Sign in to follow this  
Che -Guevara

Culimada Diinta Puntland oo Maamulka Puntland ku eedeeyay in ay Rag ay u dhiibeen Eth

Recommended Posts

Hussein Farah

Horseed Media

 

Warar guux dhaafiyay Degaanada Puntland ayaa sheegaya in Shan Raga oo u dhashay degaanada ismaamulka Soomalida ee Dalka Ethopia ay ka soo dageen Dekada Boosaaso ayana saarnaayeen Dooni ka timi Dalka Yeman lagu xiray Saldhiga Dekada Boosaaso.

 

Shantaan Raga ayaa lagu sheegay in ay ahaayeen macalimiin shaqo doona oo wax ku soo bartay wadanka Sacuudiga ayna door bideen in ay ka shaqeestaan Jaamcadaha iyo Iskoolada ku yaal Puntland iyagoo Degaanadii ay u dhasheen ee Ismaamulka Soomaalida ee Dalkaa Ethopia ay uga soo carareer dhibaatooyinka Ciidamada Ethopia ay ku hayaan Dadka degan Dhulkaa.

 

Ragaan ayaa waxaa ay Culamada Diinta ee Puntland ka sheegeen masaajidada in mid ka mida loo dhiibay Ciidamada Ethopia oo ay la tageen kadib markii uu Safiirka u fadhiya Ethopia Degaanada Puntland oo ah Sarkaal Ciidan, uu yimi Boosaaso kadibna lagu wareejiyay Ninkaa ka midka ahaa Ragii Shanta ahaa ee laga qabtay Dekada Boosaaso, halka afrtii kalena aan la ogeen meel la geeyay, Maamulka Puntland oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan arimaha ay ku eedeeyeen Culamada Diinta Puntland.

 

Qabashada Ragaan ayaa waxay ku soo aadaysaa kadib markii Madaxweynaha DPL ee Soomaaliyeed Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, uu ka hadlay in ay jiraan Rag lagu soo tababaray dalal kale oo ay ka mid tahay Ereteriya ay doonayaan in ay Falal Amni daro ka sameeyaan Degaanada Puntland.

 

 

Horseed

Share this post


Link to post
Share on other sites

“….
kuwani waa kuwii aad doorateen ee aad barlaman iyo xuukun u dhiibateen, waxay ahayd in karaamada, diinta iyo dalka la dhowro, nin walaal ah oo Muslim ah ma aha in cadow loo dhiibo, marka waa inaaynaan raali ku noqon waxa dhacaya
”, ayuu hadalkiisa ku daray Sheekh Axmed Daahir

“War ma waxaynu raali ku noqonay dulmi iyo in ninkii Muslim ah ee dhaqaaqaba loo dhiibo cadow?”, su’aashaasi oo dadkii masjidka ku jiray kaga jawaabeen………”maya….maya

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Allamagan:

Sheeko baraleey! These are words, just words, they need to swing into action.

Yup the Wadaads need to behead Bare Hiiraale and execute clan criminals. Oops I thought we were talking about Kismayu where that takes place. This is Puntland no such disorder will happen or the PIS will get you. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

These wadaado should know that they will be next in line iyo in iyagana Itoobiyaanka loo dhiibi doono haddii aysan wakhtigan ka dhiidhiyin in dad Soomaaliyeed si xaq-darro ah dalka Soomaaliyeed looga celiyo loona celiyo Itoobiyaan aan u naxayn!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

These wadaado should know that they will be next in line iyo in iyagana Itoobiyaanka loo dhiibi doono haddii aysan wakhtigan ka dhiidhiyin in dad Soomaaliyeed si xaq-darro ah dalka Soomaaliyeed looga celiyo loona celiyo Itoobiyaan aan u naxayn!

Yup these Wadaads's are less fortunate than the 45 Somali's who got killed in the Bakara the other day, and the 75 that were wounded. Yup they need to fight and destroy their homes like those that ABWAN supported and funded.

 

Again sorry this is Puntland adeer, we dont buy such bull.. Try again. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

quote:Originally posted by Allamagan:

Sheeko baraleey! These are words, just words, they need to swing into action.

Yup the Wadaads need to behead Bare Hiiraale and execute clan criminals. Oops I thought we were talking about Kismayu where that takes place. This is Puntland no such disorder will happen or the PIS will get you.
:D
Oh, yeah...the PISS, you right Dukey, yep... I know when there there is no foreign ship to seize there is always a handful of OGs around to trade with xogaa sunuuda. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Yup the PIS will make sure things stay quite. We dont want our "elders" murdered , like that man who went to Ethiopia and came to Kismayu who got killed with his nephew by the fake wadaads that you lap dance for & all you could do was cry loudly on Gedonet.com. We dont want that. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

These wadaado should know that they will be next in line iyo in iyagana Itoobiyaanka loo dhiibi doono haddii aysan wakhtigan ka dhiidhiyin in dad Soomaaliyeed si xaq-darro ah dalka Soomaaliyeed looga celiyo loona celiyo Itoobiyaan aan u naxayn!

wax layiraahdo wadaado somaliya ma joogaan kuli siyaasiyiin bay noqdeen iska ilaali

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Allamagan:

Sheeko baraleey! These are words, just words, they need to swing into action.

Action is needed indeed, nothing less can stop this disgusting abuse to innocent civilians.

 

Arki doone halkay ku biyo shubto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bosaso: Dawladda Puntland oo xirtay nabadoon ka hadlay warka sheegaya in dad udhashay Gobalka Soomaalida ee Itoobiya loo dhiibay dawladda Itoobiya

 

Bosaso(AllPuntland)- Sida ay APL usheegeen Saraakiil ka tirsan laamaha Booliska Puntland, waxa ayna ciidamadaasi saaka uyeereen nabadoon ka mid ahaa Nabadoonada gobalka Bari, oo shalay ka hadlay arrimaha ku aadan in nin udhashay Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya, loo dhiibay dawladda Itoobiya oo dagaal adag kala dhaxeeyo Jamhada hubeysan ee ONLF.

 

Nabadoonka ayaa ay xireen ciidamada Booliska ee saldhiga Magaalada Boosaaso, waxaana magaciisa lugu sheegay Cabdicasiis Maxamuud Afgaduud oo ka mid ah Nabadoonada gobalkari, isagoo aan la garan Karin sababaha rasmiga ah ee waqtigan saldhiga loo xiray.

 

Qaar ka mid ah Sarakiisha Booliska oo ay la hadashay APL ayaa usheegay in ay soo xireen Nabadoon Af-gaduud, una soo xireen markii ay heleen wararka sheegaya in uu xaqiijiyey jiritaanka warka ah in ay dawladda Puntland ugudbisay dawladda Itoobiya,dad udhashay Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya, waxaana ilaa shalay soo baxayay warar arintaasi shaacinaya.

 

Saraakiisha ayaa sheegaya in ay socdaan dadaalo lugu xaqiijinayo jiritaanka warkaasi, ah in ay dawladda Puntland udhiibtay dawladda Itoobiya nin udhashay Beesha ****** oo lasheegay in uu ka soo laabtay dalka Yemen oo uu ka ganacsanayay.

 

Nabadoonka manta lugu xiray magaalada Boosaaso, ayaa ah nabadoonkii labaad oo ay xiraan ciidamada amaanka ee magaalada Boosaso, waxaana horay nabadoonada gobalka Bari ay ugu kala qeybsameen qaabka loola shaqeynayo nidaamka dawladda Puntland.

 

Lama garan karo waxa uu soo kordhin karo xariga Nabadoon C/casiis Maxamuud Af-gaduud oo ay sakadii hore xireen ciidamada amaanka ee magaalada Boosaaso.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Nonsense. There is indeed trivial and their is nothing unfortunate about it. Puntland has got its own local issues to deal with, and we will ALWAYS have zero tolerance for anyone wanting to wage their so-called wars of independence on our soil.

 

LOL..Its funny how the anarchist and deviant supporters of SOL want to act all concerned about a few criminals from kilil 5, when they support groups that constantly kill and maim dozens of innocents on a weekly basis in the south.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this