Sign in to follow this  
Wiilo

Waa Maxay Sifooyinka Aad Ku Guursankarto Wiil Somali ah?

Recommended Posts

Tuujiye   

Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaa...lol.. nuune..AJAX oo jiro wuxuu dhahay

"Kuunto waxa loo kuusay kastuumo loo galiyey gadaal loo mariyey, hee....kiraaaaaaaaaaamo waaye".....by.AJAX....Anigoo jirona waxaan dhahay, "kuunto tii aheed kool kooli wiligaa, marlee baxar ma galeysoo!!!!"..lol..

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ani hadii falanahay adigaa abuuran...lol..waa falantahay beel...

 

Kaalay adi hal magac ku dhag nooh..lol..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

sweetie, dear, tuujiska runtiis waaye, magaclee ku dhag mise anagaa akuu bixino koo kala xiran smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^waxaan jeclahay inaan shaatiga markasto badashto....confuse maad ka qaadeen? Idinka bal magac ii doora aan fiiriyee hadii aan qaadan karo

 

Tuujiye, maye ani ma falniyee ee waa beeranahay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraada idinka hanooga cayaarina topicka nooh,,,,

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo, loooooooool, usheegbo, yeysan naga halleenin topiga, waa tuujiska balaaya wax daran akhri, caadi ma ahan ninnkaas.

 

 

anyway, back to the topic:

 

aniga sifooyinkaan ku guursan lahaa waxaa waaye sidatan:

 

1- marba haddey qaan gaadhey gabadhu waa okey, waxa kale waa laga tashan karaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune sxb mala hubaa arintaa, wax aad sheeganeyso ma jiran miyaa sxb, that is it.....

 

waraa naga dhaaf waxaad rabtaa too iskuul aado ama aaday, understanding ah, ilmo jecel, diinta taqaan u know all those things.....

 

 

Salaala Ka Dheh:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mafia   

wiilo, abaayo gabar akhyaar ah ayaad tahay, telephonekaaga iyo cinwaankaaga ii soo raaci qoraalka dambe. Mahadsanid..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Harvard-Mafia sxb codsigaaga waadixa ah waanba ka helay waadna ku mahadsantahay runtii laakiin sxb taa waxaa ka horreeya su'aalo fara badan ay tan ugu horeysa noqon karto why? Marka walaal dhib malahan waa lagu siindoonaa....

 

 

Salaama Ka Dheh:........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

everytime i leave something new happens, while i am away... Tuujiye acuudu billaahi, war maxaa ku hadashay..

 

Nuune kulahaa wixii qaan gaar ah waa ok.. war ninka dhib yaraa, mise jeel baa laga soo daayay..

 

mr. harvord dana dalaq uu iska soo dhahay, ina adeeg nimona su'aal uu madax ka saaray wiilo.. oo wiilo ayuu rabaa inuu ka dhigo, gabareey..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Mafia AKA shufta...lol..sxb kalaay adiga iska tuf nooh..tuff nooh..tuff yaqee..qaadka tuff....lol.. shufto marqaantay aa la dhahay " ar ka carara" gabar number laweydiistayna waxaa la dhahay "usoo shubo argalaan biyo ah ileen waa ku noogu doontayee"

 

Waraa Qac' kaalay adiga waxaa iska dhigee nin baxay yaah? waa ku ogahay buqbuqa aa naga qisheesay..doonfaar waaxid..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Aqayaarta maka yaabteen tan Harvard-Mafia qofkuu yahayba ma naxaayo nooh, su'aalshiishu waa iska caddahay nooh, waraa Styt, Qac Qaac, Tuujiye, nuune raula are my family marka hore ka soo hel fasax haddii ay kuu diidaan sxb iska raali ahow haddii ay kuu yeelaanna your lucky na'mean...

 

 

Salaama Ka Dheh:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^saas baa laga raba mandhay-aheeeey! wakukaa wale gabar sharaf badaan baad tahay ilaaha kuu sharfe-Amiinta kuu dara :D

 

Harvard Mafrish-hadaan meel aan adoo mininkeen waa laisku soo maraa miya shekaada(waraa I have aerial view of Wiilo-so better watch your back mandhow).

 

on the other hand-minyaro aad ka dhigaan kartaa hadii ey kuyeesho (laakin kama suurtowdo) ha'isku majiijin meel aad ka muuqaneynin mandhow icon_razz.gif

 

Harvard Mafia-Iam just joking so no hard feelings I hope-if offended,plz accept my sincer apologies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this