Sign in to follow this  
Cowke

Sudan University Holds Celebration Party For Puntland Students. Pictures

Recommended Posts

Cowke   

IMG_0042-300x225.jpg

 

IMG_0022-300x225.jpg

 

IMG_0036-300x225.jpg

 

IMG_0002-300x225.jpg

 

Khartuum (RBC Radio) Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna soo dhaweynayey ardada cusub ee Puntland ayaa lagu qabtay hoolka alribaad al wadani ee magaalada khortoum suudaan.

 

Xafladan ayaa kasoo qayb galay masuuliyiinta ugu saraysa ururka guud ee ardada soomaaliyeed sida Gudoomiyaha Axmed Maxamed Cabdi, Xoghaya guud daud Maxamed Nuur Cigaal, Xoghaya arimaha dibada Cawil Maxamuud Yusuf iyo mudanayaal kala duwan iyo marti sharaf boqolaal gaaraya.

 

 

Ugu horeyntii ayaa gudoomiyaha ururka ardada puntland oo hadal kooban ka jeediyay mahad balaaran u celiyay dhamaan masuuliyiinta iyo marti sharafta kasoo qayb gashay xafladda.

 

 

Sidoo kale Wasiirka Waxabarashada Puntland Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax juxa oo khadka taleefoonka uga qayb qaatay munaasabadan ayaa kula dardaarmay guud ahaan ardada soomaliyeed iyo gaar ahaan ardada puntland inay dadaal xoog leh ku bixiyaan xaqiijinta yoolka waxbarasho ee ay dalka suudaan ujoogaan iyo inaysan siyaasada Soomaaliya ee gurracan saamayn ku yeelan wadajirkooda iyo iskaashiga dhexdooda .

 

 

Axmed c/risaaq (dhaashane) oo u hadlay aradada cusub ayaa u mahad celiyay gudiga soo qabanqaabiyay munaasabadan lagu soo dhaweynayo kulana dardaarmay ardada cusub ka mira dhalinta hididiilooyinkooda waxbarasho.

 

 

Sidoo kale madaxa gudigii qabanqaaabada xaflada iyo xalinta arimaha ururka Cabdiqadir Cabdulaahi Yusuf Weerarood ayaa ka warbixiyay wajiyadii kala gadisnaa ee ay soo martay hirgalinta xafladan isla markaana soo bandhigay dastuur cusub oo ay yeelanayo ururka ardada puntland laguna soo afmeerayo habacsanaanta ka jirtay ururka isagoo sheegay in dastuurka cusub xaq buuxa usiinayo arday kasta oo puntland ah oo sudan wax ka barta in uu codkiisa ku doorto masuuliyiinta ururka doorashooyin xor ah oo bisha lixaad sanad kasta lagu soo dooranayo maamulka cusub ee ururka ardada puntland.

 

 

Xaflada oo kalmado aad uqiimo badan , heeso iyo dhaqanka somaliya lagu soo bandhigay ayaa kusoo dhamaatay jawi aad uqurux badan.

 

mustaf aasbaro.

RBC Radio

Khartuum Suudaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Shilling yes their is an arrangement in place between puntland and sudan. Puntland high school certificates can be used as an entry point into sudanese universities. So I guess alot of our students pursuing higher learning will be going to sudan. I hope the education minister furthers it even further to kenya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

That is the same building they always hold the Somaliland, Somalia too. And it always seems have empty. Instead of this lonely half empty room, they could have united and held just one big massive Somali graduation ceremony.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Originally posted by Qhalib:

That is the same building they always hold the Somaliland, Somalia too. And it always seems have empty. Instead of this lonely half empty room, they could have united and held just one big massive Somali graduation ceremony.

good point

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this