Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Poor Guy Lost His Citizenship

Recommended Posts

Cabdiraxmaan-shakuur.JPG

 

 

Sida ay sheegayaan warar laga helay ilo wareedyo muhiim ah Dowladda Ingiriiska ayaa kala noqotay mid ka mid ah Wasiirada ugu caansan Dowladda KMG ah Somaliya jinsiyad horey loo siiyay Wasiirkaas oo isagoo Qaxooti ah iska dhiibay dalkaas.

Wararka ayaa sheegaya in Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashigga Caalamiga Dowladda Somaliya C/raxmaan C/shakuur lagala noqday sharciga socdaalka ee uu dalkaas Britain ku deganaa.

 

Maadama uusan haysanin Baasaboorka weyn uuna haystay midka yar ee loo adeegsado socdaalka (Travel document) iyo aad ku joogto dalka inta uu qofka ku helayo Baasaboorka weyn ayaa lagala noqday Wasiirka maadama uu sharcigaas ogoleyn in aad ku tagto dalka asal ahaan ka soo carartay oo aad dhibaatada ka sheegatay.

 

Sida u degsan shuruucda caalamiga ah qofku hadduu muwaadin yahay oo dalka dibadiisa dembi kasoo galo waxa uu muteysanayaa in la maxabadeeyo oo la xidho,xarigiisa kadibna uu noloshiisii caadiga ahayd dib usii wadan karo. laakiin qofka haysta ogolaansho qaxooti wuu ka duwan yahay sidaasi oo xadhiga kadib waxa loo masaafuriyaa dalkuu asal ahaan kasoo jeeday.

 

 

Wasiirka oo hadda ka mid ah Wasiirada ku lugta leh dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in Dowladda Ingiriisku Laanteda socdaalka ku mashquulsan tahay sidii Dacwad ugu soo oogi lahayd Wasiirka.

 

Wararka ayaa sheegaya in Xafiiska Wakiilka UN-ka u qaabilsan Somaliya arrintaas soo fara geliyay isla markaana kala hadlay Diblomaasiyiin Britain ah laakiin Jawaabta laga bixiyay ilaa iyo hadda aan la ogeyn.

 

Inta badan Wasiirada iyo Xildhibaannada Dowladda Somaliya ayaa haysta Baasabooro dalal kale iyagoo saameyn ku leh dagaalada dalka ka socda.

 

Horey ayaa Dowladda Kenya dib ugula noqotay Sharcigii ama Baasaboorkii uu haystay Wasiirka Maaliyadda ahna Ra’iisal Wasaare kuxigeen Shariif Sh Aadan

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

lol, jacaylbaro and his misinformation.

 

The guy still has his Somali citizenship.

 

Travel document ingiriis ah ayuu haystay, British citzienship ma uu haysan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

isn`t that guy , the one who sold somali seas ?

Down with him.

I think there is a curse on all of those involved on the sale of the sea, they all lost their passports, first it was Shaiif sakiin's kenyati passport, then now is Mr Shakuur turn, and next it has to be Mr Sharmake losing his green card, or was it a Canadian passport. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

These guys are rich and don't need this citizenship y'all seem to be worrying about.

 

P.s. This dude wasn't even a British citizen, he lost his Asylum papers which is what happens to any asylee that returns to the country he/she was claiming inuu kasoo qaxay. Waa iska caadi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...if only you knew what a fool he is! Who cares about what he lost...If only I could remove him, Ibbi, Xariif Xassan and Farhan from prime minister Omar's cabinet...!

Share this post


Link to post
Share on other sites
sool_boy   

Originally posted by MoonLight1:

quote: isn`t that guy , the one who sold somali seas ?

Down with him.

I think there is a curse on all of those involved on the sale of the sea, they all lost their passports, first it was Shaiif sakiin's kenyati passport, then now is Mr Shakuur turn, and next it has to be Mr Sharmake losing his green card, or was it a Canadian passport.
:Dloool true that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Nice catch :D:D

 

 

JB, adiga horta inaad hoosta ku soo dhajiso the Source miyaad hilmaantaa smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

JB, adiga horta inaad hoosta ku soo dhajiso the Source miyaad hilmaantaa

:D:D:D There is a different reality like some in NW Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Jacaylbaro:

quote: JUNE 28

That is not now ,,
:DActually the one you reported also HAPPENED on June 28 2009 19:08pm

 

Plus the one you posted has an extra paragrapgh added to it!!!!

 

 

Original story by Jowhar.com on 28 June 2009

 

Jowhar: Posted by Mahad on June 28 2009 19:08:07

 

Sida ay sheegayaan warar laga helay ilo wareedyo muhiim ah Dowladda Ingiriiska ayaa kala noqotay mid ka mid ah Wasiirada ugu caansan Dowladda KMG ah Somaliya jinsiyad horey loo siiyay Wasiirkaas oo isagoo Qaxooti ah iska dhiibay dalkaas.

 

Wararka ayaa sheegaya in Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashigga Caalamiga Dowladda Somaliya C/raxmaan C/shakuur lagala noqday sharciga socdaalka ee uu dalkaas Britain ku deganaa.

 

Maadama uusan haysanin Baasaboorka weyn uuna haystay midka yar ee loo adeegsado socdaalka iyo aad ku joogto dalka inta uu qofka ku helayo Baasaboorka weyn ayaa lagala noqday Wasiirk maadama uu sharcigaas ogoleyn in aad ku tagto dalka asal ahaan ka soo carartay oo aad dhibaatada ka sheegatay.

 

Wasiirka oo hadda ka mid ah Wasiirada ku lugta leh dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in Dowladda Ingiriisku Laanteda socdaalka ku mashquulsan tahay sidii Dacwad ugu soo oogi lahayd Wasiirka.

 

Wararka ayaa sheegaya in Xafiiska Wakiilka UN-ka u qaabilsan Somaliya arrintaas soo fara geliyay isla markaana kala hadlay Diblomaasiyiin Britain ah laakiin Jawaabta laga bixiyay ilaa iyo hadda aan la ogeyn.

 

Inta badan Wasiirada iyo Xildhibaannada Dowladda Somaliya ayaa haysta Baasabooro dalal kale iyagoo saameyn ku leh dagaalada dalka ka socda.

 

Horey ayaa Dowladda Kenya dib ugula noqotay Sharcigii ama Baasaboorkii uu haystay Wasiirka Maaliyadda ahna Ra’iisal Wasaare kuxigeen Shariif Sh Aadan.

Jowhar

tick.gif

 

 

And JB's one, the edited version, see the red part, that was added on 03/07/2009 by Somaliland Media :D

 

 

Sida ay sheegayaan warar laga helay ilo wareedyo muhiim ah Dowladda Ingiriiska ayaa kala noqotay mid ka mid ah Wasiirada ugu caansan Dowladda KMG ah Somaliya jinsiyad horey loo siiyay Wasiirkaas oo isagoo Qaxooti ah iska dhiibay dalkaas.

 

 

Wararka ayaa sheegaya in Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashigga Caalamiga Dowladda Somaliya C/raxmaan C/shakuur lagala noqday sharciga socdaalka ee uu dalkaas Britain ku deganaa

 

Maadama uusan haysanin Baasaboorka weyn uuna haystay midka yar ee loo adeegsado socdaalka (Travel document) iyo aad ku joogto dalka inta uu qofka ku helayo Baasaboorka weyn ayaa lagala noqday Wasiirka maadama uu sharcigaas ogoleyn in aad ku tagto dalka asal ahaan ka soo carartay oo aad dhibaatada ka sheegatay.

 

 

Sida u degsan shuruucda caalamiga ah qofku hadduu muwaadin yahay oo dalka dibadiisa dembi kasoo galo waxa uu muteysanayaa in la maxabadeeyo oo la xidho,xarigiisa kadibna uu noloshiisii caadiga ahayd dib usii wadan karo. laakiin qofka haysta ogolaansho qaxooti wuu ka duwan yahay sidaasi oo xadhiga kadib waxa loo masaafuriyaa dalkuu asal ahaan kasoo jeeday.

 

 

Wasiirka oo hadda ka mid ah Wasiirada ku lugta leh dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in Dowladda Ingiriisku Laanteda socdaalka ku mashquulsan tahay sidii Dacwad ugu soo oogi lahayd Wasiirka.

 

 

Wararka ayaa sheegaya in Xafiiska Wakiilka UN-ka u qaabilsan Somaliya arrintaas soo fara geliyay isla markaana kala hadlay Diblomaasiyiin Britain ah laakiin Jawaabta laga bixiyay ilaa iyo hadda aan la ogeyn.

 

 

Inta badan Wasiirada iyo Xildhibaannada Dowladda Somaliya ayaa haysta Baasabooro dalal kale iyagoo saameyn ku leh dagaalada dalka ka socda.

 

Horey ayaa Dowladda Kenya dib ugula noqotay Sharcigii ama Baasaboorkii uu haystay Wasiirka Maaliyadda ahna Ra’iisal Wasaare kuxigeen Shariif Sh Aadan

Qarannews

 

100px-Red_x.svg.png

==================== ================

 

QARAN NEWS of Somaliland, where JB got the story from edited the original version of Jowhar's news article and only published on 03/07/2009 without mentioning where they got the source, or why they edited.

 

 

The story that Jowhar.com reported happened 5 days before Qaran News published the same source but added the red paragraph to spice it up :D

 

 

The whole story contradicts the one MMA posted from Radiofreesomalia.com which happened also on 28 June 2009.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this