Sign in to follow this  
Juje

Barre Hiralle out of the equation...!

Recommended Posts

Juje   

Barre Hiralle is no longer a threat to the ICU. I dont what the calculation of the coalition against the ICU was, but it was miscalculated move for them to send Barre to capture Kismayo alone and also so early stage. They have clearly failed and now Barre is on the run and his forces either captured, killed or scattered at best.

The hold of the ICU at Kismayo is now strong and solid, at least Barre Hiraale is no longer a threat to them.

 

Barre Hiiraale oo fara cijiyo leh ku badbaaday iyo 16 Gaari oo kuwa dagaalka ah iyo Gaarigiisa khaaska ah oo gacanta lagu dhigay.

 

Hiiraan, 22-October-06 ( Qaadisiya.com) Warar xog ogaal ah oo shabakada islaamiga ee Qaadisiya ay ka soo xigatay saraakiisha ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ee ku sugan jiida hore ee dagaalka ayaa xaqiijinaya in ciidamada maxkamadaha islaamiga ee ku sugan degmada Bu'aale ay qabsadeen 16 gaari oo kuwa dagaalka ah iyo gaari khaas ah oo uu lahaa Col. Barre Hiiraale oo maalmihii ugu danbeeyay waday abaabul dagaal oo kadhan ah maamulka islaamiga gobollada Jubooyinka.

 

Maleeshiyaadka Barre Hiiraale ayaa maalmihii laga soo gudbay waxa ay abaabul dagaal ka wade qeybo ka mid ah gobolka Gedo,waxa ayna qal qal weyn geliyeen amniga qaar ka mid ah deegaanada hoos yimaada gobolka Jubbada dhexe.

 

Wararkan oo ah kuwa hordhac ah ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada maxkamadaha islaamiga ay weerar ku qaadeen goob maleeshiyaadka Barre Hiiraale ay ku sugnaayaeen oo ku taallay duleedka magaalada Bu'aale.

 

Saraakiisha ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ayaa sheegay in gaadiidka dagaalka ee gacanta lagu dhigay la geyn doono magaalada Kisamayo oo loogu soo bandhigi doono saxaafada si ay indhahooda ugu arkaan.

 

Lama garanayo halka uu qabtay Barre Hiiraale,ilaa iyo iminka ma cadda khasaaraha ka dhashay dagaalka jabka lixaadka leh lagu gaarsiiyay maleeshiyaadkii Barre Hiiraale ee duulaanka ku ahaa gobollada Jubooyinka.

 

Dhinaca kale warar kale oo haatan na soo gaaraya ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ahaa abaanduulihii ciidamada Barre Hiiraale iyo maleeshiyaad kale oo aad u fara badan.

 

Wixii warar ah oo ku soo kordha arrinkan waxaan u ballan qaadeynaa akhristayaasheena in aanu u soo gudbin doono isla markaana ay na soo gaaraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Buaale: "Col Barre Hiiraale iyo Col C/risaaq Biixi oo baxsaday iyo Khasaare weyn oo dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo gaaray maleeshaydii Barre Hiraale iyo kuwa Ethiopianka" Sarkaal sare oo kamid ah ciidamada MMI Bu,aale!!

War degdeg ah oo hadda naga soo gaaraya telofoonka guurgura oo kusugan furunta ciidamada maxaakiimta islaamiga Jubbooyinka ayaa noo xaqiijiyay in khasaare badan soo gaaray maleeshiya beeleedkii Barre Hiiraale iyo kuwii Ethiopianka ee isaga lasocday.

 

Khasaarahan soo gaara maleeshiyada Barre Hiiraale ayaa isugu jira dhimasho, dhaawac iyo dad nolosha lagu qabtay oo isugu jira saraakiil Ethiopian iyo soomaali badan oo calooshood u shaqeystayaal ah.

 

 

Khasaarihii soo gaaray ciidamada Ethiopianka iyo kuwa Barre Hiiraalle oo tafatirana waa kan.

 

1-Dagaalku waxuu 14:30 duhurnimo saacada afrikada-bari kaqarxay Dujuuuma oo Bu,aalle 15km ujirta

 

2- Waxaa dagaalka dhinaca Barre Hiiraale kadhintay oo meydkooda lahayaa 16 maleeshiyo beeleed ah, iyo 1 sarkaal oo Ethiopian ah

 

3- Waxa gacanta lagu dhigay iyagoo nool 21 calooshu ushaqeystayaal oo soomaali ah 2 Sarkaal Ethiopian ah iyo 3 askari ciidamada Ethiopianka laakiin loo maleynayo inay yihiin soomaalida kudhaqan Ethiopia

 

4- Waxaa gacanta lagu soo dhigay gaari N3 ah oo hub kala gedisan kabuuxo. Waxaa kaloo gacanta lagu hayaa 11 gawaarida dagalka ah oo 6 kamid ah u saran yahay qoriga dhisheegaha

 

Maleeshiya beeleedkan lajibiyay ayaa waxaa kala watay Col C/risaaq Biixi iyo Col Barre Hiiraale iyo waliba ugu yaran 4 sarkaal Ethiopian ah oo illaaa iyo haada aan lagaraynin meel ay cag-dhigeen.

 

Ciidamada midowga maxakiimta islaamiga ayaa hordhacoodii oo sii baacsanaya waxii kaharay kuwa Barre Hiiraale ay hadda 5km ujiraan magaalda Saakoow oo Bu,aale ujirta 45km.

 

Dhinaca kale masuul katirsan ciidamada maxaakiimta islaamiga Juubboyinka oo aaga hore kusugan ayaa noo sheegay inay Bu,aale karareen laba gaari oo sida cunto iyo biyo lagaarsiinayo maleeshiyada firxadka ah ee Barre Hiiraale iyo C/risaaq Biixi ka carareen kuwaasoo lagu uruurinayo meel udhaxeeysa Bu,aale iyo Saakoow.

 

 

C/laahi Sheekh,

Godeynews.com

Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Buaale: Ciidamada MMI Jubbooyinka oo dagaalka maanta kusoo qabtay Col Fartaag iyo saraakiil kale Ethiopian ah

 

War degdeg ah oo hadda miisak wararka Godeynews soo gaaraya ayaa sheegaya in dagaalkii maanta lagusoo qabtay Abaaduulihii ishabaysigii burburay oo dooxada Jubba Col Fartaag oo in badan laga maqli ideecadaha isagoo hanjabaad usoo gudbinaya midowga maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed ee 25 bishii Sept kala wareegay talada Kismaayo.

 

Waxaa kaloo Fartaag lala qabtay illaa iyo 8 sarkaal oo kamid ah saraakiisha dagaal galinaysay meesleeshiyada Barre Hiiraale.

 

Ciidamada MMI ayaa waxaa hadda naloo soo sheegayaa in laisla dhaafay magaalada Saakoow isla markaasna lagu sii jeedo dhinaca magaalada Baardheere oo ah meesha uu Barre Hiiraale kasoo abaabulay daagaalka.

 

Dhinaca kale waxaa lasheegayaa in Ciidamada MMI ay ciidamo badan soo dhoobeen meel aan kafogayn Diinsoor oo lafilayo inay difaac kaga jiraan. Meesha kuwa kalena ay soo buux dhaafiyeen deegaanada Leego iyo Wanlweyn oo katirsan gobalka Shabeelada Hoose, isla markaasna diyaar garow adeg ka sameeynaya ciidamadii shalay gacanta kudhigay magaalada Buurxakabo ee isugu jiray Ethiopianka iyo kuwa Dawladda Soomaaliyeed.

 

 

C/laahi Sheekh,

Godeynews.com

Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The success of the UIC is the best news we must get for the Ciid festival...God is great..Isaga ayaa arka xaq iyo baadilka..gumeystaha iyo dabadhilifkooda iyo gumeysi diidka xalaasha ah.

 

Yaa Rab.....let all Somalis put their shoulders to the wheel to bring Somalia back to the world stage stronger and brighter. The UIC is the best vehicle we have got and we ought to support them by becoming clan blind for at least temporarily, if we can not get rid off that disease permanently, until the foreigners leave us alone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

Barre Hiralle is no longer a threat to the ICU. I dont what the calculation of the coalition against the ICU was, but it was miscalculated move for them to send Barre to capture Kismayo alone and also so early stage. They have clearly failed and now Barre is on the run and his forces either captured, killed or scattered at best.

The hold of the ICU at Kismayo is now strong and solid, at least Barre Hiraale is no longer a threat to them.

Juuje, what made you to reach such that hasty conclusion? and what proof can you support with your claim that Barre's forces either captured, killed or scattered at best..

 

Waa la yaabay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cumar   

Salam Caleykuum

 

Subxanallaah, the amount of propagandic statements reported is astonishing.

 

The current news is that both parties claim acts that are unconfirmed.

 

According to this site:

http://www.waagacusub.com/22.10.06.1.htm

 

Barre Hiiraale resides in Gubato and states that Bu'alee is under his rule whilst the Maxakiimta state that they have succeeded in defeating the forces of Barre Hiiraale. Col Ismaceel Farataaq states that they haven't lost the war and that are not surrounded by the ICU whilst the ICU claim that they have captured him and surrounded the rest.

http://somalinet.com/news/world/English/4350

http://somalinet.com/news/world/Soomaali/4351

 

None of these reports have been confirmed by independant sources. So it is way too early for the authenthic reports to be filtered out and come to light considering that the battle is still going on.

 

Wasalam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Temujin   

Col Ismaceel Farataaq states that they haven't lost the war and that are not surrounded by the ICU whilst the ICU claim that they have captured him and surrounded the rest.

Hahahahaha. Halkuu kasoo hadle?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Allamagan:

Juuje, what made you to reach such that hasty conclusion? and what proof can you support with your claim that
Barre's forces either captured, killed or scattered at best..
Waa la yaabay!

Sxb that is bitter truth and the sooner you accept the better it will sink in....Ciid-Wanagsaan sxb!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Juje, sxb something id amiss. I'd be cautious to believe in the reports coming from Bu'ale. There seem to be a large scale propaganda campaign from both camps. And although I have support for the UIC, I think they are spicing up the reports for our consumption. Likewise, the Barre camp is not innocent of such propaganda - however after listening to an interview in Halgan.net, I have my doubts whether the UIC are telling us the whole story. The man being interviewed, who is in Kismayo, seems well unaware of the happenings in Bu'ale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Technically there has been no propaganda reporting from the Barre side; check Gedonet.

 

And you made me laugh wallahi with the interview. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^ I actually checked Gedonet and their coverage seems balanced. At least they have printed (on screen that is) reports of claims from both sides. Fair enough.

 

PS: Why did the Barre camp deny the war, horn. Care to enlighten us on the purpose behind it?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^That is because all the pro-Mogadishu news sites reported that Barre is the one to have moved first and started the fighting. That has been proven to be false. A sahan of Barre's collided with the entity and then escalated into large-scale battle. I am betting that spokesman for Barre denied the war prior to the escalation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Muraad, lol. I know I know. Very unusual to call Gedonet balanced. But at this time, and compared to Qaadisiya, Godenews and Somaliwide, it has at least touched on both sides of the story, which is as far as I am concerned fair.

 

PS; check it for yourself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this