Sign in to follow this  
Sophist

Caashaq

Recommended Posts

amba waa macaan ,,,, amba waa qaraar ,,,, kolba waa siduu kuugu soo maree ,,,, lalalalalala :D

 

:D:D:D waxba ha ka galgalan Wiilo ee ii sheegoo miyuu weligaa marka ku haleelay ilayn bani aadam baad tahay oo waa lagu heli karaaye ceeb maahee :D

 

Waadiga cadaab ku sheegayee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Tolow dictionarygaas ma kii la oran jiraa webster dictionary :confused: bal aanu aragno macnaha aad ku tilmaami doonto Caashaq wuxuu yahay,,,,,,,,,,

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

my own definition of caashaq

 

caashaq....waxaad ka heli karta quf ama shey...laakiin markaad quf caashaqdid usually waa jaceeylka bilaawgiisa

 

does that make sence girlfriend?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this