Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Bugland Commander Wounded in a Pirates Shoutout

Recommended Posts

Taliyihii Ciidamada G/Sanaag Coll C/laahi Cumar Cashuur ayaa dhaaca culusi soo gaadhay ka dib markii ay Rasaas ku Fureen Ciidamo Budhcad badeed ah oo Khilaaf soo kala dhex galay iyaga oo iyo Taliye Cashuur,, dhaawaca taliyaha ayaa yimi ka dib markii ay is af dhaafeen Taliyaha budhcada Laasqoray Muuse Axmed culusaw iyo Taliyaha Daraawiishta Sanaag kuwaasi oo Khilaafkoodu salka ku hayay Saamiga Lacagta budhcada Maraakiibta Laasqoray.

 

Coll Cashuur dhawaaciisa ayaa la sheegay inuu Halis yahay waxana loola soo cararay magaalada Bosaaso, iyada oo la filayo in dalka dibadiisa loo qaado, Taliyaha Saadka ee daraawiishta Sanaag Mr Mataan ayaa saxaafada u sheegay in Taliyaha dhawaaciisu yahay mid khatar ah isla markaana uu Kooba ilaa haatan ku Jiro.

 

Coll Cashuur ayaa mudooyinka lugta kula jiray Falal budhcadbadeednimo isaga oo Gaadiidka ciidanka Sanaag iyo qaar ka mid ah Ilaalada Taliyaha ayaa saranyihiin maraakiibta Laasqoray Afduubka loogu haytso.

 

Warar aan wali si buuxda loo shaacin ayaa sheegaya in C/raxmaan Faroole uu dhawaan shaqada ka Carindoono Taliyaha waxana lagu bedelidoonaa Masuul aan wali la sheegin magaciiisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sool_boy   

to the dude who started the thread: so that made your day , aint it? lol... so what if some soldeir is wounded or even killed in the line of duty? that hapens in every where...

 

so now you scored a point , aint you? your country won a world war 3rd , give me high five , you are the champ , dude. lol ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Jacaylbro, I personaly contacted Coll Cashuur, and he is very much healthy and executing his day to day operations in Sanaag. He was very much suprised and started laughing when I asked him this here say,bogus,fabricated Dayniile news. In fact, Dayniile is an example of one virtual ******** house. Wax walba waa qoraan. Marka bal Bugland-na meesha kadaa, oo waa dhul Somaliyeede Puntland dheh. Odayga Cashuur ahna waa caafimaad qabaaye ku bushaarayso :D

 

Puntland, Puntland, Puntland :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Dee haduuba 2 Ardaagaaga ah qabaaye, maad xishootidoo tii 3aad na kusoo dartid :D Waad ogtahayoo Dhariga ama Digsiga si fiican uma istaago, ilaa 3 Dhardhaar ama Dhagax lagu taago ;) Markaa Xididoow dhagaxii 3aad keena. Hana lakala xishoodo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this