Harag Shabeel

Nomads
  • Content Count

    27
  • Joined

  • Last visited

  1. Daraaso dhowaan la sameeyay ayaa shaaca ka qaaday in Dumarka aysan qarin Karin Sirta loo sheego muddo ka badan 47-saac iyo 15-Daqiiqo. Daraasadaan ayaa qirtay in uu jiro dareen xoog badan oo ku jira dumarka kaasoo ku qasba in ay sii dayaan sirta isla markii ay maqlaanba! Marka ugu horaysa waxaa ay la qaybsadaan sirta Saxiibkooda, Ninkooda, Saaxiibta ama Saxiibka ugu dhow iyo hooyadooda; taasoo oo ku xiran mar walba wax ay sirto ku saabsan tahay. Darasaan oo lagu wareestay ilaa 3,000 Dumar oo da’adooda u dhexaysa 18-sano jir ilaa 65, ayaa dhamaantood qiray in aysan qarin Karin sirta waxa ay doontaba ha ahaatee; shaqsi ahaan ama Caalami ahaan! Daraasada waxaa ay ogaatay in Maandooriayaha uu inta badan sababo in la fakiyo srita taasoo ay dhacdo waliba marka hal galas ama labo galas oo khamri ah lagu tuurto. Micheal Cox, oo ah Agaasime Maqaasin Khamro oo ku yaala UK oo daraasada wax ka waydisay arinkaan ayaa sheegay in ay caadi ay tahayba in Dumarku ay san qarin Karin Sirta. “ Dhib malahan sida sirta Muhiim ay u tahay, keliya waxaa Bulshada ay ka qarsoonaanaysaa 48-saac” Daraasado waxay sidoo kale qirtay in Gabdhaha qaranka ay usbuucii maqlaan ilaa 3-sir oo muhiim ah balse ay u gudbiyaan qof aan quseeynin. 10-kii gabdhood Seddax waxaa si xoog leh isugu dayaan in ay ogaadaan qof kale sirtiisa. Kudhowaad 45% waa ay sii dayaan si culayska saaraan ay isaga fududeeyaan. Si kastaba ha ahaatee, Seddax meelood labo waxaa ay dareemaan in ay dembi galeen marka ay sirta fakiyaan! Afartii gabdhoodba seddax waxaa ay sheegeen in ay qarin karaan sirta, halka 83% ay u tixgeliyaan nafsadooda in lagu aamini karo akhaabrka asxaab kale. Sidaa ay tahayna 10-kiiba Afar waxaa ay qirteen in Sirta saaxib ay u gudbiyaan saaxiib kale. Intas waxaa sii dheer, in kabadan Toban waxaa ay aaminsanyihiin in caadi ay tahay in sirta Saaxiib loo sheegi karo saaxiib kale. inkabadan 40% waxaa ay la qaybsadaan nimankooda. Nasiib wanaag, in kabadan Rubuc (27%) waxaa ay qireen in ay ilaawaan wixii maalmo ka hor loo sheegay! Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  2. Warbixin kooban oo ku sabsan Mucaskarka Alfurqaan ee lagta Caanoole (Daawo masawirada) Posted to the Web Dec 27, 16:08 Kismaayo:-Mucaskarka Alfurqaan (Caanoole ) waxuu ku yaal sidaad magaciisaba ka muuqata lagta Caanoole ee u dhaxaysa Tuulada Buulo Xaaji iyo Tuulada Kudhaa, waxuuna Magaalo Madaxda Gobolka Jubbada Hoose ee ksimaayo u Jiraa 110km. Sawiro Muujinaya Ciidanka Mucaskarka Al Furqaan ee Lagta Caanoole oo ku jira Tawabaro xoogan Mucaskarka Alfurqaan (Caanoole ) waa Mucaskar Islaami ah oo qabta shaqooyin ay ka mid yihiin tababarro Askari ah, sugidda amaanka deegaanka, ,Dacwo iyo weliba horumarinta bulshada oo wada socda warbixintanna waxaan ku soo qaaddi doonnaa 1-Asaaskii Mucaskarka iyo sababtii loo asaasay. 2-Ujeedooyinkiisa iyo waxyaabaha uu higsanayo. 3-Waxqabadkiisa. 1- Mucaskarka waxaa la asaasay 22/10/2007 waxuuna mucaskarku jiraa 13 bilood iyo ayaamo. 2-Mucaskarku waxuu leeyahay ujeedooyin farabadan, waxaana ka mid ah :- · In ladiyaariyo dad Diinta u dagaalama, Cadawgana ka hortaga. · In la Hirgeliyo dhab ugu dhaqanka Shareecada Islaamka. · In la isu taago waajibka faafinta dacwada lagana hortago munkaraatka iyo dhaqammada xun xun. · In Dalka laga saaro Cadawga ku habsaday. · In laysla raadiyo lana mideeyo Xarakaadka Islaamiga ah ee wadanka ka jira. · In lasoo saaro dad hamigoodu yahay Hirgelinta Shareecada Islaamka. · In la dhaqan celiyo Maleeshiyooyinka iyo Dhalinyarada kale oo dhaqan xumadu la’degtay. · In laheshiisiiyo Beelaha Somaaliyeed ee uu Cadawgu kala qoqobay. 3- Mucaskarku waxuu Higsanayaa. · In Caalamka Dhamaan gaar ahaan Somaaliya lagu Xukumo Shareecada Islaamka. · In Cadawga wadanka laga saaro. · In Xarakaadka Islaamiga ah ee wadanka ka jira Miis laysugu keeno,lana heshiisiiyo. · In waddanka laga hirgaliyo dowlad islaam ah oo shareecada wax ku xukunta. · In dib loo dhiso kaabayaashii dhaqaalaha ee burburay si dadka qaxay ay ugu suura gasho inay waddanka dib ugu soo noqdaan. 4 Waxqabadka Mucaskarka Alfurqaan ( Caanoole ) 1-Waxaa la diyaariyey awood Ciidan oo u diyaarsan inay fuliyaan waajibaadkii loogu tala galay. 2-Waxaa Amnigooda la hagaajiyey degaano balaaran oo hore qas iyo fawdo uga jirtay. 3-Waxaa la furay Xarumo Garsoor oo lagu kala saaray dad in ka badan 18 sano is dulmayey. 4-Waxuu Mucaskarku ka qayb qaatay Dagaalkii adkaa ee Kismayo looga saaray Maleeshiyooyinka Bulshada Dhibka ba’an ku hayey. 5-Waxaa la dhaqan celiyey Diintana la baray dad fara badan oo markoodii hore ku sugnaa dhaqan aan wanaagsanayn. 6-Waxaa Dacwada iyo dhaqanka wanaagsan ee Diinta Islaamka lagaarsiiyey dhul badan oo horey u gaarin dacwada saafiga ah . 7-Waxaa la furay Dugsiyo Iskoolo ay wax ku bartaan Da’yar farabadan. 8-Waxaa la kafaalo qaaday Ducaad iyo Garsoorayaal farabadan. 9-Waxaa wax la baray dadweyne farabadan oo ku toosay ku dhaqanka shareecada Islaamka. Sawiro Muujinaya Waxqabadka Mucaskarka Al Furqaan ee Caanoole ee Qeybta Dacwada. Sawiro Mujinaya Magaalooyinka iyo Tuulooyinka deegaanka J/hoose oo uu Mucaskarka Al-Furqaan ku guulaystay in amniga la sugo. Magaalooyinka Iyo Tuulooyinka uu Mucaskarka Alfurqaan (Caanoole ) uu gacanta ku hayo. A-KUDHAA Kudhaa waa magaalo madaxda maamulka waxayna Magaalada kismayo u jirtaa 170km sidoo kale waxay madhawo u jidhaa qiyaastii 5km, waxayna leedahay marso ay ka dhoofto dhuxusha loo beec geeyo Dubay. 1-Tirada Degaanka ( guryaha )Kudhaa waa 520guri 2-Tirada dadka degan Kudhaa waa 2500 qof. 3-Tirada Iskoolada kudhaa waa 1 Iskool. 4-Tirada masaajida waa 4 masjid. 5-Tirada madaarista taxfiidka waa 4 madaraso. 6-Waxay kale oo leedahay marso iyo MCH. 7-Kudhaa waxay leedahay Maxkamad iyo Boolis oo si xoogan u sugan Amaanka. JASIIRADA MADHAWA Jasiirada Madhawa waxay qiyaastii u jirtaa Jasiirada Juula 2km, waxaana sidaad sawirkeeda ka arkaysaan biyaha bada oo dhinac walba ka xiga, waxayse juula kaga gadisantahay ceelal ayey leedahay oo biyaheedu waa caadi. 1-Tirada Degaanka ( guryaha ) Madhawa waa 456. 2-Tirada dadka Madhawa waa 2,280 qof 3-Tirada Iskoolkada Madhawa waa 1 Iskool. 4-Tirada Madaarista Taxfiidka waa 4dugsi. 5-Tirada Masaajida Madhawa waa 1masjid. 6-Waxaa ka jira maxkamad iyo Booliiska Mamulka Caanoole Amniguna aad iyo aad buu u fiicanyahay, sidoo kale waxaa ka jira MCH si fiican u shaqeeya, Marso ay doonyuhu ka dhoofaana waa leedahay. Jasiirada Juula Jasiirada Juula waxa 2km u jirtaa Jasiirara Madhawa, waxaana ku wareegsan biyaha badda, mana laha ceelal sida madhawa, waxayna ka heshaa biyaha Jasiirada Madhawa. Qaab degaameedka Juula waa sidan : - 1- Tirada degaanka (Guryaha ) juula 160guri 2- Tirada Dadka Juula waa 936 qof. 3- Tirada Iskoolada Juula waa 1 Iskool. 4- Tirada Madaarista Taxfiidka waa 1madaraso. 5- Tirada Masaajida Jula waa 1 Masjid. TUULADA WADAJIR. Wadajir waxay u dhaxaysaa tuulooyinka Buulo xaaji iyo Santaaro qaab nololeedka Wadajir waa sidan :- Tirada Degaanka (Guryaha) Wadajir waa 180guri. Tirada Dadka wadajir waa 900 qof. Tirada Masaajida Wadajir waa 1 Masjid. Tirada Madaarista Taxfiidka waa 1 Madaraso. Wadajir waxaa ka furan Maxkamad leh Booliis Xoogan oo uu leeyahay Mucaskara Alfurqaan(caanoole) Amniguna waa suganyahay. TUULADA Buulo XAAJI. Tuulada Buulo xaaji waxay kismayo u jirtaa 85km, dhinaca koonfuraad, qaab degaaneed keeduna waa sidan. 1-Tirada Degaanka (guryaha ) Buulo xaaji waa 420 2-Tirada Dadka Buulo Xaaji waa 2100 qof. 3-Tirada Iskoolada waa 1 iskool. 4-Tirada Masaajida waa 1 Masjid. 5-Tirada Madaarista Taxfiidka waa 5Madaraso. 6- waxay leedahay MCH. 7- Waaxaa Buulo xaaji ka jira Maxkamad iyo Booliis xoogan oo uu leeyahay Maamulka Mucaskarka Al-Furqaan ee Lagta Caanoole. TUULADA SANTAARO. Santaaro waxay Wadajir u jidhaa qiyaastii 25km, waxayna u dhaxaysaa Degmada Badhaadhe iyo Wadajir. qaab degaameedkeeduna waa sidan:- 1-Tirada Degaanka Santaaro waa 150 guri. 2-Tirada Dadka degan Santaaro waa 750 qof 3-Tirada Masaajid Santaaro waa 1 Masjid. 4-Tirada Madaaris Taxfiidka 2 Madaraso. 5-Waxay hoos timaadaa Maxkamada iyo Booliiska Wadajir aminigana aad buu u fiican yahay alle mahadiis. TUULADA KOROMI. Koromi waxay qiyaastii Wadajir u jidhaa 50km tuulada Wadajir dhinaca Waqooyi galbeed, waxayna hoostimaada Maxkamada iyo Booliiska Wadajir qaab degaameedkeeduna waa sidan. 1-Tirada degaanka Koromi waa 120 guri. 2-Tirada dadka Koromi waa 55 qof 3-Tirada Masaajida waa 1 Masjid. 4-Tirada Madaarista Taxfiidka waa 1 madaraso. Waxaa Kale oo Mucaskarka Al-Furqaan uu ku guulaystay in uu joojiyo nabaad guur lagu hayey deegaano ka tirsan gobalka J/hoose. Sawiro Muujinaya sida uu Mucaskarka Al-Furqaan ee Lagta Caanoole uu u joojiyey Nabaadguurka Deegaanada J/Hoose. Halgan.net ayaa sidoo kale idiin soo gudbin doonta warbixino kale oo ku saabsan Mucaskarka Al Furqaan hadii alle idmo. Halgan.net
  3. Daa wo film kan laga sameeyay gudniinka fircooniga. kadibna booqo helpswedenkintir.com kkkkkkkkk
  4. there is no free fair election, waxa halkan ka socda corruption n wax isdaba marin kkkkkkkkkkk. and i would'nt vote..
  5. Originally posted by jacaylbro "The United States, the West, and Africa should recognize Somaliland officially." kkkkkkkkkkkkkkkkkk
  6. raalyo girl waan garty, but who can give us some info about raaliyo man.
  7. We all realize that relationships shift over time and feelings sometimes change.but If a husband truly loves his wife and take care, reignite the love in her by how he treats her, romancing her, no doubt she will become raaliyos
  8. i am waiting 8 star flag from wing wiz
  9. This is ****** article and this is not puntland diapora but it's a small group with small mentality. they only know how to make complain complain complain and critize every govtmnt.
  10. I heard these info years back, but i am wondering how they comunicate whith each other if she does not speak english walaahi waa wax cajiib ah.