxtooyada waa la soo weeraraa maalin walba, so why not have a hospital there intii ambulance la sugi lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

thumbnail.php?file=somalias_president_16

 

AFP NEWS

 

By Mustafa Haji Abdinur (AFP)

 

 

 

 

MOGADISHU — Somalia's embattled president, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, has vowed to reorganise his administration's security forces and regain control of the capital Mogadishu.

 

"We have spent the last days with the army here and I can tell you that we have already collected sufficient information to improve and reorganise the security forces," he said late Thursday.

 

Sheikh Sharif was speaking at Villa Baidoa in Mogadishu, the main base for the transitional federal government's security forces. He spent three days there and was seen in military uniform, a rare occurrence.

 

"I can assure you that the armed forces will bring about the required changes to the situation across the country and in Mogadishu in particular," he told hundreds of members of the armed forces.

 

"We are in the final stages of fully preparing the national armed forces... With our efforts now, I hope the army's operations will be more effective than they used to be," he said.

 

"The president stayed with us at Villa Baidoa and has not gone back to his palace since Tuesday. He met all the top military officials and discussed the security situation with them," Lieutenant Colonel Mohamed Jama told AFP.

 

"I think he is now committed to engaging a final offensive to eliminate the Al Qaeda-linked militants," he added, referring to the Shebab group, which has waged a fierce insurgency in Mogadishu and controls most of the country.

 

"He is no longer busy with other things now, he is only talking about military and security issues," the military official added.

 

Sheikh Sharif's heralded military push comes weeks after a new government was approved last month and as differences are appearing between the Shebab and their allies in the insurgency Hezb al-Islam.

 

"I believe that the time for talking is over now. The president feels the security threat posed by the Shebab and so do we," Colonel Abukar Abdi, another senior military official, told AFP.

 

"If he is serious about these new efforts, let him pay the army first," he added, referring to recurring payment delays that have accounted for the government's fickle allegiances in the past.

 

Sheikh Sharif and his government have promised a major nationwide offensive to crush the Shebab for months but it is still pending.

 

They control only a few blocks of the capital and a handful of small patches with their allies elsewhere in the country. The government owes its survival in Mogadishu largely to an 8,000-strong African Union force (AMISOM)

 

According to Uganda's army spokesman, the first batch of 1,000 government soldiers trained in Uganda with European support graduated on Wednesday and are ready for deployment.

 

"There has been a security vacuum which we hope these troops and the African Union will fill and help in the stabilisation of Somalia," Felix Kulayigye told AFP on Thursday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Somalina;680878 wrote:
Isbitaalka Madaxweynaha uu maanta xariga ka jaray ayaa waxaa uu ka koobanyahay dhowr qoybood oo isugu jira Gargaarka deg deg ah,Shaybaarka, Farmashiye iyo qeybka bukaanka la jiifoyo.

In addition to that, it should have burn unit, psychiatric ward, and common support units like pathology, and radiology, and on the non-medical side, medical records departments and release of information department. A well maintained ambulance service, is also a mandatory!

 

Instead of Medical Health Center, it should have been named as Sheikh Sharif Military Hospital. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Iiga waran your exams? I hope in D- lagu siiyo yaa Sir Alex!

Maxaad Sharif ugu qalashaa marwalba, jabhada ayaa u baahan attention aad siineysid Madaxweynahayaga..,get your own president to build you a hospital...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this