Sign in to follow this  
Indhoos

Xujo, Xujo Dhaq...

Recommended Posts

Indhoos   

Bali ayaa waxaa ku dabaalanaya boolon-boolooyin. Boolon-booloyinkaas, boolon-boolo labo boolon-boolaa ka horeeya. Boolon-boolana laba boolon-boolaa ka dambeeya. Boolon-boolana labo Boolon-boolay u dhaxaysaa…Boolo hanoqoninine Boolon-boolooyinka baliga ku dabaalanaya bal sheeg?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Indhoos:

WAxaan moodayay in afsoomaali lagu hadlayo ,,,, :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Adigu ma adaaba yaqaano bolonboolo or booloboolo,

laga yaabo inaad taqaano qunbullaa, qalawle or cantallaa, all same of course :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Indhoos   

LOOOOOOOOOOL@bakaylo ow hirig dheh...Bal bakayle tabartuu hirig ku dhahaayo yaa siiyey waa bakaylee...taas mar walba way iga qoslisaa...

JB isku Af-Soomaali kuma hadalno dee. Adigu maadan fahminna macnaheedu maahan inuu wuxu Af-Soomaali ahayn.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

quote:Originally posted by Indhoos:

Bali ayaa waxaa ku dabaalanaya boolon-boolooyin. Boolon-booloyinkaas, boolon-boolo labo boolon-boolaa ka horeeya. Boolon-boolana laba boolon-boolaa ka dambeeya. Boolon-boolana labo Boolon-boolay u dhaxaysaa…Boolo hanoqoninine Boolon-boolooyinka baliga ku dabaalanaya bal sheeg?

WAxaan moodayay in afsoomaali lagu hadlayo ,,,,
:D
:D

apparently - A child of five would understand this. Send someone to fetch a child of five. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Indhoos   

Wali lama furin xujadii....

Haye leen gala oo dhagaha qabsadda ilaa la helo qof fura xujadda....Dhagaha qabsada waxaan ka wadaa,

1. Foorarson

2. wajiga jilbaha saar

3. Gacmaha jilbaha hoostooda kasoo bixi

4. dhagaha qabso...

This is for the smart alecs who would try to grab their ears while standing.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Tiro shimbiro ah ayaa geed hoostii jooga halka tiro kalena ay kor saaran yihiin isla geedkaas.

Haddii mid ka mid ah kuwa kor saaran ay ku biirto kuwa hoos jooga, tirada shimabiraha kor saaran waxay la ekaan tirada kuwa hoos jooga.

Haddii mid kamid ah kuwa hoos jooga ay sare u duusho kuna biirto kuwa kor saaran, tirada kor saaran waxay ku laban laabmaysaa tirada kuwa hoos jooga.

Sheeg tirada shimbiraha ee kor iyo hoos kala joogay?

Edit:

Originally posted by Indhoos:

Wali lama furin xujadii....

Boolon-boolooyinka baliga ku dabaalanaya tiro ka ahan waa saddex smile.gif

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this