Sign in to follow this  
RedSea

Puntland diaspora want Faroole to resign on conspiracy charges!.

Recommended Posts

RedSea   

 

 

puntdis.jpg

 

 

Golaha Qurba Joogta Puntland ee Europe and America oo ka codsanaya Faroole inuu is casilo.

 

 

Warkii 27-Aug-2009 iyo Qormadii: NEWS

Golaha Qurba joogta Puntland ee Qaaradaha Europe and America (Puntland Diaspora Forum in Europe and North America) waxay si wadajir ah uga codsanayaan Madaxweyne Dr:C/raxmaan Sh/Maxamed Farole, in uu iscasilo asaga oo eegaya aayaha iyo mustaqbalka dadka walaalaha ah ee Puntland. Mudane Madaxweyne waxa aad tartanka kusoo gashay in aad xaaladii liidatay ee xukuumadii Jeneraal Cade Muuse galisay wadanka aad wax ka qaban doontid.

 

 

 

 

Mudane Madaxweyne Shacabka Puntland ayagoo ka dharegsan dadnimadaada ayay hadana fursad kuu siiyeen in aadan cidna eersan oo waxa ay kuu doorteen Madaxweyne.

Mudane Madaxweyne tan iyo intii xilkaas laguu igmaday dhibaatooyinkii amnixumo waxaa cadaatay in ay cirka isku sii shareereen ilaa maanta oo ay marayaan heerkii uga xumaa waligeed.

Mudane Madaxweyne sida cadeynayso sirta ay noo soo gudbiyeen xubno ka tirsan maamulkaaga, waxaa cad in aad masuuliyada eedo badan oo jira adiga kuu khaas yihiin, lana xalin Karin ilaa iyo inta aad hoggaanka adigu haysid.

Mudane Madaxweyne waxaa caqabad ku tahay sida cad in xal laga gaaro dhacdadii uu ku geeriyooday Wasiirkii hore ee Warfaafinta Warsame Cabdi Shirwac allaha u naxariistee.

Mudane Madaxweyne waxaa soo shaac baxday in aad hor istaagsan tahay dhamaan heshiisyadii kaa horeeyay ee waxtarka u ahaa Puntland, iyadoo nala soo gaarsiiyay cadeymo muujinaya in aad weydiisatay lacago laaluush ah (sida shirkadii Rangers oo $100milyan aad weydiisatay)

Mudane Madaxweyne waxaad ku dhaqaaqday ficil aanan hore looga baran Madaxdii kaa horeysay, taas oo ah in dadkii iyo deegaankii Puntland ee mid ka ahaa, aad kala sumadeysatay, adigoo ku haminaya in aad kala saramarisid.

Mudane Madaxweyne waxaa ku talagashay sida ka muuqatay shirkaagii Jaraa’id ee Pakistaaniyiintii Gaalkacyo lagu dilay aad ka jeedisay, in aad uga faa’iideysatid dhacdadaas isku dirka beelaha wadadega Gobalka, si reer Gaalkacyood u kala qaxaan, tanoo aan ognahay xubnaha kula aaminsan arinkaan.

Mudane Madaxweyne waxaad meel uga dhacday sharaftii iyo karaamadii dadka reer Puntland ka dib markaad si bareer ah u aflagaadeysay R/Wasaare Dr:Cumar C/rashiid iyo xubnaha kale ee ku weheliya safarkiisa, kuwaas oo dhalasho ahaan Reer Puntland ah.

Isku soo wada duuboo Mudane Madaxweyne waxaa cadaatay in Mustaqbalka danbe iyo tan hada jirtaba aadan dan u aheyn dadka iyo deegaanka Puntland, habeenkii aad sii joogtabana ay tahay maalin madow oo dadka iyo Deegaanka Puntland u soo hoyatay, sidaa daraadeed ay mudan tahay maanta hadii aynu nahay Qurba joogta Puntland ee Europe and North America in aan kuugu nasteexeyno in aad xilkaan Madaxweynanimo iskaga tagtid, adigoo xeerinaya danta dadka iyo dalka.

 

Waxaan sidoo kale Golaha Wakiilada Puntland ugu baaqeynaa in ay ka dhabeeyaan xilka ay u hayaan dadka iyo Dadkooda waxna ka qabtaan xaaladaha jira.

 

Waxaan marsadexaad kuusoo bandhigeynaa Madaxweyne in aad is casishid adoo fiirinaya danahaaga gaarka ah, hadii ay dhici weysona, waxaa balanqaadaynaa in aan saxaafada usoo bandhigi doono dukumintiyada cadeynaya eedeymaha aan ka hadalnay.

 

GOLAHA QURBAJOOGTA PUNTLAND EE EUROPE AND NORTH AMERICA

 

Madaxa Canada:Maxamed Jaamac Muse

Madaxa USA: Dr: Muuse Xaaji Xassan

Madaxa Scandinavian-ka ENG:C/Laahi Siciid Aw-Axmed

Madaxa Italy,Switzerland,Fr ance,Germany and UK

Dr:C/qani Cali Xirsi

 

Puntdiasporaforum@gm ail.com Contact:Puntdiaspora
.

 

Waxaa qoraalkan na soo gaadhsiiyey odayaasha kor ku saxiixan,markaa hadaad dood ka qabto fadlan la xidhiidh.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

lol. You created this thread to try to sell a lame counter attack against the perceived cyber onslaught by Puntlander on the tenets of shankaroonism. It turns out you don't really have much to sell. It's funny how dumbfounded you are, bobbing and weaving around the real issues which really affect you(i.e Riyaale's Mugging 2.0)-- when someone actually disagrees with you. It is a testament to how much you've lost touch with reality.

 

Bring up your anti-Puntland nonsense all you want. I don't care. I know what really is bugging. It's funny that you keep dwelling on rather unimportant issues about Puntland, isn't it? You are continually bringing up negative articles about the great state of Puntland as a means to save face after the real bread and butter issue of your own arguments(i.e. Recognition, democracy and Freedom) were ridiculed into the ground by your own president, Riyaale.

 

Now go bury your head in the ground, saaxiib!- The Af-Nugaal website naf kuuma noqonayee...

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Mr. Somalia:

 

 

Bring up your anti-Puntland nonsense all you want. I don't care. I know what really is bugging. It's funny that you keep dwelling on rather unimportant issues about Puntland, isn't it? You are continually bringing up negative articles about the great state of Puntland as a means to save face after the real bread and butter issue of your own arguments(i.e. Recognition, democracy and Freedom) were ridiculed into the ground by your own president, Riyaale.

The irony in that statement. Piracy, The ongoing human traficking in bosaaso, sky rocketing inflation; the Merciless killing of ministers, slaughtering of Pakistani religious folks. Are these not important issues to you, Mr. Dhulqarnayn?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Dalmar,

 

Adeer waxba ha igu dhaga hadlin. :D Somaliland sheekadeedu waa wax aad u sahlan. Asalkeedu waa siyaasad, wax kaloo dhib ah majiraan. Aduunka meel kastaba way ka dhacdaa tani. Laakin tan piracy, sixir bararka iyo dilka aan dhamaadka lahayn ee Puntland kasocoda yaa ka masuul ah, maxana loo xalin waayey? Talk about that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Internut01:

quote:Originally posted by Mr. Somalia:

 

 

Bring up your anti-Puntland nonsense all you want. I don't care. I know what really is bugging. It's funny that you keep dwelling on rather unimportant issues about Puntland, isn't it? You are continually bringing up negative articles about the great state of Puntland as a means to save face after the real bread and butter issue of your own arguments(i.e. Recognition, democracy and Freedom) were ridiculed into the ground by your own president, Riyaale.

The irony in that statement. Piracy, The ongoing human traficking in bosaaso, sky rocketing inflation; the Merciless killing of ministers, slaughtering of Pakistani religious folks. Are these not important issues to you, Mr. Dhulqarnayn?
Just allow it :D . By talking about these issues you're really giving them the benefit.

 

 

ps. garowe boys...shout out to puntiland

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Our brothers to the East are little insecure it seems. No one is here to be critical of Puntland, no need to get defensive and attack the messenger.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

I am pretty sure that my confidence in Puntland's ability to tackle its local problems is way more reliable than your own faith in the future prospects of the secessionist enclave up north. Now get used to it.

 

Puntland is a full fledged democracy whilst your clan entity now lives under a full fledged dictatorship--but it doesn't appear that you have a concept of this reality yet. You are letting your sense of prejudice and ignorance do the thinking. This is exactly why no one will ever take you seriously. For example; your supposed "facts" about a certain diaspora group from Puntland asking for Mr. Faroole to step down are quit shady, to say the least. After all the source of that article you used is not from a reputable news source and is therefore not trustworthy...

 

My only advise to you is to quit your blatant envy and jealousy of Puntland. The more you do so, the more you just gonna look like a desperate secessionist.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

LOOL you're pathetic. Do you even listen to yourself?

 

Read how many posts puntites have dedicated to SL versus Somalilanders to Puntland. The number of negative articles towards Somaliland by puntites are staggering, hence even got some of you banned from the Site. I personally dont give rats *** of how you live your life, only if you could let us live our lives the way we intend it, buuq free. If this naked attack on Somaliland persists, we'll have no choice but to expose the village Gorowe, you lot call great. :D

 

 

Ps. Lay of Afnugaal, it's honest and truthful in comparison to Allpuntland and other puntland state mouthpieces.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Was not this thing denounced a while ago as being a fabrication? Or is this a case of the young Turks in SOL not knowing much about anything?

 

http://www.puntlandp ost.com/newspage.php ?articleid=8398

 

WAR SAXAAFADEED:Golaha Qurbajoogta Puntland Shaqo Kuma Laha Maqaalka Cayda ah ee ku Soo Baxay Jidbaale.com.

Posted to the Web Aug 26, 22:54

 

WAR SAXAAFADEED:

 

PDF/MRD/08/26/09/01

 

Golaha Qurbajoogta Puntland 'Puntland Diaspora Forum' wuxuu si kulul u cambaareynayaa maqaalka been abuurka ah ee ay daabacday mareegta Jidbaale.com, taariikhdu markey ahayd Agoosto 23, 2009, iyadoo la istacmaalayo magaca Golaha Qurbajoogta Puntland si bareer, been abuur ahna loogu aflagaadeynayo madaxda iyo ummadda dawlada Puntland.

 

Waxaan ku wargalinaynaa dadka reer Puntland in qoraalkaasi uu yahay mid been abuur ah oo aan marnaba kasoo bixin Guddoonka iyo xubnaha Golaha Qurbajoogta Puntland. Farriinta iyo afkaarka gurracan ee uu qoraalka sare ku xusani xambaarsan yahay ma aha kuwo ka tarjumaya siyaasada guud ee Golaha Qurbajoogta Puntland. Sidaa darteed, Golaha Qurbajoogta Puntland iyo xubnihiisuba iyaga oo aaminsan cadaaladda (fairness) kuna adeegaya fekerka istusaaleynta toosan (constructive dialogue) ayey si adag u cambaareynayaan ku-tiri-ku-teenta maqaalkaas ku qoran.

 

Guddoonka Goluhu waxaa kale oo uu xubnahiisa iyo dhammaan bulshada reer Puntland u caddaynayaa in magacyada ku saxiixan qoraalka ku soo baxay Jidbaale.com aanay xubin ka ahayn, wakiilna uga ahayn dalalkaasi Golaha Qurbajoogta Puntland.

 

Golaha Qurbajoogta Puntland waxa uu qadarin u hayaa madaxda dawladda Puntland, siyaasada ay ku hogaaminayaan Puntland, iyo isbedalka horumarineed ee ay hormuudka ka yihiin.

 

Ma aha wax ku cusub bini’aadmiga in wax-ma-garad magacyo aan jirin wata, kuna gabanaya magacyo iyo ururo aan sal laheyn ay baahiyaan qoraalo lagu jaahwareerinyo ummadda iyadoo la adeegsanaayo rugaha xorta ah ee internetka.

 

Waxaan uga digaynaa rugaha interneetka sida Jidbaale.com in ay iska hubiyaan daabacaadda qoraaladda been abuurka ah iyo cawaaqib xumida ka iman karta, taasi oo wax u dhimaysa sumcadda iyo aaminaadda ay ku qabi karaan dadka soo booqanaya rugahooda internetka.

 

Guddiga Isgaarsiinta & Xiriirka Bulshada,

Golaha Qurbajoogta Puntland,

publicrelations@punt landdiaspora.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Madaxa Canada:Maxamed Jaamac Muse

Madaxa USA: Dr: Muuse Xaaji Xassan

Madaxa Scandinavian-ka ENG:C/Laahi Siciid Aw-Axmed

Madaxa Italy,Switzerland,Fr ance,Germany and UK

Dr:C/qani Cali Xirsi

 

Puntdiasporaforum@gm ail.com Contact:Puntdiaspora forum@gmail.com.

 

 

-----

 

You guys better contact them soon to confirm this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Jidbaale.com is pro Puntland. They have always glorified the clan enclave and created false reports about Somaliland. I dont believe they would do this to puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this