Sign in to follow this  
Maaddeey

Ciidamo Itoobiyaana oo soo galey Gal-gaduud Hiiraan

Recommended Posts

Maaddeey   

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa saaka gudaha u galey qeybo ka mida Gobolada Hiiraan & Gal-gaduud, gaar ahaan Isgoyska Kala-beyrka & Degmada Balan-bale.

 

Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo ku hubeysan ugu yaraan 15 gawaarida Dagaalka ayaa barqanimadii maanta markale soo buuxdhaafiyey Isgoyska Kalabeyr oo qiyaastii 25 KM dhanka Waqooyi Galbeed kaga beegan Magaalada Baladweyne.

 

Ciidamdan oo lasheegay inay ka yimaadeen Degmada Feerfeer ee Deegaanada Soomaali Galbeed ayaa isku fidiyey Buuraha ku hareereysan Isgoyska kalabeyr ee Gobolka Hiiraan.

 

Dadka deegaanka iyo Wadayaasha Gawaarida ayaa sheegay inay soo wajahday cabsi weyn oo ay ka qabaan Ciidamada Itoobiyaanka ah ee soo dagay Gobolka Hiiraan.

 

Dhinaca kale Wararka naga soo gaadhaya Degmada Balan-bale ee Gobolka Gal-gaduud waxa ay sheegayaan inay halkaa ay soo gaareen kolonyo ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo gaadhaya 10 Gaadhi oo isugu jira kuwa ciidanka Daabulada iyo kuwo yar yar.

 

Ciidamadan oo Deg. Balan-bale gudaha u galey ayaa uga yimid dhanka Deegaanka Laasa-caanood oo dhacda xuduudka Gobolka Soomaali Galbeed.

 

Wararku waxay intaa raacinayaan inay ciidamadan soo dhaweeyeen xubno ka mida Kooxda sheegata Ahlu-sunnah oo horey halkaa ugu sii sugayay.

 

Ujeedka rasmiga ah ee imaanshiyaha ciidamadan lama oga, balse, labo arin midkood ayay u muuqata oo kala ah inay u yimaadeen sugida Amaanka shir Shaley Kooxda Sheegata Ahlu-sunnah Wal-jameeca uga furmay Degmada Caabud Waaq ee iska Gobolka iyo ka hor tegida dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo dhana kooxdan ay u yimadeen ganac saarka leeyihiin.

 

www.somalimirror.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

qofkaste oo somali eh waa in eey soo dhaweeysaa ethiopenka waa walaalo waxaan isku nahay african iyo 100 kiiba 80 oo wadaagno diinta islaamka. aniga ahaan waanku faraxsanahay waana soo dhaweeyhaa walaalaheen.

 

reer Toora booro waala karbaashayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

Ethiopia is the scum of our region. Although Somali's are no better Somalian anyways. I dream of the day Somaliland takes over this empire of peasent farmers with head lice. I have never in all my life seen a nation so dirty, people take a crap right outside there house in addis abba no in a hole or toilet like a cat they dump it outside. They piss up against buildings, they congregate like rats and dont brush there teeth, they eat raw meat and what a wierd language.

 

As crazy as somali's are they are a clean race, who have always valued hygiene.

 

I think it is possible to take over this nation, just need a stable nation, a strong conscripted army, weaponry and good intelligence in ethiopia and finance. We could take it over.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this