Sign in to follow this  
xiinfaniin

Taliyaha Milateriga Somaliland: Itoobiyaanka lagama maarmaan ayey noqotay

Recommended Posts

Walaa xawla walaa quwata ilaa billaaah.

 

Ninkaa Taliye kusheega hada dadka ayuu kadhaadhicinaayaa Amxaaro in looyeerto lagama maarmaan ayay ahayd.

 

And for what? against the ONLF?

 

Taliyow magacaa ba'a, oo xishood duf kubaxee! LOool waa inaan bahashi usaaraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaad warka u kala xadaysaa xaaji ? ,,, :D

 

 

marka ay xadka joogaan Itoobiyaanku way ogaayeen inaanu xidhiidh ka wada yeelano, Itoobiyaanka lagama maarmaan ayey noqotay,” ayuu yidhi Taliyaha Milateriga Somaliland.

Once they are placed at the border with Ethiopia and they are crossing to that country then that is when xidhiidhka Ethiopia lagama maarmaan noqday ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacalybaro, waxay u dhadhamaysaa inuu xuduudka SL ka hadlayo, waayo waxa xuduudaha Ethiopia ka dhacaya iyo sida Ethiopia ka yeelayso ragga xaggeeda u tallaabay maaha hawl SL u taalla awoowe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Jacalybaro, waxay u dhadhamaysaa inuu xuduudka SL ka hadlayo, waayo waxa xuduudaha Ethiopia ka dhacaya iyo sida Ethiopia ka yeelayso ragga xaggeeda u tallaabay maaha hawl SL u taalla awoowe

Uma dhadhamaysee hadakiisu wuu cad yahay oo wuxuu yidhi MARKAY XADKA GAADHEEN ......... Haday tallaabeena waa hawl weli SL u taala mar hadii dhulkoodii la soo dhex maray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Gheelle.T:

If it wasn't an Eid day the "mighty" SL National Army would have smoked them rag tags in mins..
:D
Walle waxaa ka dhacday "labeyk" yaa Ethiopia.

:D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

JB, Haahay, make no excuses, you called Amxaarada to help you few days ago and that now they are engagged with ONLF they don't need you, but hey your army can do another service while at it, perhaps shake booty to persuade the Amxaaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool@150km

 

that is a long distance to cover

 

the somaliland general is mad , and I fear for the safety of the O traders in that famous market in hargeysa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I am not sure if you came across todays edition of Haatuf?

 

Haatufta Maanta

 

Heesihii Somaliweynta maalintii dhawayd meesha Gabta la yidhaa laga qaadayey ma waxay durtaba dhaleen in ciidamo cadaw ahi intey xeebta ka soo dagaan ay masaafad
120 Km ah dalka gudihiisa iska soo socdaan. Aaway Taliyayaashii Qeybta ee Milatariga,
Booliska iyo waliba ciidamada Ilaalinta Xeebaha ee dhamaantood Xukumayeen niman isku wada Raas ahi?

 

Meesha ay nimanka Al-shabaab iyo ONLF-ta isku jiraa ka soo dageen ee Buulo- Cadde yaa ka qaaday ciidankii joogi jiray?

 

Waa kuwii halkaas ka caagee ee tallow ma waxay ******** in Xuseen Kiinyaati loo dhiibay Sirdoonka, Ina Xudhuuna Kootarabaankii Lughaya ugu soo dagi jiray wali ku mashquulsan yahay oo ay Koontoroolada Doolar ku soo mari karaan?

 

Inta Galbeedka Lagu mashquulsan yahay, dhexda iyo bariga Aar May ka hilaaceen? Xumuumada hadii loo sii sheegay arintani inay dhici doonto, markii ay dhacdana ay iyadu la habsaantay Talaabooyinkii ay wax kaga qaban lahayd, sideebaa hadaba la yeelayaa?

 

Somaliland-tan Ilaahay baa ilaashanayoo waxa u heshiiyey Somaliweyn, Al-shabaab, Wahaabiyad iyo ********. Laakiin intuba waxba ka qaadi maayaan.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dukey answer this question best you can and please dont go off saying one of your imaginary storys ok lol.

 

1. What are the state of the ONLF troops according to news and please don't only use your clan kingdom news outlets lol.

 

2. Are they in border region of Ethiopia and Somaliland.

 

Answer these two questions lol

 

First before I debate ya lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this