Sign in to follow this  
General Duke

LaasCanood: A decleration of war and nothing less should do

Recommended Posts

Garoowe: Isimada gobalka Nugaal oo ku shiray Magaalada Garoowe.

15. oktober 2007

 

APL

 

Garoowe(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Caasumada Puntland ayaa sheegaya in ay halkaasi shir ku yeesheen Isimada gobalka Nugaal iyo Xubnaha ugu jira dowlada Puntland gobalkaasi Nugaal.

 

Shirkaan ayaa ka dhacay xarunta maamulka gobalka Nugaal waxa ayna kaga wada hadleen xaaladaha gobalada Sool,Sanaag iyo Cayn iyo waliba gacanta ay ka geysan karaan arintaasi wax ka qabashadeeda.

 

Kulankaan oo ahaa mid aan caadi aheyn ayaa dhamaantiis ku saabsanaa difaaca deegaanada dowlad gobaleedka Puntland iyo sida ugu macquulsan ee wax looga qaban karo xaalada gobalka Sool ,ayadoo layskugu raacay in la difaaco Midnimada Iyo wada jirta umada Puntland.

 

Mid ka mid ah dadkii ka qeybgaley shirkaasi ayaa AllPuntland usheegay in laysku raacey difaacida deegaanada Puntland iyo sidoo kale ee Maamulka Somaliland looga saari lahaa dhulka dowlad gobaleedka Puntland.

 

Wuxuu sheegay masuulkaasi in waxyaabo kale lugu soo qaaday kulankaasi ,loogana wada hadley sidii Isimadu ula hadlilahaayeen madaxda Puntland ,ayagoo ka wada hadlaya xaaladaha ku soo cusboonaaday deegaanada Puntland.

 

Wasiirada kala ah wasiirka qorsheynta iyo Xiriirka caalamiga ah Cabdi Salaad Cabdi & Wasiirka wasaarada Waxbarashada Axmed Siciid Aw-nuur ayaa kulankaasi joogey sida ay sheegeen Dad ka mid ah dadkii ka qeybgalay.

 

Kulankaasina oo aan faahfaahin badan laga bixin waxyaabihii ka soo baxey ayaa ,laga shaaciyey difaacida Puntland.

 

Wararkii ugu danbeeyey ee ka soo baxaya Madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in ay halkaasi shir ku leeyihiin Madaxweyne Cade Muuse ,Kuxigeenkiisa Xasan Daahir Maxamuud ,Wasiirka Maaliyada Maxamed Cali Yuusuf & Taliyaha ciidanka Daraawiishta Sareeyo Guuto .C/samad Cali Shire.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

While as ususal they overplay their hand. The SNM clan nilitia have done all of us a favour. There will be no more dividion.

 

Scathing anger at these militias, their leaders is high.

 

Puntland and its leadrs have failed in SSC completly. For five years we have allowed these militia to be in our midst.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wararkii ugu dameeyay Magaalada Laascanood Caawa iyo Laascanood

 

Magaalada Laascaanood Oo caawa laka Maqlaayo Xabado Koos Koos ah iyo Maleeshiyadii Kasoo Duushay Magaalada Hargaysa ee isaaqiya OO kabaqay in ay Soo kalaan Magaalada laascanood iyo Maleeshiyadii Soo Horkacaysa ciidanka isaaqa oo Dad Rayid ah ku laayay Magaalada laascanood.

 

Wararka naka soo garaya magaalada laascanood ayaa shegay in malayshiyo beeleedyo ka amarqada Maamulka isaaqiya ay Dad ratid ah ku dilaan magaalada laascanood Dadkaas oo isugu jira Caruur iyo Haween..

 

Mar aan isku daynay in aan wax ka ogaano Waxa sababay in ay sookalaan Ciidanka Gardarada ah ee kasoo Duulay Hargaysa ee isaaqiya in ay usoo dhaqaaaqan dhinaca magaalada laascanood Iyado oo ay sababtay Khilaf sookala dhexkalay Madaxda sare ee puntland iyo Taliyaha cidanka Jiida hore.

 

ninka laku magacaabo Cali sandule Oo deegaan ahan Kasoo jeeda deegaanada SSC ayaa Si dhuumaalaysi ah Kusoo kalay saaka Magaalada laascanood.

 

Wararka ayaa intaas wacay ku darayan in Uu kasoo kalay dhinaca ay fadhiyeen ciidanka UU horgacayo Taliyahada ciidanka Jiida Hore ina quuje Oo ay isku Beel Kasoo qada jeedaan Cali Sandule.

 

Saacada ayaa magalada laascanood tahay mid hawanysa iyadoo ay jiran abaabul ciidan kii ugu darnaa lakana cabsi qabo in saacadaha soo socda ay dhinaca Magalada usoo ruqansadaan Ciidanka darawiishta Ee Puntland.

 

Khasaraha kadhashay dagaalii saakay ee gaadmada ahaa ee ay soo qaadeen Maleeshiyada isaaqiya ayaan isku dayaynaa in aan idiin soo gudbino magacyada dadka kudhaawacmay iyo dadkii ku dhintay dagalkaas.

 

Wixi kasoo gordha kala Soco Boocame Online News warbahinta qarniga cusub!!

 

Boocame@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qhudac, we have been here before. Your claims of victory will evaporate in the days to come.

 

This will lead to your clan militias defeat adeer nothing more.

 

Remember Dhahar?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Qudhac too. Qudhacoow, why not fly back home and call them monkeys if you're that brave enough to do it in the screen. Stop the childish name-calling.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Gudoomiyaha sool Sandulle iyo taliyaha Bilayska Taarwale ee gobolkaas oo la hadlay dadweynaha saaka

 

Warkii 15-Oct-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk.

 

Gudomiyaha gobolka sool Cali sandule ayaa maanta dadweynaha kula hadlay fagaaraha ee magaalada laascaanood,isagoo ugu baaqay in la is dejiyo,nabadgelyadana la dhawro.

 

 

Sidoo kale waxa isna halkaasi ka hadlay Taliyaha bilayska ee gobolka sool Xuseen Taarwaaale.

 

Mr Taarwaale waxa uu ugu baaqay isna dadweynaha in ay is dejiyaan oo nabad gelyaa ilaaliyaan.

 

Xaalada guud ee magaalada laascaanood ayaa degen iyadoo ay magaalada dhaafeen ciidamdaa somaliland qiyaastii ilaa 15 kilo meter dhinaca bari.

 

Waxaa magaalada hada gacanta ku haya malayshiyo beeleed ka soo jeeda magaalada,wax walibana si caadi ah ayay u socdaan.

 

Wararka aan ka healayno magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in saaka markii ay dagaalkaa qaadayeen ciidamada Soamlailand ay weerareen guriga Axmed Xaabsade,isagoo faro cidi leh kaga baxsaday isku day lagu qarajin lahaa,waxaa kaloo ciidamada Puntland jabiyeen dukaano iyomeherado intaanay ka bixin magaalada.

 

 

Afnugaal News Desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cano-Geel. What would you have us do adeer, your attempt at being so neutral is becoming quite boring and somewhat immoral. Take a stand, you support either the locals or Somaliland.

 

Qudhac. Adeer we have not lost to you, no the PL army did not shoot at the locals who will offer nothing to the populace who hate evrything Somaliland.

 

Good luck

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Isimada Gobolka Nugaal iyo xubno ka tirsan maamulka oo shir deg deg ah ku yeeshay garoowe

Warkii 15-Oct-2007 iyo Qormadii: Axmed Cabdi Laahi

 

Waxaa maanta galinkii danbe shir deg deg ah isugu yimid isimada gobolka Nugaal iyo qaar kamid ah maamulka Puntland shirkaas oo looga arinsanayey waxa laga yeelayo ciidamada Somaliland ee la sheegay inay soo dhaafeen laascaanood ........

 

 

Kulankaan oo ahaa mid aan caadi aheyn ayaa dhamaantiis ku saabsanaa sidii loo wajihi lahaa ciidamada Somaliland ee maanta soo waydaartay magaalada laascaanood kuwaas oo wararka qaar sheegayaan inay usocdaan meel wax yar uun u jirta xarunta Puntland ee garoowe..

 

Kulankan ayaa sidoo kale looga hadlayey sidii isimada gobolka Nugaal ay ugala hadli lahaayeen madaxda sare difaaca Puntland , iyagoona canaan aad ubalaadhan usoo jeediyey xukuumada cadde muuse oo ay sheegeen inay ka gaabisay waxyaalo badan oo looga fadhiyey..

 

Sidoo kale isimida gobolka Nugaal ayaa isku raacay difaaca iyagoo ugu baaqay shicibka garoowe inay is difaacaan hadiiba ay dhacdo weerar kaga yimaado dhinaca iyo Somaliland inkastay Somaliland sheegtay in aanay ku duulayn garoowe.

 

Magaalada garoowe oo ah magaalada ugu dhoow laascaanood dhinaca dowlada goboleedka Puntland ayaa si aada looga dareemay colaada ka aloosan gobolka Sool , waxaana jira abaabul ka bilaabmay gudaha garoowe ka dib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in ciidamada Somaliland soo dhaafeen laascaanood ..

 

Maamulkii hore ee gobolka Sool ayaa dhamaantood hada ku sugan magaalada garoowe iyagoona kulamo la leh madaxda sare ee dowlada , ciidamada Puntland ayaa hada sida muuqata isu diyaarinaya difaaca garoowe hadiiba ay Somaliland soo weerertay halka laascaanood cidla looga dhaqaaqay ..

 

Inta badan ciidamada daraawiishta Puntland ee ka soo jeeday gobolka Sool ayaa iyagu ah awooda kaliya ee hada dhaqdhaqaaqa wada , dadwaynaha laascaanood ayaa iyagu aaminsan in ciidamada deegaanka oo kaliya ay Somaliland ka saari karaan gobolka Sool taas oo ay daliil uga dhigayaan dagaaladii hore ee lala galay Somaliland ..

 

Axmed Cabdi Laahi

 

Afnugaal.com Laascaanood Somalia

 

Info@afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke, what you mean like sit behind my monitor, the armchair general and call for the blood of other people to be shed?

 

How brave and moral you must all be.

 

Hadaadan hilmaamin isbuuci hore diin iyo nasab baad u wada soomaneedeen, not tele-inter-ethic cleansing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

CG: You seem to be lost adeer, we can all live in peace, however this is naked agression aimed at destroying Somalia, nothing less.

 

The people of SOOL, if you remmeber with their elders said no to the secessionist and we have them coming here declaring they "liberated it".

 

There are many conflicts in Somalia, this one stands out as its not clans, but about our very identity.

 

As for your higher than though stance, it seems all you aim for is to be given credit as some sort of "superior" Somali, who's mind works on a different higher plain of thought. I will be the firts to give you credi. Yes you are smart adeer, you have the answers. So tonight what shall we do? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ walaal, i have no hidden superiority complex, just an aversion to the festering disease of qabiil and the sinful calls for your brothers blood to be shed.

 

By posting the chest beating boasts, the war cries of men save behind their four walls, while poor men and children shoot at each other on their behalf, you are a direct link in the chain that attempts to justify the brother kill brother stink of somali culture. Now tell me how does that sit with your conciousness? Your so called somali pride and nationhood, What justifies it for you? land? power? wealth? nationhood?

 

The simple truth is that not a single drop is worth shedding over the power games between the hellhounds of soomaaliyaa somaliland puntland iyo shaydaanland.

 

So regardless of any thing else, if no blood is tonight, if the starving is the abaar ridden lands eat, if fewer people are thrown off boats into red sea, we've had good night.

 

in the words of ice-cube, `check yo self before you wreck yo self'.

 

Istaaqfur-allah dheh, oo zakat miskiinta abaarka iyo dagaalka baa-bi'ye u d i r

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke,

Maxaa dhacay, awoowe? I expected you guys to put up a little more firework. Sidii xoolaha ayuunba go'a la idiin riday deedna Garoowe ayaad ka soo jeedsateenba. :eek:

 

Maxaa ka jira ninkii beloda ahaa ee Xiif Cali Taar dhaawac halis ah ayuu Garoowe u yaala?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this