Sign in to follow this  
Jacaylbaro

IGAD Impose Travel Sanctions on....................

Recommended Posts

Madaxda Urur goboleedka IGAD ayaa kulan ugu soo gaba gaboobay magaalada Addis ababa ee xarunta wadanka Ethiopia waxa ay ka soo saareen goaaano adag oo la xariira arimaha Soomaaliya.

 

 

 

Kulan hal maalin qaatay oo magaalada Addis Ababa ay ku yeesheen wasiirada arimaha dibada Urur goboleedka IGAD ayaa waxaa ay gab gabdii kulankaasi ka soo saareen goaano adag oo ku aadan qilaafka ka dhex taagan madaxda dowlada KMG Soomaaliya iyo dadka loo arko in ay caqabad ku yihiin nadabadda dalka Soomaaliya sida ay sheegeen wasiirada ururka IGAD.

 

 

 

Hadal qoraal ah oo gab gabdii fadhigaasi laga soo saaray ayaa lagu sheegay in ay wasiiradu isku raaceen in talaabooyin dhanka safarka iyo dhaqaalaha lagu soo rago cidii loo arkaa in ay ku lug leeyihiin cuuryaaminta wadahadaladii wadanka Jabuuti iyo sidii dowlada KMG ay ugu shaqeyn laheeyd hanaan nabadeed.

 

 

 

Saraakiil ka tirsan Urur goboleedka IGAD ayaa sheegay in qodobada la soo saaray ay yihiin kuwa u muuqa in si gaar ah ay ugu qotomaan madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo Urur goboleedka IGAD ay si cad u sheegeen in uu ka hor yimid heshiiskii magaalada Nairobi kaasoo lagu soo dhisiyay xukuumad midnimo qaran markii uu qilaafka soo kala dhex galay madaxda dowlada KMG Soomaaliya.

 

 

 

Wasiirka arimaha dibada dalka Ethiopia Suyun Musfen oo hogaaminayay kulanka ka dhacay wadanka Ethiopia ayaa ka sheegay intii uu socday kulankaasi in hogaamiyaasha Soomaalida ay bur buriyeen heshiskii Jabuuti islamarkaana ay ku haboontahay in laga qaato talaabooyin cad oo lagu ciqaabayo.

 

 

 

Goaankani ayaa waxaa uu noqonayaa kii ugu adkaa ee Urur goboleedka IGAD ay ka qaataan Urur goboleedka madaxda dowlada KMG Soomaaliya oo taageerada ugu balaaran ka hesha Urur goboleedka IGAD,mana cadda jawaabta ay ka bixin doonaan arintaan gaar ahaa madaxda dowlada gaar ahaan madaxweyne Yuusuf kaasi oo ay saraakiil u hadashay Urur goboleedka IGAD ay sheegeen in uu yahay qofka ugu horeeya ee uu saamaynayo gaaamkani.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadal qoraal ah oo gab gabdii fadhigaasi laga soo saaray ayaa lagu sheegay in ay wasiiradu isku raaceen in talaabooyin dhanka safarka iyo dhaqaalaha lagu soo rago cidii loo arkaa in ay ku lug leeyihiin cuuryaaminta wadahadaladii wadanka Jabuuti iyo sidii dowlada KMG ay ugu shaqeyn laheeyd hanaan nabadeed.

 

^^The arrival of the caravan is key to peace and stability in the region!

 

Shan midh lihii xaskuu galay markii shiinka loo rogay

Isku sheega yaan biyyo fatalaq shiinka loo geline'e

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

IGAD= Inter African Authority of Destruction. They should be brought in front an international tribunal for massacre in Somalia. But the world is not fair!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

loool...this made me laugh.

 

"Wasiirka arimaha dibada dalka Ethiopia Suyun Musfen oo hogaaminayay kulanka ka dhacay wadanka Ethiopia ayaa ka sheegay intii uu socday kulankaasi in hogaamiyaasha Soomaalida ay bur buriyeen heshiskii Jabuuti islamarkaana ay ku haboontahay in laga qaato talaabooyin cad oo lagu ciqaabayo"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

lol@Xiin.

 

Bro, you still believe the Inter African Authority for Destruction, also known as IGAD, can still salvage a peace deal and bring "stability" to the entire region?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this