Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Are they begging for Possitions ??

Recommended Posts

Gabbal   

If you can't be them, join them ba la yidhi! :D

 

 

ayey labada Dhinacba uga wada hadleen turxaan bixinta
wax lagu tilmaamey fikir qaldan oo laga siiyey dowladda Ethiopia Beesha Ceyr, sida uu yiri Dr Max’ud Max’ed Culusow
oo ka mid ahaa Siyasiintii kulanka ka qeyb qaadatey, oo Shabelle la Hadley saaka.

The political opportunism that broke the ICU's back unfolds itself. icon_razz.gif

 

Why does Shabelle not mention, Abdiqasim's encouragement that sent them to Addis Ababa and the leader of the delegation himself, Gen Galaal. :D

 

 

Sheikh Sharif is hostage, Sheikh Maxamed Islaam severly wounded, and Maxamed Weli Sheikh Ahmed Nuur is in hiding while the men who forced Somalis to fight against the only thing that could have united them now walk free and unharmed and themselves undertaking unprecedented steps in being the only Somali clan in history to go and meet with the Habash in their capital in another act of political opportunism.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

I did not see any report that says they are there to ask for positions when they don't even support the mbagathi mafia group. So much jealousy coming from the Ethiopian wives. icon_razz.gif

 

Xubno isugu jira siyaasiyiin, ganacsato & saraakiil ka soo jeeda beesha *** oo maanta gaaray Addis-Ababa

 

Waxaa maanta ka dhoofay Garoonka dayuurada ee magaalada Muqdisho xubno beesha ***ee HG miisaan siyaasadeed ku leh, isuguna jira siyaasiyiin, saraakiil, odaydhaqmeedyo & ganacsato, waxaana lagu sheegay ujeedada socdaalka xubnahani uu ka danbeeyey casuumaad ay waxgaradka beesha*** ka heleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya,

 

Xubnaha wefdigan ayaa waxaa ka mid ahaa Jen. Max’ed Nuur Galaal, Max’uud Culusow, Ugaas Cabdi Daahir Ugaas Nuur & xubno kale, waxaana xubnahani ka qaaday garoonka dayuuradaha dayuurad gaar ah, waxaana lagu wadaa in labada dhinac ka wada-hadlaan dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee dalka ka dhacay dalka, iyadoo ilaa haatan aanan si rasmi ah loo ogeyn waxyaabaha ay ka wada hadli doonaan labada dhinac.

 

Warar xog ogaal ah oo aan ka helay in magaalada Addis-Ababa ayaa sheegaya in xubnaha wefdigaasi in ay caawa kulamo la leeyihiin mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya, waxaana dib idinkaga soo gudbin doonaa wixii warar ah ee ku saabsan kulanka wefdiigaasi, iyadoo warar kalena ay sheegayaan in ay soconeyso qabanqaabada kulamo kale oo wefdigaasi ay la yeeshaan safiirada Addis-Ababa u fadhiya dowladaha Mareykanka & Talyaaniga.

 

Dhowaan ayey aheyd markii uu ka shanqariyey safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya magaalada Nairobi Mr. Michael Ranneburger in wadahadalada xalka loogu raadinayo arrimaha Soomaaliya lagu daro beelaha waaweyn ee Soomaaliya, wuxuuna safiirku tusaale u soo qaatay beesha *** oo uu ku tilmaamay in ay qeyb muhiim ah uga jirto geedi-socodka nabadda Soomaaliya.

 

Safiirka wuxuu sheegay in beesha *** ay taageero u ahaayeen maxaakimta Islaamiga haddana aan looga maarmin inay talada dalka waxa ku yeeshaan, wuxuuna Mr Renneburger intaasi raaciyey in farriinta Mareykanka uu gudbiyey ay tahay mid cad oo daah saarneyn, taasoo ah in la helo siyaasad toosan oo wax ka qabata dhibaarada Soomaaliya

 

.

 

Waxaa qoray Max'ed Zaki

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

JB

 

 

TEll me this , Who in Somalia has not begged Melez sad stay Fat 0 ................

 

Accept the Uic which now is dead

Share this post


Link to post
Share on other sites
ansaar17   

waa khayr hadaad manta fahamteen shaqsiga xukuma somalia, ato meles Zenawi.

 

sababta siyum mesfin ugu yeeray qaabilkan waxa la dihi kara wuxu u malaynaya dadka rabshada wada in eey qabilkaan u badanyahey oo wuxu isku dayaya in uu kulataliyo in eey rabshada daayan.

 

ama wuxuu raba in uu dagal qabileed ka kiciyo somalia, asago isku diraya qabilada waa weyn.

 

waa ilaahey mahadiis mar hadad ogaateen in la aado adis ababa hadad rabto in aad ka hesho kursi dowladan gaalo raaca ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this