Sign in to follow this  
Diamante

Moderators???

Recommended Posts

Diamante   

Oo horta kaalaya, aniga waxaan is weydinayaa forumkaan maxeenan moderators u heysanin?

Meeshaan shukaansiga iyo sheekada bila micniga ah baa la yaabay.

Ma fiicna waxaan ee forumka baa "bollutid" naga noqanaayo. Marka waxan aniga "broboos gareenaya" ina si dag dag ah moderators loo sameeyo qolkaan.

 

Ok ok...don't get me wrong and get all stuffy on me...i was just making a jiniral oobsarvashan :D

 

But seriously...you (whoever is reading this) agree...yes or no?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Am the moderator of "dood wadaag" section, how may i be of service to you guys, what's that you are having problem with? lemme know please

 

If NO problems then, please and please stop wasting our valuable space and thank you

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

anigu run baan moodayee ma kaftan baa ???

 

horta markaan eegno meesha moderatorska waxa ku qoran NO ONE . . . . Means cidna moderator kama aha oo macnaheedu yahay ,, Automatic buu isaga samaysmay una socdaa No one ka war haysaa ma jirto :D:D

 

Gooooooooooooooooooooooood qaar kelena way soo socdaan markaas

Share this post


Link to post
Share on other sites

good guestion Dimante

 

aniga waxaa ila quman in laga dhigo moderator dadka jecel iney ku hadlaan luqadooda hooyo..inleen iyaka daraadood baa loo sameeyay forumkaan...i think they have the right 2 be the moderators....let us choose some1, the1 that gets the most votes can be the moderator

 

what do u think guys/admin?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^who will be the nomanies? remember u cnt vote 4 ur-self n the existing moderators

 

I need 2 think about the person that I want 2 nominate...so I'll come bk 2 it insha -allah

 

but rest of you....vote now

Share this post


Link to post
Share on other sites

aniga wixii dhacayaaba ha dhaceen ,,,, waan qaddimay dadkaygii ,,, hadii afar qof laga rabo meesha anigu qofka afraad waxaan ka dhigi lahaa Nuune ,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Bismilaah:

 

 

Simply the Best iyo Jaceylbaro runtii aad iyo aad baad ugu mahad santihiin waana run maadaama ay halkani tahay meel loogu talagalay in Af-Somaliya leysku weydaarsado ama lagu hadlo Afkeenna Hooyo anigu waxaan oran lahaa ha loo sameeyo moderator(s) maamusha halkan haddii aan u soo laabto Nomination ka ama magacaabidda moderators ka goobtan. I nominate Simply the Best, Jaceylbaro, Alle-Ubaahne, iyo nuune. And I'm sure they will make great moderators :D

 

Wabillaahi:....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this