Sign in to follow this  
Mr. Somalia

Ciidanka Puntland oo Dhoolatus Weyn Sameeyey.

Recommended Posts

Garoowe:(Allpuntland)-Ciidanka Sida Milatariga u Tababaran ee Daraawiishta Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa Maanta Dhoolatus Ciidan oo Qurux badan ku sameeyey Xerada 54-aad ee Duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimada Dawlada Puntland,waxaana Dhoolatuskaas ka qeybgalay Saraakiil ka tirsan Maamulka Puntland.

 

Dhoolataskan oo ay ka qeybqaadanyaan Kumanaan ka tirsan Ciidamada Puntland oo qaarkood Dhawaan Tababaro u soo dhamaadeen ayaa waxaa ay soo bandhigeen Siyaabaha kala duwan ee Tababaradii ay qaateen,waxayna Intooda badani xirnaayeen Darays Cusub oo dhawaan Ciidanka Daraawiishta ee Puntland loo qaybiyey.

 

Wasiiro ka tirsan Dawlada Puntland,Maamulka Gobolka Nugaal,Maamulka Degmada Garoowe,Saraakiish Ciidamada Daraawiishta,Booliska,Asluubta,Sirdoonka & PIA-da Puntland ayaa goob joog ka ahaa Xerada 54-aad,waxayna Madaxdu halkaas kasoo jeediyeen Khudbado ku saabsan sida ay u soo dhaweynyaan Ciidamada Puntland.

 

Taliye Xigeenka Guud ee Ciidanka Daraawiishta oo Maanta Hormuud ka ahaa Dhoolatuskan ayaa Warbaahinta u sheegey in Ciidanak Puntland ay waqtigan Diyaar u yihiin inay ka difaacaan Shacabka Puntland Cadow kasta oo ay leeyihiin,wuxuuna sheegey in Xukuumada Puntland ay Waqti badan & Kharash siisey Dib u habaynta Ciidamada kala duwan ee Puntland.

 

"Shacabka Puntland waxaanu ugu bishaaraynaynaa in waqtigan ay Awood badan oo Dhanka Ciidanka ahi jirto,waxaanuna u sheegeynaa in Ciidanka Puntland ay heegan ugu jiraan inay Shacabkooda ka difaacaan Cid kasta oo Nabada & Xasiloonida Puntland kasoo horjeeda"Ayuu yiri Taliye Xigeenka Guud ee Ciidanka Daraawiishta ee Dawlada Puntland Jen,Deyr Xaaji Cabdi.

 

 

Wasiiru-Dowlaha Maamul Wanaaga ee Puntland oo asna Ciidanka la hadlay ayaa sheegey in Puntland ay imika isku tashatay,wuxuuna Sheegey in ay Ciidankani doonayaan in ay si farxad leh uga qeybqaataan Maalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo ku aadan 12-ka Bishan April,Sidoo kale Wasiirku Wuxuu intaas ku daray in Puntland ay Cadowyo badan leedahay Ciidankana looga baahan yahay inay Difaacida Deegaanadooda u diyar garoobaan.

 

Dhoolatuskan ay Sameeyeen Ciidamada Daraawiishta ee Puntland oo Koofi Cas u badnaa ayaa waxay qeyb ka tahay diyaar garow ay Ciidamadada Puntland ugu diyaar garoobayaan Maalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee 12-ka April,waxaana Maanta Saraakiisha Ciidanku ay la wareegeen Xoolo Geel u badan oo ay Maamulka Gobolka Nugaal Ciidanka Daraawiishta ugu deeqeen.

 

Source:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Khalif infact I dont see the puntland flag ever used by the govt officials, I see it alot online and saw it once in a crowd of buhoodle supporters. But thats about it!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cowke the Puntland flag has been formally passed by the legislative but it awaits the formal inauguration ceremony, after that it will fly side by side with the buluugley as a State flag inshallaah. That ceremony will be held soon!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

With these dawlad tus, shouldn't they be inviting all the regions of puntland to attend, why just xerada 54 which is notoriously 1 sub sub clan.

 

Invite bari, mudug, sanaag, sool, cayn regional bases and form 1 huge damn parade. What is so hard about that? garowe is not the place where we have our most soldiers. Our most soldiers are in bari and mudug. How can we have parade without them attending?

 

It would be really good if they lined up 5 regions of puntland in 5 colums. Bari in row 1. Nugal row 2. Mudug in Row 3. Sool in Row 4. Sanaag in Row 5.

 

But all we have in this dawlad tus is not even all nugaal but just garowe base. Does that bother anyone? Because they did the same thing last time it was just xerada 54 noone else!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Cowke stop talking trash adeer. The troops above and housed in 54, are from every sub clan.

 

But as usual you can not hide your hate for the state.

 

Also troops are never seperated into regions, thats ludicrous.

 

Khalif thanks for the update.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

General that is 1 base. Puntland has more bases then 1. When u do military parade you don't do parade just with 1 base. You bring in all the people located at every base of the region and do a march for the state or else it's not parade by the state as far as im concerned.

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

Cowke when i see you reason this way is when i start to think you are nothing but the mole that was said before. Saxiib Puntland does not divide its army on clan basis and the government has one unified army. That particular base happen to be near the capital and that is why you see alot of activities..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

I don't understand how the otherwise intelligent and smart Mr. Somalia has introduced this bs called "dhoolatus".

 

This is a disgrace to the word "dhoolatus" saaxibiyaal ee isku xishooda; subxaanalah. What I see is a bunch of soldiers participating in a parade; I see no weapons, tanks, planes, ships etc. Watch youtube on how the real dhoolatus was in the 70s and 80s.

 

Even warlord Suudi can assemble a few qaat chewing mo-oryaans, provide them with cheap uniforms and ask them to parade.

 

War waa la xishooda. This kind of threads will not portray Puntland as having a mighty army.

 

Right, Mr. Duke? Caruurtaan maad la hadashid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

ciidan6.jpg

 

no weaponary, no man power, no even hand hel guns,

 

be puntland army throw stones :D

 

this no army this few millitia from faroole sub sub clan who he uses as protection, and as things are getting very sweaty for him he feels the need to show everyone else his tribal millitia :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

Waa dadka noocan ah waxa somaliduba meel ka gaari la'dahay.

Waxa dhibay axadkaas oo keli ah waa ciidanka puntland ayaa dhoolatus sameeyey.

 

Doodisa weyn ee u la soo shirtagayna waa sidan "Adeerkay oo mooryan ah sidan oo kale waa uu samayn karay :D

 

 

Originally posted by Baadiyow:

I don't understand how the otherwise intelligent and smart Mr. Somalia has introduced this bs called "dhoolatus".

 

This is a disgrace to the word "dhoolatus" saaxibiyaal ee isku xishooda; subxaanalah. What I see is a bunch of soldiers participating in a parade; I see no weapons, tanks, planes, ships etc. Watch youtube on how the real dhoolatus was in the 70s and 80s.

 

Even warlord Suudi can assemble a few qaat chewing mo-oryaans, provide them with cheap uniforms and ask them to parade.

 

War waa la xishooda. This kind of threads will not portray Puntland as having a mighty army.

 

Right, Mr. Duke? Caruurtaan maad la hadashid?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this