Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Ma asagaa Soomaali ah?

Recommended Posts

Not that long ago, he claimed and he himself have said this:

 

""Waxaan ahay Yemani ka soo jeeda magaalada Subeyda waxaanna ku abtirsadaa reer Jabarti. Ma ogtahay in awoowgeey lagu magacaabo Cabdiraxmaan Ismaaciil Bin Cabdisamad Aljabarti. Awooweyaashayda waxay ahaayeen kuwo laga soo barakaciyay [ka soo haajiray] oo laga soo ceyriyay Yaman dhibaatooyin jiray awgood waana sababta loogu bixiyay magaca [qabiil]."

 

And now, the maxishoode, manashiixe madaxyare madaxweyne isku sheeg dadka kale ayuu Soomaalinimadooda u diidoyaa. According to Mowlid Macaane's interview with Hornafrik radio this week, he, the madaxweyne ku sheeg, reportedly told him he is not a "real" Soomaali. Read on.

----------

 

Mowliid Macaane: "Madaxweynaha ayaa yiri Jareerweyne Soomaali ma ahan...
"

 

Wasiirkii hore ee Isboortiga ee dowladda Federaalka Mowliid Macaane ayaa noqday xildhibaankii ugu horeeyay ee dhaleeceeya dowladda cusub ee uu soo dhisay Ra'iisulwasaare Nuur Cadde oo maanta intooda badan lagu dhaarshay magaaladda Beydhabo ee xarunta u ah dowladda.

 

Xildhibaan Mowliid Macaane ayaa sheegay in Beesha uu kasoo jeedo ee Jareerweyne in ay waxba ka helin xukumada cusub taas oo uu ku tilmaamay in ay jabineyso heshiisyadii ay hore qabaa'iladu ku soo gaareen shirkii Kenya oo sheegayay in afar iyo bar wax lagu qeybsado. Mowliid Macaane ayaa fariin kulul u diray madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo uu sheegay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha oo sheegay in beeshiisa Jareerweyne ay yihiin dad aan Soomaali aheyn isagoo sheegay in Madaxweynaha uu ka laabto hadalkaasi uu yiri, waxaana uu sheegay Mowliid Macaane in hadalkaasi markuu lahaa Madaxweynaha in ay goobjoog ahaayeen Mas'uuliyiin ay ka mid yihiin Shaatigaduud iyo kuwa kale.

 

Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in arinta hada ay Xukumadu ugu jirin in ay u arkaan arin la xiriirta hadalkii ka soo yeeray Madaxweynaha oo Soomaalinimadeena isku dayay inuu qalqalgalsho, waxaana uu yiri madaxweynaha wuxuu xilkaas u hayaa Soomaalida oo dhan oo ay beesha Jareerweyne ku jirto oo marka hore waa inuu raali galin baxshaa.

 

------------

 

Xildhibaan Mowliid Macaane Maxamuud ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed in Beesha Jareerweyne uu yiraahdo Soomaali ma ahan ee waa (reer) Tansaaniya

 

Mowliid Macaane ayaa sheegay in ay arrintaas tahay wax nasiibdaro ah oo Madaxweyne qaran uu ku hadaaqo, isagoona sheegay inuusan wax cudurdaar ah ka bixin hadalkaas.

 

"Waxaa Dhacday in M/weynihii Qaranka uu yiraahdo Jareerweyne Soomaali ma ahan ee waa Tansaaniya, taasna waa nasiibdaro," ayuu yiri Mowliid Macaan in hadalkaas Madaxweynaha micnaheeda uu ka gartay dib dambe, markii Beeshiisa lagu xusi waayay Golaha wasiirada Cusub.

 

Xildhibaanka oo aad u careysnaa ayaa sheegay in uu dhihi karo in Dowladaan lagu xulay timo jilac oo aan timo adag lagu xusin. [
:D
]

 

"Jareerweyne oo 9 Gobol degan ayaa xaqoodii la duudsiiyay waxaana la yiri adeeg alle," ayuu mar kale ku celiyay Mowliid.

 

Xildhibaan Mowliid oo xubin ka hayay Xukuumadii Ra’iisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi ayaa xilkiisii ku waayay muran isaga iyo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf soo dhex galay, isagoona ku dhaartay in isaga iyo Saaxiibadiisa ay tahay iyagoo la dagaalama Xukuumadda Nuur Cadde.

 

"In Jareerweyne Xubin la siiyo isakaba dhaafee waxaa shaki ku jira Soomaalinimadooda oo iminka cadeyn inooga baahan," ayuu sii raaciyay Mowliid Macaane Maxamuud.

 

Waxa uu kula taliyay Ra’iisul Wasaare Nuur Cadde inuu hadii xishood ku jira uu la laabto xukuumaddiisa, waayo waa Xukuumad qof walba ku qoslayo qaab dhismeedkeeda ayuu yiri Mowliid Macaane Maxamuud.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

he thinks hes arab!! loooool... it must the vodka in his head thats speaking..!

 

tell me what freaking part of his body looks an arab....hmm may be his forehead!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

He can claim whatever he wants. That is not my problem; my problem is dictating who is Soomaali and who is not, when asaga himself does not believe in uu Soomaali yahay ethnically. Marka, according to himself, asagaaba Soomaali ahayn ee dadka kale muu iska dhaafo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol che, if the president and the people he comes from are not Somali, there are no Somalis. Wale MMA, you are the ma xishoode iyo bila adeb foqal bila adeb with your "claim" this and claim that. its not a claim but a fact that the president is a descendant of Abdirahman Ismaciil jabirti or are you saying that the president and other people who are descendants of this man are *******ds? do i or he for that matter tell you about where you come from? and what on earth is a jareer wayne exactly? If they are the Bantus from southern and central africa, his is right. they are not, as even they will tell you, ethnic Somalis but citizins of the Somali Republic so it all comes down to two things: Is a Somali to you a citizen of a country or an ethnicity? If its ethnicity then only those who descend from that father of all Somalis what ever you want to call him (either paternally or maternally as in the case of the one you are saying is not Somali)are Somalis. If its your claim that Somalis are citizens of a country called Somalia, then that would exclude all those Somalis outside the borders of Somalia for whom you beat your chest every day in this forum. which one is it? either case, hate the man for his policies but when you start to bring all that hate for what he his, at least stop with all this bs about Somaliweyn iyo Somalinimo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NinBrown   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

According to Mowlid Macaane's interview with Hornafrik radio this week, he, the madaxweyne ku sheeg, reportedly told him he is not a "real" Soomaali. Read on.

So MMA Is Mowlid Macane statement a verse from the Quran...and what eveidence do you have the president said this apart from Mowlid Macane claims.

 

Isnt silly to bring statemnets that are untrue and based on heresay. Only a foolish person would take such comments wholehartedly, whilst at the same time cliaming somalinimo and holding a moderator post in SOL.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duqa, I did not allege, Mowliid Macaane did. If you have a problem with that, ani ma'ihi Macaane.

 

Do I, however, believe Mowliid Macaane's allegations? Yes, I do. Qashin ma'ahee wax kale ma laga sugaayo in uu dhaho this madaxweyne ku sheeg. There are plenty of quotations, not alleged ones, out there if you want to read and listen.

 

He is even a man who rudely insults other elders' wives. He publicly insulted C/qaasin's wife some seven years ago, worse than anything he had ever uttered, and remember he is a man whose mar walba uu afka furo rubbish kasoo baxo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@ MMA. waa burqanoosaa ayaantaan yaa kaa xanaajiyey.

 

as much as I hate to agree with Duq Abdullahi, his is not alone in his claim, a huge clan claim they r Jabarti desendant however, those claims must be confirmed. Somalilanders claim arab origin also.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

Tamil maybe, but arab? :D

 

If A. Yusuf and his tribe at whatever level are Arabs, than I must be scandinavian lol. Jabarti has an entire tribe by his name in Eritrea, some say they may be related to somalia's tribes that claims the same descendance, but even they don't claim to be arabs. It's non-sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The only people I consider to be ethnically somalis are the D*r like people in Djibouti, Awdal, Dire Dhabe, Shabeelada Hoose,Parts of Puntland and Galgaduud but all else from other places. So if they are the real somalis oo dadka kale including me are not original somalis then miskiin why do you got a problem with a president expressing his real origins. If its painful for other people to talk about their origins or lack of clearity in their history then why should a forced taboo on all be in place. And what I often hear is that when questions on this matter is raised in the quarter of those who dont want to discuss these issues then they go to something called samaale and pls we all know if somalis had the same dad then none of us would be here (qurbaha).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Someone who call them self the president of Somalia should know better then using ethnicity in a discriminatory way against not only the Somali people but a protesting MP.

Very shameful indeed.

 

Imagine if Gordon brown said to a protesting Black british MP..”it doesn’t matter, your not british anyway” .... See the whats wrong with that response?

The old man is shameless indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

A Yusuf AKA war xun sheeg got away with a lot of things that he said and most of the times by his supports clapping for him.

 

 

I can see him saying this:

 

Yey: War Jareerwayntu Somali maba aha soo maahan(like if he is teaching little kids)?

 

Audience: Haa, clap clap clap.

 

Yey: Sidaa weeye arintu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this